ceelafweyne

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
HooBariiska
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'

ceelafweyne

Post by HooBariiska »

I can see you browsing around :P

I wanna ask you, what do you know about reer ugaadh in Ceel af weyne,
the story i have is, maxamad ugaadh and other reer ugaadh ayaa beri hore is qabsaday, dagaal baa ka dhacay. Where the rest of reer ugaadh lived with their other isaxaaq brethen in hawd, and hargeisa, maxamad ugaadh moved to sanaag and lived with his abtiyaal....which is reerkiina 8-)

Please share what u know, and how big they are.

Thanks
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: ceelafweyne

Post by LiQaaye_TDH »

War Ninyow Yaa ilaahay Yaqaan, Waxa lagugu Yidhi 3 Reer oo Isxaaq aya Berri uu soo Guuray Ceelafweyn, Markaas maxaad mooday meesha Inay Degaan beesho? :lol:

there is a Adan Madoobe subclan that lives in Nazareth Ethioipia, does that mean we have a Degaan in Nazareth?
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: ceelafweyne

Post by Bohol iyo karaman »

Timo_Case wrote:I can see you browsing around :P

I wanna ask you, what do you know about reer ugaadh in Ceel af weyne,
the story i have is, maxamad ugaadh and other reer ugaadh ayaa beri hore is qabsaday, dagaal baa ka dhacay. Where the rest of reer ugaadh lived with their other isaxaaq brethen in hawd, and hargeisa, maxamad ugaadh moved to sanaag and lived with his abtiyaal....which is reerkiina 8-)

Please share what u know, and how big they are.

Thanks
waa reer ku waa jiraa waxay degaan meeshaa laa yidhaahdo Fadhigaab iyo bankaa eexo, waxaynaa ahaayeen labo oday oo walaalo ah oo gabyi jirey mid waxa laa odhan jirey Xaaji. Maxamuud, waxaynaa kaa guursadeen axmed farax biciide. hadeer reerkaa waxa yarbaa miyigii kaga hadhay waxaynaa soo galeen magaalooyinka waawayn walahay waxan maqlay Hargeysay kaa furteen dukaamo. Xaaji maxamuud waxay isu gabyiijireen dhoolayaree waasiirkii hore ee arimahaa debedaa aabihii.

Reerkaa cidii kumaa soo saqajaami jiriin waxa naas nuujin jirey Sacad yoonis aadbanu walahay uu ilaalin jirey waxay ahaayeen rag toljecel, laakiinse ragii waawaynaa waa dhamaadeen
Ceelafweyn
Posts: 199
Joined: Sat Aug 29, 2009 3:29 pm

Re: ceelafweyne

Post by Ceelafweyn »

Timo case,

Waxa jira dad badan oo u soo hayaamey dhulkaa aaga ceelafweyn, waxaana ka mid reero ay ka mid yihin labadaa odey ee uu sheegey BOHOL. Mar hadii ay Biciide ka guursadeen koley xididkooda ayaa meshaa ku soo dhaweyey.

runti waxaa iyana jira reero habar awal ah oo usoo wareegey xagaas oo ilaa iminka degen, oo dhalay reero badan oo ay ka mid yihiin Bah-awal etc.

Ceelafweyn dadka degan waxaa lagu yiqiin dadnimo iyo tol jacayl waligood waxba may yeelin dad u soo hayaamey. Waxaa jiraa reero badan oo Ugaadhyahanka dhulbahante ah oo soo gaadha aagaas.

salama
User avatar
HooBariiska
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'

Re: ceelafweyne

Post by HooBariiska »

Bohol

dhoolayarehu yuu ahaa inadeer ? meesha la yidhaah fadhigaab horaan u maqlay

ceelafweyne thanks sxb :up:
User avatar
HaragWafi85
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1838
Joined: Sun Sep 19, 2010 9:48 am
Location: Somaliland.

Re: ceelafweyne

Post by HaragWafi85 »

Timo_Case, Dhoolayare is the former somaliland foreign minister, btw Fadhigaab is Camar Barkhad - Sacad Yunis territory.
User avatar
HooBariiska
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'

Re: ceelafweyne

Post by HooBariiska »

HaragWafi85 wrote:Timo_Case, Dhoolayare is the former somaliland foreign minister, btw Fadhigaab is Camar Barkhad - Sacad Yunis territory.

isaxaaq dheh
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”