Dahab iyo Hilaacee Hargaysaay Hargaysaay,
Daymada uroonee Hargaysaay Hargaysaay,
Deegaan Barwaaqaay Waxad tahay dal la Higsado



[youtube]1iKcne6tsXQ&feature=player_embedded[/youtube]
Moderator: Moderators
Too bad, inaad suuqa galisey ahayd intaan lagu boobinTimo_Case wrote:^^ lool heesta originally anaa laga xaday
Dhaga Bacayl wrote:There should be only one Hargeisa song. Hargeisaay ha dheeliyin by Sahra Ahmed. The detail of that song is way too deep and historical that it goes way back.
I could also tolerate the Yusuf H. Adam Song by Juba "Shacabki Hargeisa"
Waxa kale waa ii maqalay iyo ana waykan.
seemeyer wrote:The SNM one;
# Adigaan Hargeisay
Kuusoo halgamayaa
hargaysaay wrote:from the beginig to the end, i specialy like sheekh madar dushiisiyo, and shacabkii hargeysoo shan habeen cirkii da ay waaaaaaaaaaaaaaw
Do you have a link for that I haven't heard it before?Dhaga Bacayl wrote:There should be only one Hargeisa song. Hargeisaay ha dheeliyin by Sahra Ahmed. The detail of that song is way too deep and historical that it goes way back.
I could also tolerate the Yusuf H. Adam Song by Juba "Shacabki Hargeisa"
Waxa kale waa ii maqalay iyo ana waykan.
seemeyer wrote:How about the chorus to that M Mooge song
#Goljano Hargeisa iyo
Guryosamo adoo yaal
Ama gala daruuraha