ONLF:Road to Jigjiga, daawo video-ga, Sep 28

SomaliGunner
Posts: 89
Joined: Tue Sep 01, 2009 4:26 am
Location: USA

ONLF:Road to Jigjiga, daawo video-ga, Sep 28

Post by SomaliGunner »







Waxaa soo gaaray magaalada jigjiga waftigii ka yimid qurbaha ee ahaa taageerayaasha ururka ONLF. Waftigan ayaa waxa lagu soo dhaweeyey magaalada Jigjiga si weyn oo diiran, markii ay magaalada soo galeen ayaa waftigan loo dhaadhiciyey guriga martida ee ku yaala magaalada badhtamaheeda.


Waftigan, ayaa waxa albaabka guriga martida uga hor yimid kuna soo dhaweeyey Madaxweynaha Kilalka, Mudane Abdi Maxamud Cumar iyo madax fara badan oo ka socotey Dowlada Deegaanka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa waxa uu u gudbiyey waftiga, qolka shirarka ee uu leeyahay guriga martida. Waftigan ayaa loo diyaariyey cuno iyo cabitaan loogu talagalay soo dhaweyntooda iyo ciyaaro hido iyo dhaqan ah.


Waftiga ayaa waxa uu la qaatay madaxweynaha Dowlada Deegaanka Soomalida, kulan gaaban oo is barasho ah iyo hordhac wareysiya. Waftigan intii uu ku jirey qolka shirarka ayay waxay la galeen madaxweynaha sawiro, isagoo wereysi gaabana siiyey wariyayaashii halkaas ku sugnaa. Waxa uu madaxweynaha uga waramay saxaafada ujeedada waftiga ay u socdaan iyo in socdaalkoodu uu noqon doono mid ay ka faa’idi doonaan dhamaan shacabka ku dhaqan degaanka.


Abdimalik Askar
Somali Media
SomaliGunner
Posts: 89
Joined: Tue Sep 01, 2009 4:26 am
Location: USA

Re: ONLF:Road to Jigjiga, daawo video-ga, Sep 28

Post by SomaliGunner »

males is at his best walley all he want it was divide and conquer.....
soon we will have our newly wars of cival wars OG Vs OG....
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: ONLF:Road to Jigjiga, daawo video-ga, Sep 28

Post by grandpakhalif »

woow nice video ONLF is doing well under this peace
User avatar
EEGA9
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1906
Joined: Thu Jul 22, 2010 8:05 am

Re: ONLF:Road to Jigjiga, daawo video-ga, Sep 28

Post by EEGA9 »

When did these Habros,Tagsiiles and Shaqalaawe become ONLF? Its absolutely wrong to refer to them as ONLF or a faction Gunner.

Meles is at his lowest when he has to use Habrooyin from America because he cant handle the heat from Jabhada JWXO.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”