Page 1 of 1

Beelaha Sacad Yoonis & Habar Jeclo hunting down Qurijiles

Posted: Thu Sep 30, 2010 10:15 am
by Somalistan
Beelaha Habarjeclo iyo Sacad Yoonis ee Isaaq oo Weeraro Wareemato ah Ka Wada Deegaamada Jidbaale,Dhiiri Goobo iyo Caduur ee Gobolka Sool
Written by Jidbaale.com
Thursday, 30 September 2010 08:29

Dhiiri-goobo:-Warar aanu ka heleyno Deegaamada Nugaasha ee u dhaxeeya Xudun iyo Yagoori ayaa waxaa ay sheegayaa in Beelaha Habar jeclo iyo Sacad yoonis ee Isaaq ay deegaankaas ka wadaa weeraro Wareemato ah oo ay la beegsanayaan sida la sheegey Geelal Gobolka Cayn laga lee yahay oo dhulkaas u Daran tagtey.

Beelaha Isaaq ayaa waxaa ay iyaguu ka jawaabaya dhacdadii shaley ee ciidamada SSC ay la beegsadeen saldhig ciidan oo ku yaal Oog ay waxaa ay deegamada Diiri-goobo,Jidbaale iyo Caduur oo u dhaxeeya Degmooyinka Xudun iyo Yagoori ka wadaan baadhasho iyo wareemato ay ku doonayaan in ay ku dilaan Raga wata Geelal Gobolka Cayn laga lee yahay oo Nugaasha u daran tagey.

Dagaalkii ay shaley Ciidamada SSC ku qaadeen Saldhiga Ciidan ee Oog ayaan ahayn mid ay dad shacab ah wax ku yeeleen, ayaa haddii ay dhacdo in Beelaha Isaaq ay wax yeelo gaadhsiiyaan dad xoolo dhaqato ah waxaa ay sababti kartaa dagaalo sokeeye oo ka dhax dilaacaha Beelaha iyo dadka Xoolo dhaqatada ah.

Jidbaale.com

Re: Beelaha Sacad Yoonis & Habar Jeclo hunting down Qurijile

Posted: Thu Sep 30, 2010 12:12 pm
by udun
Waar faanka naga daa ninyahow cidna u gaadayn maysaane? Ilaa aad maqasho waxbaa dhacay wixii kale waa goolaaftan. Ma taqaanaa macnaha goolaaftanka?

Re: Beelaha Sacad Yoonis & Habar Jeclo hunting down Qurijile

Posted: Thu Sep 30, 2010 12:57 pm
by budnacab
Government retaliation kuma sameeyo bulshadiisa cadhaysan xataa hadii ay dilaan xildhibaano. waxaa lagu qaadayaa qodobka Muwaadin cadhooday maybe 1 year in mandheera laakin maalinta bintiland udgooni wax samayso maalintaasa diracay ka siibayaan, malkhabaday ka jeexayan, gogaradey ka siibayaan oo bal maxay ka doonayaan ay dhacaysaa.

Re: Beelaha Sacad Yoonis & Habar Jeclo hunting down Qurijile

Posted: Thu Sep 30, 2010 1:12 pm
by udun
^faan badanaa

Re: Beelaha Sacad Yoonis & Habar Jeclo hunting down Qurijile

Posted: Thu Sep 30, 2010 6:24 pm
by Siciid85
budnacab wrote:Government retaliation kuma sameeyo bulshadiisa cadhaysan xataa hadii ay dilaan xildhibaano. waxaa lagu qaadayaa qodobka Muwaadin cadhooday maybe 1 year in mandheera laakin maalinta bintiland udgooni wax samayso maalintaasa diracay ka siibayaan, malkhabaday ka jeexayan, gogaradey ka siibayaan oo bal maxay ka doonayaan ay dhacaysaa.

Spoken like a true wiseman. :up:

Re: Beelaha Sacad Yoonis & Habar Jeclo hunting down Qurijile

Posted: Thu Sep 30, 2010 6:42 pm
by HooBariiska
budnacab wrote:Government retaliation kuma sameeyo bulshadiisa cadhaysan xataa hadii ay dilaan xildhibaano. waxaa lagu qaadayaa qodobka Muwaadin cadhooday maybe 1 year in mandheera laakin maalinta bintiland udgooni wax samayso maalintaasa diracay ka siibayaan, malkhabaday ka jeexayan, gogaradey ka siibayaan oo bal maxay ka doonayaan ay dhacaysaa.

:lol: :lol: :lol: Budnacab lets keep the karbaashin PG plz :D :up:

Re: Beelaha Sacad Yoonis & Habar Jeclo hunting down Qurijile

Posted: Thu Sep 30, 2010 7:14 pm
by KyrieJama
These idoors should dig a hole and bury themselves they don't want none silanyo abihi ha wasso his little adan madoobe ba ku baab'ii.

Re: Beelaha Sacad Yoonis & Habar Jeclo hunting down Qurijile

Posted: Sat Oct 02, 2010 6:56 am

:lol: :lol: