Beelahay ka soo kala jeedan 18 agaasime ee la magcaabay
Posted: Mon Oct 04, 2010 2:17 am
1-Mudane, Cabdilaahi Xueen Cige (Blacki) – Agaasimaha Guud ee Daakhiliga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee JSL. = Sacad Muuse- Jibriil Abokor
2- Mudane, Axmed Cabdilaahi Rooraaye -Agaasimaha Guud ee Dibu-dejinta ee Wasaaradda Arrimaha Guduaha ee JSL.= Habar-jeclo- Biciide, Reer Iidle
3- Mudane, Cali Maxamed Cali – Agaasimaha Guud ee Waxbarashada ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee JSL. = War-sangali
4- Mudane, Khadar Axmed Diriye, Agaasimaha Guud ee Tacliinta Sare ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee JSL. = Habar-yoonis, Sacad Yoonis, Reer wacaays
5- Mudane, Maxamed Axmed Maxamuud (Cagaweyne) – Agaasimaha Guud ee Xanaanada Xoolaha ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga ee JSL. = Ciida-gale
6- Mudane, Maxamed Muuse X. Cabdi (Galaydh) – Agaasimaha Guud ee Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga ee JSL.= Habar-yoonis-reer Xuseen.
7- Mudane, Salaan Cabdi Cige -Agaasimaha Guud ee Warshadaha ee Wasaaradda Ganacsiga, Warshedaha iyo Dalxiiska ee JSL. = Samaroon
8- Mudane, Cabdilaahi Cabdi Axmed (Kubado) – Agaasimaha Guud ee Ganacsiga ee Wasaaradda Ganacsiga, Warshedaha iyo Dalxiiska ee JSL. = Sacad Muuse-Cabddala Sacad
9- Mudane, Faysal Cali Sheekh – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta ee JSL. = Sacad Muuse-Bah-gobo
10- Mudane, Cabdi Axmed Nuur - Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka ee JSL. = Dhul-bahante
11- Mudane, Maxamed Faarax Xirsi – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Duulista iyo Hawada ee JSL. = Ciise Muuse
12- Mudane, Cabdikariim Xaashi Cilmi – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhiga ee JSL.= Sacad Muuse- Makaahiil
13- Mudane, Ibraahin Ismaaciil Maxamed – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee JSL. = Dhul-bahante
14- Mudane, Axmed Nuux Caalin – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Macdanta, Tamarta iyo Biyaha ee JSL. = Samaroon
15- Mudane, Mustafa Maxamed Qodax – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dhaqanka ee JSL. = Arab-Subeer Celi
16- Mudane, Maxamuud Raage Ibraahin – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cadaaladda ee JSL. Habar-jeclo- Biciido.
17- Mudane, Axmed Dalal Faarax – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta ee JSL. = Ciidagale
18- Mudane Axmed Xasan Nuur - Maareeyaha Guud ee Maamulka Mucaawimooyinka ee (WFP). =Tol-jeclo.