Page 1 of 1

Halaal thief and haram thief

Posted: Mon Oct 04, 2010 4:03 am
by AhlulbaytSoldier
Halaal thief:
One of the guards belonging to shabaab governor of kismaayo stole AK47 but his hand and feet were not cutt off.
http://jowhar.com/news.php?readmore=1740

Haram thief:
Most of them steal something which is less than AK47 yet their hands and feet were cutt off.


Shabaab oo Buulaburde lug iyo gacan ugu gooyay wiil dhalinyaro ah.
Buulaburde : (Sh. M. Network) Maamulka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ee degmada Buulaburde ee gobolka Hiiraan ayaa shalay xukun Gacan iyo Lug goyn ah waxaa ay ku fuliyeen dhalinyaro lagu eedeeyay inay geysteen falal tooganimo ah.

Wararka ka imaanaya degmada Buulaburde ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ee degmadaasi ay shalay galinkii dambe lug iyo gacan is dhaaf ah ku fuliyeen wiil dhalinyaro ah oo lagu eedeeyay fal tooganimo ah.

Goobta uu xukunkaani ka dhacay oo aheeyd Meel fagaare ah oo kutaala degmadaasi Buulaburde oo isugu soo baxeen dad aad u farabadan oo daawanayay qaabka uu xukunkaasi u dhacayay ayaa waxaa ka hadlay qaadiga Maxkamada Xarakada Mujaahidiinta AL Shabaab ee degmada Buulaburde Sheekh Makaa’iil, waxaana uu sheegay in ninkaasi oo lagu magacaabo Xaashi Faarax oo dhac u geysan jiray gaadiidka BL-ka ah ee isticmaala wadooyinka gobolkaasi.

Waxaa uu intaasi ku daray in kadib markii uu qirtay in dambigaasi uu galay ay maxkamada Al Shabaab ee degmada Buulaburde ay ku fulisay Xukunkaasi.

Dhinaca kale Maamulka Xisbul Islaam ee gobolka Sh/hoose ayaa xukun Tacsiir ah ku fuliyay 3 nin oo 2 ka mid ah lagu eedeeyay inay kufsadeen haweenay, sida uu sheegay bishaar Max’ed Saqaawe oo ah ku xigeenka madaxa dacwada xisbul Islaam.

Sedaxda nin ayaa labo ka mid ah waxaa lagu dhiftay min 100 garbaash halka mid kalana lagu dhiftay 39 garbaash maadaama uu la socday ragaasi xiligii gabadha ay kufsanayeen.

Re: Halaal thief and haram thief

Posted: Mon Oct 04, 2010 4:05 am
by AbdiWahab252
Imam Hutuking01,

At the end of this war, our enemies will be greet each other by rubbing their heads against each other :lol:

Re: Halaal thief and haram thief

Posted: Mon Oct 04, 2010 4:08 am
by AhlulbaytSoldier
:lol: :lol:
Inshallah :up:

Re: Halaal thief and haram thief

Posted: Mon Oct 04, 2010 7:24 am
by ciyaal_warta
the halal tuug was his ina adeeer :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

alla somali diinti ilaahey ee luuuq ka furteen

Re: Halaal thief and haram thief

Posted: Mon Oct 04, 2010 7:52 am
by Basra-
Hutu and abdiwahab


walaalyaal stop dissing al shabaab in and out. U both are westernised victim loosers. either be jihadist men with balls(xiniyoow) or be coward pc jihadists. :x :roll:

Re: Halaal thief and haram thief

Posted: Mon Oct 04, 2010 9:39 am
by grandpakhalif
We need more evidence.