Beelahay ka soo kala jeedan 18 agaasime ee la magcaabay

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Beelahay ka soo kala jeedan 18 agaasime ee la magcaabay

Post by Bohol iyo karaman »

1-Mudane, Cabdilaahi Xueen Cige (Blacki) – Agaasimaha Guud ee Daakhiliga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee JSL. = Sacad Muuse- Jibriil Abokor

2- Mudane, Axmed Cabdilaahi Rooraaye -Agaasimaha Guud ee Dibu-dejinta ee Wasaaradda Arrimaha Guduaha ee JSL.= Habar-jeclo- Biciide, Reer Iidle

3- Mudane, Cali Maxamed Cali – Agaasimaha Guud ee Waxbarashada ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee JSL. = War-sangali

4- Mudane, Khadar Axmed Diriye, Agaasimaha Guud ee Tacliinta Sare ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee JSL. = Habar-yoonis, Sacad Yoonis, Reer wacaays

5- Mudane, Maxamed Axmed Maxamuud (Cagaweyne) – Agaasimaha Guud ee Xanaanada Xoolaha ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga ee JSL. = Ciida-gale

6- Mudane, Maxamed Muuse X. Cabdi (Galaydh) – Agaasimaha Guud ee Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga ee JSL.= Habar-yoonis-reer Xuseen.

7- Mudane, Salaan Cabdi Cige -Agaasimaha Guud ee Warshadaha ee Wasaaradda Ganacsiga, Warshedaha iyo Dalxiiska ee JSL. = Samaroon

8- Mudane, Cabdilaahi Cabdi Axmed (Kubado) – Agaasimaha Guud ee Ganacsiga ee Wasaaradda Ganacsiga, Warshedaha iyo Dalxiiska ee JSL. = Sacad Muuse-Cabddala Sacad

9- Mudane, Faysal Cali Sheekh – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta ee JSL. = Sacad Muuse-Bah-gobo

10- Mudane, Cabdi Axmed Nuur - Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka ee JSL. = Dhul-bahante

11- Mudane, Maxamed Faarax Xirsi – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Duulista iyo Hawada ee JSL. = Ciise Muuse

12- Mudane, Cabdikariim Xaashi Cilmi – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhiga ee JSL.= Sacad Muuse- Makaahiil

13- Mudane, Ibraahin Ismaaciil Maxamed – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee JSL. = Dhul-bahante

14- Mudane, Axmed Nuux Caalin – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Macdanta, Tamarta iyo Biyaha ee JSL. = Samaroon

15- Mudane, Mustafa Maxamed Qodax – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dhaqanka ee JSL. = Arab-Subeer Celi

16- Mudane, Maxamuud Raage Ibraahin – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cadaaladda ee JSL. Habar-jeclo- Biciido.

17- Mudane, Axmed Dalal Faarax – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta ee JSL. = Ciidagale

18- Mudane Axmed Xasan Nuur - Maareeyaha Guud ee Maamulka Mucaawimooyinka ee (WFP). =Tol-jeclo.
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: Beelahay ka soo kala jeedan 18 agaasime ee la magcaabay

Post by Bohol iyo karaman »

Habar Awal= 5

Habar Jeclo= 3

Harti= 3

Samaroon= 2

Habar Yoonis= 2

Ciidagale= 2

Arab= 1
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: Beelahay ka soo kala jeedan 18 agaasime ee la magcaabay

Post by Bohol iyo karaman »

Ila iyo hadaa xilaalka lamagcabay waxay gaadhayaan boqolaal
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Beelahay ka soo kala jeedan 18 agaasime ee la magcaabay

Post by LiQaaye_TDH »

This is just agaasimayaal not 80 ministers like in the former goverment, this all needed in the country...

I think Odaygo his doing a great work, giving majority of the positions to the other clans :up:
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Beelahay ka soo kala jeedan 18 agaasime ee la magcaabay

Post by Cali_Gaab »

Don't mind bohol, kani dawlad diid weeye.
Agaasimaha maxey qabtaan horta :|
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Beelahay ka soo kala jeedan 18 agaasime ee la magcaabay

Post by LiQaaye_TDH »

Cali_Gaab wrote:Don't mind bohol, kani dawlad diid weeye.
Agaasimaha maxey qabtaan horta :|
They work under the Ministers, and they deal with the most of the jobs.. but they get orders from the Ministers!
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Beelahay ka soo kala jeedan 18 agaasime ee la magcaabay

Post by Siciid85 »

Bohol iyo karaman, a little correction Toljeclo wa qabil yar oo gooni ah maha Hj.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Beelahay ka soo kala jeedan 18 agaasime ee la magcaabay

Post by LiQaaye_TDH »

Silaanyo gave both of the HJ positions to Biciide wonder why?
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Beelahay ka soo kala jeedan 18 agaasime ee la magcaabay

Post by Cali_Gaab »

Maybe he reads these forums. Miyaanad xasuusan berigii uu Rightwing inagu kacay oo futada cusbo ka ga jirtey :lol:
Silaanyo koley ba wasiir ayuu halkan ku leeyahay oo warka uu dhiiba :lol:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Beelahay ka soo kala jeedan 18 agaasime ee la magcaabay

Post by LiQaaye_TDH »

Cali_Gaab wrote:Maybe he reads these forums. Miyaanad xasuusan berigii uu Rightwing inagu kacay oo futada cusbo ka ga jirtey :lol:
Silaanyo koley ba wasiir ayuu halkan ku leeyahay oo warka uu dhiiba :lol:
:lol: :lol: :lol: Dad Badan aya inaga shakiyaya walle, if i go bak anytime soon, i will definatly mention Paltalk and somalinet to Silaanyo :lol: :lol: :lol: then im he will change a bit 8-)
Ceelafweyn
Posts: 199
Joined: Sat Aug 29, 2009 3:29 pm

Re: Beelahay ka soo kala jeedan 18 agaasime ee la magcaabay

Post by Ceelafweyn »

Biciido sida reer hargeysi ay noo yaqaanin ma laba Agaasime guud baa loo gartey?

Berigii Riyaale - Biciide wuxuu lahaa laba agaasime iyo hal wasiir (dhoolayare) iyo wasiirul dawle - nin mar danbe la magacaabey (cali biikalo)

markaa codadkayagii ceerigaabo, ceelafweyn iyo gar-adag baanu ku muteysaney ee odeyga soo kordhi mooyee wax kale ma jiraan :mrgreen:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Beelahay ka soo kala jeedan 18 agaasime ee la magcaabay

Post by LiQaaye_TDH »

Ceelafweyn wrote:Biciido sida reer hargeysi ay noo yaqaanin ma laba Agaasime guud baa loo gartey?

Berigii Riyaale - Biciide wuxuu lahaa laba agaasime iyo hal wasiir (dhoolayare) iyo wasiirul dawle - nin mar danbe la magacaabey (cali biikalo)

markaa codadkayagii ceerigaabo, ceelafweyn iyo gar-adag baanu ku muteysaney ee odeyga soo kordhi mooyee wax kale ma jiraan :mrgreen:
Waa Sax in Biciide la siiyo Laba iyo wax ka badan, waayo Codka iyaga laga helay waa cod aad uu fara badan ayo aha, 3 Magaalo oo Waaweyn ayay Guul ka soo hoyeen, laakin Waxaan uga jeeday tolo miyay qayliyeen oo yidhaahen maxa wax nalo siin waayay?

Hadda Reeraha weli qatan ee HJ waa Reer Yoonis iyo Reer Daahir!!!
Ceelafweyn
Posts: 199
Joined: Sat Aug 29, 2009 3:29 pm

Re: Beelahay ka soo kala jeedan 18 agaasime ee la magcaabay

Post by Ceelafweyn »

Reer Daahir waa kuwii maariye ku xigeenka berbera loo dhibee, inkastuu koley odeygu meel u hayo Mohamed Kaahin........ :clap:

Dhanka kale reer yoonis iyana mid uun bey ka hayaan xaajiga, kaas oo ah maariyaha guud ee madbacada qaranka. Koley cali Kubad baa isna wax gaadaya! :up:
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Beelahay ka soo kala jeedan 18 agaasime ee la magcaabay

Post by Mr_Alfaas »

Siilaaaaaaanyo............................... :down: :down: :down:



QABIILISTE AKBAR DHEH...............
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Beelahay ka soo kala jeedan 18 agaasime ee la magcaabay

Post by Cumar-Labasuul »

Bohol iyo karaman wrote:12- Mudane, Cabdikariim Xaashi Cilmi – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhiga ee JSL.= Sacad Muuse- Makaahiil
Image

I'm suprised siilaanyo gave some positions to ex SNM such as this guy, any good luck to him :up:

P.s. what does this postion actually mean?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”