Shirar Ka socda Iyo Mudaharaadyo laga cabsi qabo inay dhacaan Burco
TUESDAY, 28 SEPTEMBER 2010
Burco-(Togdheernews.com)- Magaaladda Burco ayaa waxa ka socda Shirar iyo kulamo gooni gooni ah oo ay yeelanayaan Waxgaradka iyo Aqoonyahanka Magalaadaasi.
Shirarkan oo ah kuwo ka socda dhinaca galbeedka Burco, ayaa ah kuwo aan Saxaafadda loo Ogolayn, Hasayeeshee Dadka ku Dhaw-dhow Shirkaasi ayaa Togdheernews u sheegay in yihiin kuwo lagaga Hadaalayo sidii laga yeeli lahaa Xaaladan soo korodhay ee gudoomiyahii hore Baanka loogu Diiday inuu Dalka ka Baxo iyo Baadhitaanka sida gaarka loogu soo rogay Masuuliyiinta Hore ee ka soo jeeday B/Galbeedka, kana tirsanaa Xukuumaddii Rayaale, kuwaaso lagu Tilmaamay inaanay ahayn Baadhis Sharci ah, Balse ay yihiin Aargoosi.
Waxa kale, oo xubnahan ku dhow-dhow Shirarkaasi Tibaaxeen in la filaayo in laga soo saaro Go’aamo adag oo laga qaato Arrimahaasi, iyadoo laysla qaatay ayuu yidhi, goob joogahaasi in Beesui Meelkasta oo ay joogaan go’aan adag oo isku midda ka qaateen Arrimaha Soo Cusboonaaday ee muuqada Nacayb Beeleed.
Dhinaca kale, waxa laga cabsi qabaa in mudaharaad balaadhan ka dhaco magaaladda Burco, oo lagu diidan yahay Arrimahaasi,Inkastoo ay socdaan Dadaalo lagu hakinayo.
Sidoo kale, wararka ka imanaaya magaaladda Ceeri-gaabo ayaa sheegay inay ka socdaan Dhaq-dhaqaaqyo laga soo Horjeedo, Xayiradda lagu soo rogay gudoomiyihi hore ee Baanka Soomaaliland, Cabdi Raxaaam Ducaale, taasoo Xiisad iyo Dareen Cadho leh ku abuurtay Degaankaasi.
Si kastaba ha ahaate, waxa soo kordhaaya Dareemo Diidmo, leh oo ka dhashay talaabooyinkan ay Xukuumada Siilaanyo, ku dhaqaaqday Maal mahan iyadoo lagu tilmaamayo in Isbedelkii la doonaayay uu isku bedelay, ka Aargooshaso.
Togdheernews.com
Burco-Office
Mudaharaad wayn o laga cabsiqabo in uu S/Land ka dhaco
Moderator: Moderators
- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
- NewHargeisaGirl
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4876
- Joined: Sat May 30, 2009 11:49 am
Re: Mudaharaad wayn o laga cabsiqabo in uu S/Land ka dhaco
sax sax sax !!!
Last edited by NewHargeisaGirl on Tue Sep 28, 2010 4:38 pm, edited 1 time in total.
- NewHargeisaGirl
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4876
- Joined: Sat May 30, 2009 11:49 am
Re: Mudaharaad wayn o laga cabsiqabo in uu S/Land ka dhaco
Siilaanyo Sakhraaan
is going to be a history within a few dayz






Re: Mudaharaad wayn o laga cabsiqabo in uu S/Land ka dhaco
Qubbato, Bohol ioy Karamaan is HY.Qubbato wrote:is bohol warsangali i have seen him make topic about sanaag before
Yeah he is going down and hopefully there wont be a silicland after him![]()
- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Re: Mudaharaad wayn o laga cabsiqabo in uu S/Land ka dhaco
walahay siilaanyo is digging his graveyard 

- NewHargeisaGirl
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4876
- Joined: Sat May 30, 2009 11:49 am
Re: Mudaharaad wayn o laga cabsiqabo in uu S/Land ka dhaco
Walaal let him dig deep & deeperBohol iyo karaman wrote:walahay siilaanyo is digging his graveyard




I would love to C this woman in CHARGE


-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 47 Replies
- 3496 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 1 Replies
- 9144 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 11 Replies
- 794 Views
-
Last post by KacdoonSool
-
- 5 Replies
- 470 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 6 Replies
- 2878 Views
-
Last post by xiimaaya
-
- 6 Replies
- 528 Views
-
Last post by Nubis
-
- 75 Replies
- 5543 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 27 Replies
- 1958 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 24 Replies
- 909 Views
-
Last post by nambarA