Sawirka Maanta - Benderwanaag - Waqooyi Galbeed

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
HaragWafi85
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1838
Joined: Sun Sep 19, 2010 9:48 am
Location: Somaliland.

Sawirka Maanta - Benderwanaag - Waqooyi Galbeed

Post by HaragWafi85 »

Sawirka maanta ay idiin soo gudbinayso shebekeda caalamiga ah ee Oodweynenews wuxuu muujinayaa quruxda iyo bilicda dabeecada dhulkeena Eebe ku manaystay. Sawirkan waxaa laga soo qaaday Beer ku taala magaalada Benderwanaag ee duleedka koonfur bari ee Magaalada Hargeysa.

Buuraha hunduudiyo
Hawo iyo cadceediyo
Jeegaan hilaacdiyo
Hoobaan bislaatoon
Weligeed ka haayirin
Alloow yaa halkaa taga
Kuu sheega himilada
Iyo waxay ku haystaan.



Image
User avatar
HooBariiska
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'

Re: Sawirka Maanta - Benderwanaag - Waqooyi Galbeed

Post by HooBariiska »

looks gud, manshallah :up: :up: :sland:
User avatar
HaragWafi85
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1838
Joined: Sun Sep 19, 2010 9:48 am
Location: Somaliland.

Re: Sawirka Maanta - Benderwanaag - Waqooyi Galbeed

Post by HaragWafi85 »

:up:
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: Sawirka Maanta - Benderwanaag - Waqooyi Galbeed

Post by Dhaga Bacayl »

There is no waqooyi galbeed any more. I's called Maroodi Jeex now

Nice picture.
User avatar
Sakhraan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3346
Joined: Tue May 23, 2006 7:14 am
Location: Hornyville.

Re: Sawirka Maanta - Benderwanaag - Waqooyi Galbeed

Post by Sakhraan »

Our family spent a vacation in Benderwanaag once, laakiin i can't remember anything of the place waxaan ahaa a cute baby.

Lots of battles were fought around Bederwanaag during the struggle.
User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Re: Sawirka Maanta - Benderwanaag - Waqooyi Galbeed

Post by Somalistan »

^:lol:@waxaan ahaa cute baby. Lots of characters in here.

beesha Isxaaq carre waa beel barakaysan oo daris wanaag ah.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”