Page 1 of 1

Somaliland Delegation Tour Badhan

Posted: Sat Sep 25, 2010 9:42 am
by Somalistan
Wafdi ka socda Somaliland oo kormeer ku marey magaalada Badhan, isla markaana shir jaraa’id ku qabtey.

Badhan (SPR): Wefdi ka socda maamulka Soomaaliland ayaa waxay booqasho kusoo mareen meelo muhiim ah oo ka tirsan magalaada Badhan. Wafdigan ayaa waxaa hogaaminayay Gudoomiye Badhan Cabdi-Xakiin Wahaabi waxaa kaloo la socdey masuuliyiin badan oo ay ka midyihiin taliyaha Boliska degmada Badhan ee maamulka Soomaaliland.

C/Xakiin Wahaabi iyo weftigiisu waxa ay saaka subaxnimadii socdaal ku soo mareen xarumaha dowlada iyo cusbataalka guud ee magaalada Badhan. Intii ay ku guda jireen booqashadaas waxa ay kulamo gaargaar ah la yeesheen mas'uuliinta cusbataalka guud gaar ahaan agaasimaha Isbitaalka C/raxmaan Jibriil Cali.

Wafdigan ayaa waxay shir jaraa'id ku qabteen magaalada Badhan gudeheeda iyagoo casumay saxaafada gobolka Sanaag, iyagoo uga warbixiyey kormeerada ay wadaan sidoo kalena tibaaxay in ay wax ka qaban doonaan hanaan socodka maamul ee gobolka iyo waliba hormarka.

Badhan

dhahar.com

Image

Image

Image

Re: Somaliland Delegation Tour Badhan

Posted: Sat Sep 25, 2010 2:39 pm
by Mr_Alfaas
Qubbato wrote: :( :( :down: :down: I hope this is not true probably iidoor propaganda
it says dhahar.com a website owned by warsangeli...............

Yartu caqli yara ma jigjigay ka timid. :lol:

Re: Somaliland Delegation Tour Badhan

Posted: Sat Sep 25, 2010 3:14 pm
by Goljano Lion
Mr_Alfaas wrote:
Qubbato wrote: :( :( :down: :down: I hope this is not true probably iidoor propaganda
it says dhahar.com a website owned by warsangeli...............

Yartu caqli yara ma jigjigay ka timid. :lol:
:lol: wuxuu la baxay Qubato, waa wuxuu ma biyoolu ahaan jiray

Re: Somaliland Delegation Tour Badhan

Posted: Sun Sep 26, 2010 6:01 pm
by Somalistan
Mr_Alfaas wrote:
Qubbato wrote: :( :( :down: :down: I hope this is not true probably iidoor propaganda
it says dhahar.com a website owned by warsangeli...............

Yartu caqli yara ma jigjigay ka timid. :lol:

:lol:

Re: Somaliland Delegation Tour Badhan

Posted: Mon Sep 27, 2010 4:38 am
by Keyse_0208
anuu somaliland waanba la yaabsanahay, tuulooyin yar yar oo toban guri ka taagan yihiin ayuunbey imisa sanadood ku war wareegayaan.. fuk that shyt.. :lol: :lol:

Re: Somaliland Delegation Tour Badhan

Posted: Mon Sep 27, 2010 10:02 am
by Mr_Alfaas
Goljano Lion wrote:
Mr_Alfaas wrote:
Qubbato wrote: :( :( :down: :down: I hope this is not true probably iidoor propaganda
it says dhahar.com a website owned by warsangeli...............

Yartu caqli yara ma jigjigay ka timid. :lol:
:lol: wuxuu la baxay Qubato, waa wuxuu ma biyoolu ahaan jiray
horta ma naag ba mise wa nin ? :lol:

Naag ayan moodaye :mrgreen: