Wiilku gabadh buu la sheekaysan jirey waxayna deganayd Utah waxayna sheekadu kusoo dhamaatay guur. Lacag $50,000 oo dollar kor u dhaaftay buu u diray oo ay guri iyo aroosba lagu diyaarinayey. Well, guess what mid yar oo lasii qaaday baa hoosta kaga nabnaa gabadha oo malaha halkaas hawshiisa ka watey


Todobaadkii (week) uu aadi lahaa Salt Lake City, Utah baa waxaa loo sheegay in gabadhii weekendkii dhowayd la mehersaday. Muraara dilaacii buu truckgiisii gidaar jiidhsiiyey oo halkaasuu truckgiisiina ku waayey.
Gabadhii baa loo tegey oo lagu yidhi naa maxaad ninka sidaa ugu gashay? Waxay ku andacootey wiilku gowsaha danbe ma laha


Ninkii hadda haddii uu kaa maqlo Utah, wuxuu hayo buu kugu soo tuurayaa oo kugu dhufanayaa. Maalin anigoo war maqabto ah baan agtiisa soo fadhiistay oo shaah dalbadey. Mid i arkayey inaan agtiisa fadhiyo baa telephone iisoo direy oo igu yidhi waar Udun wax Utah aadaya ma haysaa? Waxaan ku idhi maya anigu uma socdo Utah. Wuxuu igu celiyey waxaan maqlay waxaad aadaysaa Utah. Anigu ilaa nin war maqabto ah baan ahaye waxaan kor u idhi waar anigu Utah tegi maayo




Markaan dibeda u baxay baan waxaan arkay kuwo meel kale ka qoslaya oo aniga igu qoslaya. Waan daniyey oo waxaan is idhi ma setup baa. Waxay ii sheegeen inay aniga I biimeynayeen


WARNING! If you come to Columbus, Ohio and you are in Somali restaurants and little malls located on Cleveland Avenue and Morse Rd, avoid mentioning Utah; otherwise, that brother will attack you like you could not imagine



The lack of jaws as mentioned by the lady was also too fu There is this Somali guy who lives in Columbus, Ohio and if he hears you saying "Utah", he will throw any thing at you. I mean if that is even a hot coffee or tea. Here is the how the story goes:
Wiilku gabadh buu la sheekaysan jirey waxayna deganayd Utah waxayna sheekadu kusoo dhamaatay guur. Lacag $50,000 oo dollar kor u dhaaftay buu u diray oo ay guri iyo aroosba lagu diyaarinayey. Well, guess what mid yar oo lasii qaaday baa hoosta kaga nabnaa gabdha oo malaha halkaas hawshiisa ka watey


Todobaadkii (week) uu aadi lahaa Salt Lake City, Utah baa waxaa loo sheegay in gabadhii weekendkii dhowayd la mehersaday. Muraara dilaacii buu truckgiisii gidaar jiidhsiiyey oo halkaasuu truckgiisiina ku waayey.
Gabadhii baa loo tegey oo lagu yidhi naa maxaad ninka sidaa ugu gashay? Waxay ku andacootey wiilku gowsaha danbe ma laha


Ninkii hadda haddii uu kaa maqlo Utah, wuxuu hayo buu kugu soo tuurayaa oo kugu dhufanayaa. Maalin anigoo war maqabto ah baan agtiisa soo fadhiistay oo shaah dalbadey. Mid i arkayey inaan agtiisa fadhiyo baa telephone iisoo direy oo igu yidhi waar Udun wax Utah aadaya ma haysaa? Waxaan ku idhi maya anigu uma socdo Utah. Wixii igu celiyey waxaan maqlay waxaad aadaysaa Utah. Anigu ilaa nin war maqabto ah baan ahaye waxaan kor u idhi waar anigu Utah tegi maayo




Markaan dibeda taagnaa baan waxaan arkay kuwo meel kale ka qoslaya oo aniga igu qoslaya. Waan daniyey oo waxaan is idhi ma setup baa. Waxay ii sheegeen inay aniga i biimeynayeen


WARNING! If you come to Columbus, Ohio and you are in Somali restaurants and little malls located on Cleveland Avenue and Morse Rd, avoid mentioning Utah; otherwise, that brother will attack you like you could not imagine



The lack of jaws as mentioned by the lady was also too funny : lol:
