Garoowe,(lasanod Online)- Maamulada Somaliland iyo Puntland ayaa isweydaarsaday Maxaabiis iyo gaadiid ay labada maamul kala haysteen,
Kadib munaasabad ka dhacday meel u dhaxaysa Garoowe iyo Laascaanood.
Puntland waxaa ay maamulka Somaliland ku wareejisay 7-gaadhi oo nooca xamuulka qaada, iyo shan qof ahaa dareewalada gaadiidkaas oo mudo badan afduub loogu haystay gobolka Mudug.
Somaliland ayaa waxaa ay xorriyadooda dib ugu soo celisay 11-nin oo ay xabsi ku xukuntay dhowr bilood ka hor oo ay kasoo qabatay badda kuna soo eedeysay in ay yihin Burcadbadeed,waxaana lagu xidhay xabsiga Mandheere kadib markii maxkamad ay xukun ku riday.
Munaasabada xil wareejinta ayaa waxaa ka qaybgalay madax ,Odayaal, iyo Waxgarad ka kala socoda labadda dhinac,wuxuuna kusoo dhamaaday jawi wanaagsan iyo is afgarad.
Arrintan yaa meesah ka saaraysa in labada maamul ay dhex taalo wax colaad ah, waaana markii labaad ee labada maamul is dhaafsdaan maxaabiis ay kala haysteen.
Waxaa iyana xusid mudan in Xabsiga Mandheera ya ka buuxaan dhalinyaro iyo shacab reer Laascaanood ah, cidina ayan kaga jirin maxaabiistan maanta lasoo daayey.
Somaliland and Puntland exchange prisoners and vehicles.
Moderator: Moderators
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 564 Views
-
Last post by BlackRain
-
- 0 Replies
- 690 Views
-
Last post by ZubeirAwal
-
- 8 Replies
- 869 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 2 Replies
- 506 Views
-
Last post by Somalistan
-
- 7 Replies
- 558 Views
-
Last post by Lacageylacag
-
- 0 Replies
- 306 Views
-
Last post by GalliumerianSlayer
-
- 1 Replies
- 552 Views
-
Last post by quark