Page 1 of 2

MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY LABA XIL OO KALE!

Posted: Sun Sep 26, 2010 2:16 pm
by Cali_Gaab
I thought the agaasimaha guud of the central bank was named already :|

Aamina Maxamuud Diiriye :up: Another female
Cabdillaahi Xasan Aadan

Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu Maanta soo saaray laba Digreeto uu ku Magacaabay Agaasimaha Guud Baanka Dhexe ee JSL.

Warsaxaafadeedkaasi oo uu ku saxeexnaa afhayeenka madaxtooyadu oo loo qaybiyay isla markaasna uu nuqul ka mid ah uu soo gaadhay shabakada qarannews, ayaa warsaxaafadeedkaasi uu soo saaray madaxweynahu waxa uu u dhignaa sidan hoos ku xusan.

Waxaanu Madaxweynuhu Yidhi :-

Markaan Arkay: Qodobka 90'aad faqradiisa (3)aad xarafka (Kh) ee Distoorka Qaranka,

Markaan Tixgeliyey: Ahmiyadda uu Baanka Dhexe u leeyahay Dhismaha Qaranka,

Markaan Arkay: In baahi loo qabo buuxinta Jagadda Agaasimaha Guud ee Baanka Dhexe ee JSL.

Markaan Ka Fiirsaday: Kartidiisa, aqoontiisa iyo hufnaantiisa shaqo,

Markaan ku qancay: in uu hanan karo xilkan loo magacaabay.

Waxaan go'aansaday

In Mudane, Cabdillaahi Xasan Aadan laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Baanka Dhexe (Centeral Bank) ee Jamhuuriyadda Somaliland.



Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu maanta soo saaray Digreeto uu ku Magacaabay Marwo, Aamina Maxamuud Diiriye.

Waxaanu Madaxweynuhu yidhi :-

Markaan Arkay: Qodobka 90aad faqradiisa (3)aad xarafka (Kh) ee Distoorka Qaranka,

MarkaanTixgeliyey: Ahmiyadda ay Madaxtooyaddu u leedahay Dhismaha Qaranka,

Markaan Arkay: In baahi loo qabo buuxinta Jagadda Maareeyaha Xafiiska Samafalka ee Madaxtooyadda (Marwadda 1aad).

Markaan Ka Fiirsaday: Kartideeda, aqoonteeda iyo hufnaanteeda shaqo,

Markaan ku qancay: in ay hanan karto xilkan loo magacaabay.

Waxaan go'aansaday

In Marwo, Aamina Maxamuud Diiriye laga bilaabo taariikhda maanta ay ahaato Maareeyaha Xafiiska Samafalka ee Madaxtooyadda.

Re: MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY LABA XIL OO KALE!

Posted: Sun Sep 26, 2010 3:08 pm
by kaliil
Aamina Maxamuud Diiriye miyaanay xaaska madaxweynaha ahayn?

Re: MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY LABA XIL OO KALE!

Posted: Sun Sep 26, 2010 3:11 pm
by Cali_Gaab
:lol: :lol: :lol: :lol:

Ma wax baa kaa sii ah? Mise jihaad kii lagu wada jirey xiligi ololaha Doorashada Somaliland ayaad weli sii wadaa :lol:

Re: MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY LABA XIL OO KALE!

Posted: Sun Sep 26, 2010 3:14 pm
by Cali_Gaab
Laakin waa Ciise Muuse malahaa. Ileen reerka 'diriye' aad uu la baxa waa iyaga.

Re: MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY LABA XIL OO KALE!

Posted: Sun Sep 26, 2010 3:22 pm
by kaliil
waaban yaabay oo waxaan u maleeyey inuu odaygu waashay oo xaaskiisa xil u dhiibay. Koley way isu magac eegyihiin oo la kala garanmaayo :lol:


Markaan Arkay: In baahi loo qabo buuxinta Jagadda Maareeyaha Xafiiska Samafalka ee Madaxtooyadda (Marwadda 1aad).

