Page 1 of 1

Saladinta Reer Awdal THREATENS Siilaanyo !!!!

Posted: Mon Sep 27, 2010 8:40 pm
by Knight of Wisdom
Hargeysa,- Salaadiinta reer Awdal ee kala ah, Muuse Cilmi Dugsiiye, C/raxmaan Jaamac Dhawal, Ibraahim Jaamac Samatar iyo Xasan Xadi Baade ayaa shir jaraa’id...

oo ay caawa ku qabteen magaaladda Boorame ay Siilaanyo ugu soo jeediyeen Digniin culus oo ay kaga dalbanayaan inuu ka noqdo go’aanka uu kaga bedelay Taliyihii Ciidamada Galbeed.

Waxa kale oo ay shirkaasi jaraa’id ku sheegeen haddii uu Siilaanyo talaabadaasi ka noqon waayo inay u arkaan mid halis galin karta xaalada amaanka, waxaanay sheegeen in maamulka mar danbe aanay ugu dul qaadan doonin wixii qaladaad ah ee ay ku kacayso iyagoo xusay inay taageero buuxda u muujiyeen dhankooda.

Tan iyo manta intii uu soo baxay warka ku saabsan bedelaada Taliyihii hore ee Ciidamadda Xeebta Galbeed Col.Xudhuun, waxa cirka isku shareertay cadho ay dadka Gobolkaasi ka qaadeen bedelkiisa. waxaana laga dareemaya dhaqdhaqaaq xoogan oo lagu abaabulayo Mudahaaraado ay ku muujinayaan arrintaas.

Mr. Xudhuun oo maanta la isla dhex marayay inuu diiday xilka cusub ee loo magacaabay oo aha Abaanduulaha ciidamada maamulkaas ee dhinaca bari, ayaan ilaa hada wax hadal ahi ka soo bixin, waxaana warar kala duwani sheegayaan inuu u ambabaxay Boorame.

Re: Saladinta Reer Awdal THREATENS Siilaanyo !!!!

Posted: Mon Sep 27, 2010 8:41 pm
by Knight of Wisdom
Oh Shit, I just read what I posted, and the "Saladinta" do NOT make any sense. :lol: :lol:


They threaten a guy, cause he changed positions between two other men? :lol:

Re: Saladinta Reer Awdal THREATENS Siilaanyo !!!!

Posted: Tue Sep 28, 2010 2:37 am
by djibsomali
sinlanyoo sakhraan; khamrigisaa ayuu kaa dheex arkay general xudhuun loool

wallahi markaa aay dhirbaxooo kulull ku dhaacdoo ayuu miyiirsaan!!

Re: Saladinta Reer Awdal THREATENS Siilaanyo !!!!

Posted: Tue Sep 28, 2010 9:38 am
by NewHargeisaGirl
djibsomali wrote:sinlanyoo sakhraan; khamrigisaa ayuu kaa dheex arkay general xudhuun loool

wallahi markaa aay dhirbaxooo kulull ku dhaacdoo ayuu miyiirsaan!!
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
Alla inaabti you are the funniest walahida... @ Siilaanyo Sakhraan !!!!
the old cajuus' has few dayz remaining anywayz..sii tuuraaaaa with his quraarad :clap: :clap: :clap: :clap:

Re: Saladinta Reer Awdal THREATENS Siilaanyo !!!!

Posted: Tue Sep 28, 2010 9:44 am
by djibsomali
Newhargeisagirl wrote:
djibsomali wrote:sinlanyoo sakhraan; khamrigisaa ayuu kaa dheex arkay general xudhuun loool

wallahi markaa aay dhirbaxooo kulull ku dhaacdoo ayuu miyiirsaan!!
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
Alla inaabti you are the funniest walahida... @ Siilaanyo Sakhraan !!!!
the old cajuus' has few dayz remaining anywayz..sii tuuraaaaa with his quraarad :clap: :clap: :clap: :clap:
inabtii macaan horta aniguu siinlanyoo waan aqonsanyahay inuu madaxweyne buxoo uu yahay!
Reason he became president with a vote whether we (awdal ) like it or not..

However odayguu huunoo ayamahaan wuu sakhransanyahay, kool meel buu kaka dhacayahh reer awdal.
Wallahi xabaad dhirbaxaa ayuu uu bahaanyahay!!