Page 1 of 1

Sheekha wahaabiyada oo xasuuqi ku biireen

Posted: Tue Sep 28, 2010 9:53 am
by grandpakhalif
"Ardaygayga Fu'aad Shongole waa arday aan wax soo baray, mana ka fatwoon karo wax aanu cilmi u laheyn, waxaan jeclaan lahaa inaan aniga iyo isaga is maqalno, si aan u weydiiyo bal cida soo bartay iyo hadii uu aniga iga bartay iyo in kale"



sidaas waxaa yiri Cumar Faaruq oo ay ka muuqato in uu afkiisa ka qirtay In uu sheekh u yahay gacan ku dhiiglayaasha shabaabka oo lawada ogyahay in ay yihiin khawaarij qatiliin ah oo xalaalaysatay dhiigga Muslimiinta .
Hadalkan ka soo yeeray Cunmar faaruq ma aha mid ay la yabayaan ama filan waa ku noqon karta dadka aqoonta u leh xaqiqada wadaaddada Wahaabiayda iyo caqiidadoda Takfiirka ku dhisan.



Wadaadada wahaabiayda ee fikradaha shabaabka faafiya, dhalinyaradana bara waxaa ka mid ah.


Image
Sh. Cumar Faaruq



Sh. Dirir ( Hargaysa)


Image
sh. Umul ( Nayroobi )


Image
Shariif Cabdi Nuur ( Sacuudiga )


Image
Sh. Cabdul-Qaadir Gacameey ( Garoowe)


Image
Sh Daahir Indhabuur ( Boosaaso )


Image
Sh. Cali Warsame ( Burco )


Image
Xasan Daahir Aweys ( Qab qable dagaal oo soo saaray khawaarij badan )

Image

Walaalkiis Sh. Axmad Daahir Uweys ( London )



Image

Maxammed Sh Cusmaan ( Kenya)



Faarax Mucallim ( Baarlamaanka Kenya )


Image
Axmad Nuur Cali Jimcaale ( Al-Barakaat )


Image
Abuukar Cumar Caddaan ( Hotel Ramadaan )


Image
Cabdi Qaasim Salaad Xasan ( Qaahira )


Image
Shariif sh. Axmad ( TFG )


Image
Axmad siilaanyo ( Soomaaliland ) taageere wahaabiyo


Image
Cabadu Raxmaan Faroole ( Buntland ) taageere Waahabiyo



Axmad Cabdi Salaam ( taagere wahaabiyo )




Kooxahan iyo kuwa la midka ah waxay ka mid yihiin shakhsiyaadka gacanta weyn ka geystey in Soomaaliya ay ku faafaan khawarijta Wahaabiayda, waxayna kooxahani isugu jira kuwa wahaabiyada ku faafiya wadaadnimo kuwa dhaqaale ku faafiya iyo kuwa siyaasad ku taageera.

Re: Sheekha wahaabiyada oo xasuuqi ku biireen

Posted: Tue Sep 28, 2010 10:01 am
by Executive
First of all stop disrespecting Allah's name, what do you mean by wahabiyada. You sound like Ayan Hirsi

And don't insult our scholars, may allah reward them. :up:

Re: Sheekha wahaabiyada oo xasuuqi ku biireen

Posted: Tue Sep 28, 2010 10:09 am
by LobsterUnit
Another reason why donkeys shouldn't be allowed to use computers. Look at these handicap individual posting pictures of completely unrelated people, who, some of them, are enemies. Idiot!

Re: Sheekha wahaabiyada oo xasuuqi ku biireen

Posted: Tue Sep 28, 2010 10:12 am
by S-D-M
Executive wrote:First of all stop disrespecting Allah's name, what do you mean by wahabiyada. You sound like Ayan Hirsi

And don't insult our scholars, may allah reward them. :up:

This granpa character wallahi behave like dhocil yari oo antenada dhaqdhaqaqeyso.

Why are you behaving like a little bitch who is on Prozac?

Re: Sheekha wahaabiyada oo xasuuqi ku biireen

Posted: Tue Sep 28, 2010 10:12 am
by grandpakhalif
Executive wrote:First of all stop disrespecting Allah's name, what do you mean by wahabiyada. You sound like Ayan Hirsi

And don't insult our scholars, may allah reward them. :up:
These are not my scholars they support xasuuqi reer muqdisho iyo al shabab terrorists my sheikhs are these honourable men.

Image

Sh c/fataax shaybe may allah reward him

Image

May allah reward him Sh. Maxamad Shaakir

Image

Sh maxamad guuleed may allah reward him

Image

sh muahideen xassan (may allah reward him)

Image

Sh Axmed Fanax (May allah be pleased wit hhim)

Image
SH Maxamad Guriceel May allah reward him :up:

Re: Sheekha wahaabiyada oo xasuuqi ku biireen

Posted: Sun Feb 05, 2012 3:28 pm
by Enlightened~Sista
:mrgreen:

Re: Sheekha wahaabiyada oo xasuuqi ku biireen

Posted: Sun Feb 05, 2012 5:35 pm
by DR-YALAXOOW
granpakhaliif and hes suuufi days :lol: :lol: :lol: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap:
this kid he was good suufi and suddenly he becomes LIKE same people hes attacking on this threat wahaabis. and this days he become SAUDI ARABIAN :up: :up: :up: AND MODERATE SALAFI :clap: :clap: :clap:

I LIKE GRANPAKHALIIF :up:

Re: Sheekha wahaabiyada oo xasuuqi ku biireen

Posted: Sun Feb 05, 2012 11:17 pm
by udun
:lol: :lol:

DR YALAXOOW, are you trying to take shots at Grandpkhaalif?