Saado Ali iyo nimanka Somaliland

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Saado Ali iyo nimanka Somaliland

Post by Executive »

Cali_Gaab wrote:
:lol: :lol: :lol: , war islaantani noolasha ka dhacday waa 'hooyo qurjile', waxaad rabtid inaad inaga dhaadhicisid bal eeg, sheekadaasi waxa weeye sheekooyinka qurjilaha xaafada lagu soo koriyo :lol:

How on earth somebody who is rooting for an 'administration' for her subclan, 'military', 'flag' and territory can be called 'hooyo soomaaliyeed' is absurd man :lol: The same clown that's inciting violence and hatred from her comfortable home in the States is the same old fart that can't even visit her own 'degaan', the one she's rooting for. Instead she's touring Uganda and South Africa :lol: :lol: :lol:




:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Saado Ali iyo nimanka Somaliland

Post by hargaysaay »

sxb saado qalinlaa qabay oo fankaba kusoo daray yartu iska iidoor bay ahayd ee sanadkanay harti iyo waxaan loo joogin ay ka dhigeen
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Re: Saado Ali iyo nimanka Somaliland

Post by Samatr »

One of my favorite Somali singers. :up:
User avatar
AsadSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2899
Joined: Sun Mar 21, 2010 2:31 am
Location: Oodweyne

Re: Saado Ali iyo nimanka Somaliland

Post by AsadSL »

legendary Somali singer :up:
budnacab
Posts: 97
Joined: Sat Jan 29, 2005 10:40 am
Location: Cadaadley

Re: Saado Ali iyo nimanka Somaliland

Post by budnacab »

Sasado Cali waa marwo, fikirkeeda dhaqan gelisay. Qof waloo ibni aadan ahi ixtiraam buu mudanyey, siiba marwo, hooyo ah oo ubadkeedu gaashan-qaad iyo habala tima-tidcan ba leh. hadii aanad ogayn yes Saado ubad ayay leeday ay u dhashay ISAQ. hadii lagu xeerin waayey dadnimadeeda, fikir aynu kuba kala gedisanaane waa in lagu xeeriyaa Dumaashi-nimo iyo Aayo-nimo lol. wa bilaahi tawfiiq.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Saado Ali iyo nimanka Somaliland

Post by LiQaaye_TDH »

^^ is she not married to Ogaaden?

Isaaq ayo ayay caruur uu leedahay?
budnacab
Posts: 97
Joined: Sat Jan 29, 2005 10:40 am
Location: Cadaadley

Re: Saado Ali iyo nimanka Somaliland

Post by budnacab »

waxay leeday caruur Habaryonis ah.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Saado Ali iyo nimanka Somaliland

Post by LiQaaye_TDH »

budnacab wrote:waxay leeday caruur Habaryonis ah.
Gartay!
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: Saado Ali iyo nimanka Somaliland

Post by Dhaga Bacayl »

Saado Cali waa ruux dumeree halkeeda halaku daayo. Xaq bay u leedahay inay fikirkeeda hadasho ciday doontana amaanta kay doontana caydo.

Waxaa daawaday Sahra HALAGAN oo ku heesaysa FAQASH way tagaysaa soo tukhaan tukhiyaa in TO cida u jiibanaysayna waxay ahayd NAKRUUMA. So what .bal ka waran iyadoo reerkay ka dhalatay yidhaahdaan Nakruumaay waxad tahay Qudhmis? Does that make sense? Faniinta halkooda halgu daayo waliba ku dumarka ah.
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Saado Ali iyo nimanka Somaliland

Post by ToughGong »

:lol: :lol: :lol:
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Saado Ali iyo nimanka Somaliland

Post by hargaysaay »

i dont know inay caruur u leedahay isaaq laakiin nin fanaana oo abokor muse cidagale ah qalinle weeyaane ayaa qabi jiray
markaa islaantu iska iidoor bay ahaan jirtey waagi hore
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Saado Ali iyo nimanka Somaliland

Post by Cali_Gaab »

Dhaga Bacayl wrote:Saado Cali waa ruux dumeree halkeeda halaku daayo. Xaq bay u leedahay inay fikirkeeda hadasho ciday doontana amaanta kay doontana caydo.

Waxaa daawaday Sahra HALAGAN oo ku heesaysa FAQASH way tagaysaa soo tukhaan tukhiyaa in TO cida u jiibanaysayna waxay ahayd NAKRUUMA. So what .bal ka waran iyadoo reerkay ka dhalatay yidhaahdaan Nakruumaay waxad tahay Qudhmis? Does that make sense? Faniinta halkooda halgu daayo waliba ku dumarka ah.
So, you're comparing Sahra halgan with Saado?
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Saado Ali iyo nimanka Somaliland

Post by KyrieJama »

Cali_Gaab wrote:
Dhaga Bacayl wrote:Saado Cali waa ruux dumeree halkeeda halaku daayo. Xaq bay u leedahay inay fikirkeeda hadasho ciday doontana amaanta kay doontana caydo.

Waxaa daawaday Sahra HALAGAN oo ku heesaysa FAQASH way tagaysaa soo tukhaan tukhiyaa in TO cida u jiibanaysayna waxay ahayd NAKRUUMA. So what .bal ka waran iyadoo reerkay ka dhalatay yidhaahdaan Nakruumaay waxad tahay Qudhmis? Does that make sense? Faniinta halkooda halgu daayo waliba ku dumarka ah.
So, you're comparing Sahra halgan with Saado?
Lol Sahra Halgan is amateur compared to Saado Cali its like comparing Jay-Z to Will Smith :lol:
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Saado Ali iyo nimanka Somaliland

Post by Cali_Gaab »

garad13 wrote:
Cali_Gaab wrote:
Dhaga Bacayl wrote:Saado Cali waa ruux dumeree halkeeda halaku daayo. Xaq bay u leedahay inay fikirkeeda hadasho ciday doontana amaanta kay doontana caydo.

Waxaa daawaday Sahra HALAGAN oo ku heesaysa FAQASH way tagaysaa soo tukhaan tukhiyaa in TO cida u jiibanaysayna waxay ahayd NAKRUUMA. So what .bal ka waran iyadoo reerkay ka dhalatay yidhaahdaan Nakruumaay waxad tahay Qudhmis? Does that make sense? Faniinta halkooda halgu daayo waliba ku dumarka ah.
So, you're comparing Sahra halgan with Saado?
Lol Sahra Halgan is amateur compared to Saado Cali its like comparing Jay-Z to Will Smith :lol:
Lol, and which one of those two is the 'amateur' ?
User avatar
yunis09
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3441
Joined: Thu Feb 19, 2009 1:32 pm

Re: Saado Ali iyo nimanka Somaliland

Post by yunis09 »

Cali_Gaab wrote:
garad13 wrote:
Cali_Gaab wrote:
So, you're comparing Sahra halgan with Saado?
Lol Sahra Halgan is amateur compared to Saado Cali its like comparing Jay-Z to Will Smith :lol:
Lol, and which one of those two is the 'amateur' ?
:lol: :lol: he exceeded himself
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”