Erayga Marwada 1aad waxa la isticmaalaa marka laga hadlayo xaaska madaxweynaha markaa maxaa marwada 1aad loo leeyahay?

Re: MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY LABA XIL OO KALE!

Posted: Mon Sep 27, 2010 2:47 pm
by Executive
Yeah that is his wife :lol:

Re: MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY LABA XIL OO KALE!

Posted: Mon Sep 27, 2010 4:09 pm
by Dhaga Bacayl
Qubbato wrote:The drunkard appointed his slutty wife :down:

WTF :shock:

Hooyooyinkana ma la cayayaa....siyaasada iyo rga kaftamayaa waa halkeedee cayda dumarka ka daaya. :down:

Re: MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY LABA XIL OO KALE!

Posted: Mon Sep 27, 2010 5:53 pm
by Cali_Gaab
Executive wrote:Yeah that is his wife :lol:
Beenta ha sheegin you xawaadle child :lol:

Re: MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY LABA XIL OO KALE!

Posted: Mon Sep 27, 2010 5:55 pm
by malakumod
fuck man dont these kids get tired of these siilaanyo related topics. :down:

Re: MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY LABA XIL OO KALE!

Posted: Mon Sep 27, 2010 6:02 pm
by Cali_Gaab
^ :lol: :lol:

WTF man, i think this is the only silaanyo topic i created this week :|

Re: MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY LABA XIL OO KALE!

Posted: Mon Sep 27, 2010 6:09 pm
by malakumod
Cali_Gaab wrote:^ :lol: :lol:

WTF man, i think this is the only silaanyo topic i created this week :|
what difference does that make. when liqaaye writes 99, there is only 1 left for you to complete the required 100 every week :lol:

Re: MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY LABA XIL OO KALE!

Posted: Tue Sep 28, 2010 2:44 am
by LiQaaye_TDH
Image

Is this Silaanyo's wife? Cajiib Dadkan aan dadka kala aqoon ayaad la yaabaysa...

His wife;s name is Aamin Waris you fools :lol:

Re: MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY LABA XIL OO KALE!

Posted: Tue Sep 28, 2010 5:13 am
by Executive
I don;t know his wife but why does it say Marwada 1aad :|

Re: MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY LABA XIL OO KALE!

Posted: Tue Sep 28, 2010 9:42 am
by NewHargeisaGirl
LiQaaye_TDH wrote:Image

Is this Silaanyo's wife? Cajiib Dadkan aan dadka kala aqoon ayaad la yaabaysa...

His wife;s name is Aamin Waris you fools :lol:
You are his second wife.. kudaafad yahay xaakada liqdaaa :lol:

Re: MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY LABA XIL OO KALE!

Posted: Tue Sep 28, 2010 9:48 am
by LiQaaye_TDH
Executive wrote:I don;t know his wife but why does it say Marwada 1aad :|
They meant, Marwada 1aad ee Madaxtooyada... Actually even Booramenews thought the same as you!!!

Dhamaan Akhristayaashayada Sharafta iyo qadiranta mudan waxaan ka raali galinaynaa war-Saxaafadeedkii naga soo gaadhay Madaxtooyada ee ahaa,in uu Madaxwayne Siilaanyo Xil u magacaabay Marwadiisa, waxaan halkan ka cadaynaynaa Markii magaca haweenaydan la magacaabay aan aragnay iyo Magaca marwada , anaga oo aan helin wax sawir ah oo lo socday, ayaa waxaan u aragnay in ay tahay Marwada Madaxwaynaha ,maadaama saddexdii magacba ay isku mid noqdeen.
Markii aan helnay Qoraal danbe oo naga soo gaadhay Afhayeenka Madaxtooyada ayaa noo saxay sida uu warsaxaafadeedku ahaa iyo sida aan u qornay.
waxaan Mar labaad iyo mar saddexaad ka raali galinaynaa cid alla cidii ay khusaysay war saxaafadeedkani.