Af-Soomaaliga Casrigaa (Reer Somaliland)

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Af-Soomaaliga Casrigaa (Reer Somaliland)

Post by KingWaslawi »

Ereyada ay raggu u isticmaalan Dumarka

1. way sawirantay
2. Duribaa haya
3. makaa duuliyaa
4. way kala taalaa
5. iskala dadi
6. hab isii
7. waa lagu wayee miyaad tahriibtay
8. ka qalee
9. imuud sii
10. maxad gashantay
11. Maxan kugu gartaa
12. harqadan eega
13. Bulutuudkaa ufuran :up:
14. E.cash ka marso :lol:
15. Zaad ma ugu diraa
16. Saylonbaa ku socda
17. Faleenbaa ku rakiban
18. hawada ma ku soo mariyaa
19. Tani waa Aalad qarxaysaba 8-)
20. Tani waxa soo macdana ma cidlay la sexataa :o
21. Dabkaa kaa dhacsan
22. Fiishtaa ka maqan
23. Cusbadaa ka yar
24. isku day inaad ifahmto
25. tani waa jug bee
26. Isfurfur
27. waan kugu soo nasibsaday
28. horaad u so fadhidaa
29. way is qancisayba
30. Waa shaw waysato
31. naa orod laxyeey
32. naa orod gabareyeey
33. way dhaqaaqday
34. may love ey cadidaa
35. ma macaantay
36. Way kala kacsantay
37. Kor ka faanto hoos ka kooke :lol:
38. Jiridaa eega
39. Bacaysato
40. Jajaban
41. Garanley
42. baajuun
43. Hariisad
44. Waa xabbad yaro canbe ah
45. Alla madhab sanaa "waa madhabb"
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Af-Soomaaliga Casrigaa (Reer Somaliland)

Post by Keyse_0208 »

Northwind wrote:2. Duribaa haya
Northwind wrote:3. makaa duuliyaa
Northwind wrote:37. Kor ka faanto hoos ka kooke
:lol: :lol: :lol: :up:
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Af-Soomaaliga Casrigaa (Reer Somaliland)

Post by KyrieJama »

Bajuun is a tribe that live in the NFD, but in Somaliland is has another meaning :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”