Page 1 of 1

Burco> G.Kuxigeenki hore e togdheer o lagu dabajiro in laqab

Posted: Sat Oct 02, 2010 3:21 pm
by Bohol iyo karaman
Booliska Burco oo Isku Deyay inay soo qabtaan Gudoomiyihi hore ee gobolka Togdheer
SATURDAY, 02 OCTOBER 2010
Booliska Burco oo Isku Deyay inay soo qabtaan Gudoomiyihi hore ee gobolka Togdheer




Image




Burco-(Togdhnews)-Barqanimadi manta ayay aheyd markii ay ciidaka Bolisku isku daayeen in ay qabtaan Badhasaab xigeenki hore ee gobolka Togdheer, kuna soo urureen dadbadn oo ka cadheysana qabashadiisa , isla markaasina any u suuroobin cidanka loo so diray ay qabtaan.Amarka qabshadan Gudomiyi hore ee gobolka ayaa la sheegay in u ka yimi Wasaaradda Arrimaha gudaha Soomaaliland. Arrintan ayaa dad badan ula muuqata xalad abuur laga wado goblka dhexdiisa yado ay mashaqooyin badani ka dhex aloosan yihiin gobolo badan oo dalka , samta bixin toodana looga fadhiyey Xukumada