Dagaal Ka dhacay Saaxdheer

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Dagaal Ka dhacay Saaxdheer

Post by KyrieJama »

Saaxdheer:-War hada naga so gaadhaya magaalada Saaxdheer oo hilaadii 65 km koonfur kaga aadan Magaalada Laascaanood ayaa waxaa ay sheegayaan in uu halkaasi ka socda dagaal ka dib markii Maleeshiyo beeleed ka tirsan Beesha Cumar Maxamuud ay dagaal qaawan ku soo qaadey magaalada gaar ahaan dhinaca uu degan yahay Garaad Jaamac Garaad Cali,waxaana la sheegayaa in dib layskaga caabiyey.



Warka aanu ka helayno aagaas oo aan sidaas u badnayn xiliga oo Habeen ah awgeed iyo khadka oo aad u u liita ayaan wax khasaare ah wali naloo soo sheegin.

Wararkii ugu danbeeyey ee aanu ka helney Dagaalka lagu soo qaadey Saaxdheer ayaa waxa ay sheegayaan in xabadii istaagety taasi oo socotey mudo nus caas ah,waxaa kale oo uu warku intaas ku darayaa in aaga Tuulada Qoriey iyadana laga soo sheegayo in Ciidamada labada dhinac ay isku hor fadhiyaan lagana cabsi qabo in dagaal culisi uu Aroortii ka bilaabmo Aag.

Waa markii labaad ee Beesha Cumar Maxamuud ay weerar balaadhan ku soo qaado Magaalo ay dad shacab ahi dagan yihiin,iyadoo dagaalkan kii ka horeeyey ay ku soo qaadeen Tuulada Mutulka Eerigoo oo 25km dhanka hawdka ka sii xigta Tuulada Saaxdheer.

Dagaalka ay Beesha cumar Maxamuud soo qaadey ayaa ka danbeeyey colaad dhawr jeer soo noqnoqotey oo Beelaha Bahararsame iyo Cumar Maxamuud u dhexeeyey 5 sano ee ugu danbeeyey,taasi oo ay ku nafwaayeen ugu yaraan 40 ruux,waxaanna ugu danbeeyey dil aagaasi ka dhacey dhawrkii maalmood ee ugu danbeeyey.

Jidbaale.com
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Dagaal Ka dhacay Saaxdheer

Post by KyrieJama »

Cumar Maxamoud broke the agreement reached by theses two beelo in Galkacyo :down:
User avatar
Monk-of-Mogadishu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4962
Joined: Mon Oct 08, 2007 1:06 pm
Location: The thought of gemini07 and her family getting rich sends chills down my spine

Re: Dagaal Ka dhacay Saaxdheer

Post by Monk-of-Mogadishu »

We cannot trust Jidbaale as a source.

We have to wait for AllPuntland, PuntlandPost, and Puntlandi.com to report. :)
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Dagaal Ka dhacay Saaxdheer

Post by KyrieJama »

Monk-of-Mogadishu wrote:We cannot trust Jidbaale as a source.

We have to wait for AllPuntland, PuntlandPost, and Puntlandi.com to report. :)
Why wait for puntland websites I already called my cousins in Saaxdheer.
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Dagaal Ka dhacay Saaxdheer

Post by KyrieJama »

Maamulka Garoowe oo Ku fashilmay dagaal ay ku sooqaadeen Garaad jaamac oo joogay tuulada saaxdheer
Friday, 24 September 2010 11:47 | Written by Jama Buraale M Saleman

Wararka naga soo gaadhaya tuulada saaxdheer oo uu ku sugan yahay Garaadka guud ee garaadada SSC Garaad Jaamac garaad cali ayaa waxay sheegayaan in uu halakaas dagaal kadhacay kadib markii maleeshiyo laga soo diray Garoowe ay xalay weerar ku soo qaadeen aagii uu deganaa garaadku halkaas oo laiska caabiyay magaaladiina dib looga saray dagaalkaas oo socday mudo saacad ku dhow.



wawrkii igu daambeeyey ee aanu ka helayno magaalada saax dheer aya waxay sheegayaan in hada xabadii istaagtay waxaa kale oo warku intaas ku darayaa in hada laysku horfadhiyo toolada Qoriey halkaas oo laga baqayo in dagaal culisi ka bilaabmo

waa markii labaad ee beesha cumar Maxamud oo uu dabada ka soo dhir baaxayo faroole ay weeran ku soo qaadan maagaalooyin dad shacab ahi degan yihiin weerarkan ayaa ka duwanaa kuwii hore weerarkan waxay ku bartilmaameed sanyeen Garaad jaamac Garaad cali.

Last Updated (Friday, 24 September 2010 12:24)
Allcayn.com
User avatar
1nemansquad
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11434
Joined: Tue Apr 01, 2003 7:00 pm
Location: Over here and over there

Re: Dagaal Ka dhacay Saaxdheer

Post by 1nemansquad »

keep the updates coming, once and for all Dhulbahante should deal with Dhabayaco
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”