Ciidamada booliiska Somaliland ayaa xoog ku soo furtay labad dumar ah oo la qafaashay xilli ay makmad ka socotay magaalada Caynabo.
Maxkamadda ku taala magaaladda Caynabo oo ah xarunta Gobolka Saraar ee Soomalilaand, oo maanta ay ka dhacaysay dacwad loo haystay laba dumar ah ayaa dad weerar ku qaadeen maxkamadda labadii maxbuusna ay qafaasheen.
Arrintan ayaa dhacday kadib markii ay maxkamadu go'aamisay in denbigii lagu soo oogay labadaas dumar ah lagu waayey.
Dadka qafaashay labada dumarka ah ayaa sidoo kale qaatay waraaqihii iyo dikumintigii maxkamadda.
Sida ay sheegeen masuuliyiinta gobolka, ciidamada ayaa waxa ay soo furteen labada dumarka ah oo dhaawacyo qaba.
Waxaa sidoo kale uu dhaawac soo gaaray shan ka mid ah ciidamada booliiska intii ay ku jireen hawgalkaasi.
Booliiska Somaliland oo soo furtay laba dumar ah
Moderator: Moderators
Re: Booliiska Somaliland oo soo furtay laba dumar ah
Dumarka waxa ay ahayeen beelaha la hayb soco sababta wayaan the reason they were kidnapped if they were another tribe that wouldnt happen.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 442 Views
-
Last post by Thuganomics
-
- 9 Replies
- 1678 Views
-
Last post by KyrieJama
-
- 2 Replies
- 937 Views
-
Last post by Est.1980's
-
- 0 Replies
- 249 Views
-
Last post by Keyse_0208
-
- 20 Replies
- 1287 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 0 Replies
- 211 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 1 Replies
- 395 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 3 Replies
- 647 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 7 Replies
- 693 Views
-
Last post by SahanGalbeed
