Sheekh C/qaadir Mu'min join Shishkabaab

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Somali_Boqor
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 319
Joined: Fri Jan 08, 2010 6:16 am

Sheekh C/qaadir Mu'min join Shishkabaab

Post by Somali_Boqor »

Image
Mid kamida Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Qaaradda Yurub oo Muqdisho soo gaaray kuna biiray Xoogaga Mucaaradka ah (Warbixin).

Iyadoo ay wadamada Reer Galbeedka walaac ka muujinayaan xaaladda dalka Soomaliya oo ay ka socdaan dagaallo u dhexeeya xoogaga Islaamiyiinta iyo ciidanka AMISOM oo taageeraya Dowladda KMG ah.

Qaar katirsan Jaaliyadaha Soomaalida ee dibadda ku dhaqan ayaa kusoo biiraya dagaalada iyo colaadaha ka oogan Koonfurta Soomaaliya, walaac balaaran ayaa dhawaanahan laga muujinaya dhalinyarada Soomaalida ee soo haajiraysa si ay uga qayb qaataan dagaalada.

Mid kamida Culimada soomaalida Qurba joogta ah ayaa gudaha usoo galay magaalada Muqdisho wuxuuna ku dhawaaqay in uu kamid yahay Xarakada Al Shabaab ee Somaliya dagaalka ka wadda.

Sheekh C/qaadir Muumin oo kamida haa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Ingiriiska ayaa yimid Muqdisho wuxuuna sheegay in uusan dib dambe ugu laaba doonin Yurub ilaa uu uga dhimanayo dagaalada Muqdisho.

Isagoo Boqolaal qof kula hadlayay fagaare ku yaal degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho ayuu sheegay in uu kamid yahay Al Shabaab Islamarkaana uu ka qayb qaadan doono dagaalada ka dhanka ah AMISOM iyo Dowladda KMG ah.

“waxaan halkaan ka cadaynayaa in aan kasoo goostay Dalkii Yurubka ahaa ee aan kunoolaa, waad ujeedaan Baasaboorkii aan haystay waan gubay waxaan diyaar u ahayn in aan Jiddka alle ku dhinto ilaahey xaqqa hanagu sugo”ayuu yiro Sheekh Muumin.

C/qaadir Muumin ayaa in mudda ah ku noolaa dalalka Yurub gaar ahaan Ingiriiska oo uu ka haystay dhalasho waloow uu shalay isaka jeex jeexay Baasaboorkii uu ku safri jiray.

Wadaadkan oo sanadkii lasoo dhaafay socdaal gaaban ku yimid magaalada Boosaaso ee Puntland ayaa gaalaysiiyay maamulka Puntland kajira arrinkaasi oo buuq badan ka dhax abuuray Wadaadada Puntland halkaasi oo uu deegaan ahaan kasoo jeedo.

Soomaalida qurbaha ayaa qaati ka taagan qulqulka dhalinyarada Maskaxda laga bedelay ee doonaya in ay ka qayb qaataan dagaalada Koonfurta Soomaaliya ka socda balse waa markii ugu horaysay oo ay dad waaweyn kamid noqdaan dadka soo haajiraya.

Weli wax war ah kamasoo bixin Jaaliyadda Soomaalida Yurub oo ku aadan soo baxsashada wadaadkan sidoo kale weli laamaha socdaalka Ingiriiska kama hadlin arrinta sheekh Qaadir Muumin oo isagoo dhalashada Ingiriis ah haysta ku biiray Al Shabaab.

Daahir Guuleed
Muqdisho, Somalia
http://www.allgedo.com/2010/09/26/mid-k ... -warbixin/
Any Brits know this man?
User avatar
waryaa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5889
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Re: Sheekh C/qaadir Mu'min join Shishkabaab

Post by waryaa »

Just wondering, did his family accompany him or was he solo?
User avatar
Abdihaliim
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 910
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm

Re: Sheekh C/qaadir Mu'min join Shishkabaab

Post by Abdihaliim »

Muqdisho -- the year 2020
Image
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Sheekh C/qaadir Mu'min join Shishkabaab

Post by AhlulbaytSoldier »

What is he?
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Sheekh C/qaadir Mu'min join Shishkabaab

Post by DR-YALAXOOW »

Image
this ugly version of usama ben laden, mr xaaraan cabdiqaadir muumin was known al shabaaab supporter, he use to live in denmark this wahaabi saqajaaan, abduqaadir muumin.
hes again DHABACYO from bunaaniland, hes in mogadishu not for religion but only to see more hes long cudqdad enamy more hutus killed.

look all wahaabi sheikh who support al shabaab are DOOROS, thats shows u huutus are stupid people, huutus eat their children, hutus welcome those cuqdadle qabiil dilatey dooros who want to revange and kill more innocent hutu women and children like XAARAAAN CABDUQAADIR MUUMIN.

DOOORO WAHAABI SHEIKHS

1:-CABDIQAADIR MUUMIN= DHABACYO
2:-SAQAJAAN XASAAN XUSEEN= QAXOOTI FROM KILILKA SHANAAD.
3:-JAREER LOOK LIKE WAHAABI UMUL= FROM KILILKA SHANAAD
5:- wahaabi sheikh SHIBILE.
Image
Image
Image

ALL THOSE DOORO SHEIKH are in al shabaab becouse of not diiin but only hatared agains sleeping silly HUUTUS :down:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”