
nafta kawaran huuno..
naa waan kuu xiisee bal warka soo daa.

Moderators: Moderators, Junior Moderators
lol fahamtu,HELWAA wrote:wcs walaal
Wa ilaahy nimcadiis....wax aan wanaag aheyn aan sheegan kara ma jirtu.
Adigu xaaladada ka waran...wali ma dhuuban tahy mise waad yara naaxdey![]()
I hope you understand my af carabi![]()
Nabeela wrote:@Helwaa
I was just gonna say maxa PB naagahaa dhex galiye.
yeah i heard... maybe ninku waa maskiin la masabitey or maybe sheekada waxbaa ka jidha, koleyba unigu garanmaayo "the inside story".. but i did hear in uu laba naag isla guursaday...he tried to play 2 women...and got played out.... why start a fire you can't up out?.HELWAA wrote:Zuli..sheekadan maad maqashey...?
Magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa dhawaan waxaa ka dhacay dhacdo aad u yaab badan kadib markii nin wadaad ah oo xaas iyo lix caruur ah haysta uu xaaskiisa u sheegay in uu naag labaad la guursaday,kadibna xaaskiisa way diiday in ay sidaas ku raali ahaato ama waxa ay doonta sameyso.
Hadaad naag kale ila guursatay ana waxaan u sheegaayaa booliska in aad tahay nin xagjir ah oo alshabaab xiriir la´leh" sidaa waxaa yiri Qofkii dumarka ahaa ee loo sheegay in lala guursday naag labaaad.
Wadaadka guursday naagta labaad ayaa isagoo mooday in xaaskiisii horey ay tahay qod dumar ah oo maseersan ugu jawaab"naa waad waalatoo qof ku dhageysanaayaa majiro ee is deji". Saacado kadib ayaa beelka aqalka waxaa soo garaacay boolis magaala Toronta waxayna wadaadka u sheegeen inuu dhibaateeyey xaaskiisa sidoo kalna ay rabaan in ay wax ka weydiiyaan eedeeyta ku aadan in uu xirirrla leeyahay ururka alshabaab oo looga aqoonsan yahay dalka Canada waxa looga yeero argagaxisada.
Ugu dambeyn waxaa hadda damaanad dibada ku jooga wadaadkii naagta labaad guursaday laguna eedeeyey inuu xidhiidh la leeyahay ururka alshabaab,waxayna arintaan hadda noqotay hadal haynta ugu badan magaalada Toronto.
lol.Paddington Bear wrote:Zu is a modern lady. When the time is right, Zu will go to Malawi.
I refer you to HELWAA’s other thread. Technically speaking it is yet to be confirmed that there are ‘naago’ on this site.Nabeela wrote:@Helwaa
I was just gonna say maxa PB naagahaa dhex galiye.
thats so sad!HELWAA wrote:Zuli..sheekadan maad maqashey...?
Magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa dhawaan waxaa ka dhacay dhacdo aad u yaab badan kadib markii nin wadaad ah oo xaas iyo lix caruur ah haysta uu xaaskiisa u sheegay in uu naag labaad la guursaday,kadibna xaaskiisa way diiday in ay sidaas ku raali ahaato ama waxa ay doonta sameyso.
Hadaad naag kale ila guursatay ana waxaan u sheegaayaa booliska in aad tahay nin xagjir ah oo alshabaab xiriir la´leh" sidaa waxaa yiri Qofkii dumarka ahaa ee loo sheegay in lala guursday naag labaaad.
Wadaadka guursday naagta labaad ayaa isagoo mooday in xaaskiisii horey ay tahay qod dumar ah oo maseersan ugu jawaab"naa waad waalatoo qof ku dhageysanaayaa majiro ee is deji". Saacado kadib ayaa beelka aqalka waxaa soo garaacay boolis magaala Toronta waxayna wadaadka u sheegeen inuu dhibaateeyey xaaskiisa sidoo kalna ay rabaan in ay wax ka weydiiyaan eedeeyta ku aadan in uu xirirrla leeyahay ururka alshabaab oo looga aqoonsan yahay dalka Canada waxa looga yeero argagaxisada.
Ugu dambeyn waxaa hadda damaanad dibada ku jooga wadaadkii naagta labaad guursaday laguna eedeeyey inuu xidhiidh la leeyahay ururka alshabaab,waxayna arintaan hadda noqotay hadal haynta ugu badan magaalada Toronto.
Hadu wadaad yahy muxuu ugu sheegi waayey BEFORE he got married.zulaika wrote:
yeah i heard... maybe ninku waa maskiin la masabitey or maybe sheekada waxbaa ka jidha, koleyba unigu garanmaayo "the inside story".. but i did hear in uu laba naag isla guursaday...he tried to play 2 women...and got played out.... why start a fire you can't up out?.