Maxbuuskii Oog laga afduubtay oo La Sii Daayay
Moderator: Moderators
- Somalistan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4778
- Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
- Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland
- Keyse_0208
- SomaliNet Super

- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: Maxbuuskii Oog laga afduubtay oo La Sii Daayay
Wuxuu yidhi " Anoo Hurdey i af-duubeen"
Kani waaba mid is hurday, the only thing he was worried about was his Mobile fone which got lost

Re: Maxbuuskii Oog laga afduubtay oo La Sii Daayay
as soon as he mentioned mobile phone some dude almost stuck a mobile phone in his mouth

- Somalistan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4778
- Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
- Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland
Re: Maxbuuskii Oog laga afduubtay oo La Sii Daayay
Keyse_0208 wrote:Wuxuu yidhi " Anoo Hurdey i af-duubeen"![]()
Kani waaba mid is hurday, the only thing he was worried about was his Mobile fone which got lost
![]()
![]()
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Maxbuuskii Oog laga afduubtay oo La Sii Daayay
Keyse_0208 wrote:Wuxuu yidhi " Anoo Hurdey i af-duubeen"![]()
Kani waaba mid is hurday, the only thing he was worried about was his Mobile fone which got lost
![]()
![]()
- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Re: Maxbuuskii Oog laga afduubtay oo La Sii Daayay
Waar ninkii in cawaale midgaan maa hurday ku qabtaan,
ninkanu tababar ciidaan buu qabaa, dagaaladii qoriga sarajoogu ku ridii jirey,
Haadii aad aragto nin hurdaa waa nin aan nolosha kaa werwerayn,>nin isku kalsoon,
walahay dhulbahantahii waa baqaan even xudun, Yagoori, awrboogays area waa kaa qaxeen. cabsi darteed bay uu soo daayeen ninkan
ninkanu tababar ciidaan buu qabaa, dagaaladii qoriga sarajoogu ku ridii jirey,
Haadii aad aragto nin hurdaa waa nin aan nolosha kaa werwerayn,>nin isku kalsoon,
walahay dhulbahantahii waa baqaan even xudun, Yagoori, awrboogays area waa kaa qaxeen. cabsi darteed bay uu soo daayeen ninkan
Re: Maxbuuskii Oog laga afduubtay oo La Sii Daayay
WAR KANI WUU ISKA HADLAA DEE, DHULBAHANTAA BAQDIN U SII DAAYEY NINKII KULHAAA.. WAR DEE HADAANU BAQAYNO ASKARTAADA MAANAAN DILEEN, INTAANU TALISKAAGA UGU WAYN UGU DHEX TAGNO, QAARNA NOLOL KUMAANU QABSANEEN. HORTA ANAGU INAANU GOB NAHAY SAA KU GARO, DADKA AANU QABANO SHARAF IYO IXTIRAAM BAANU ULA DHAQANAA, XATAA WAA JIRAY MARKII GAADHIGU LA QALIBMAY NIN KALOO DHAAWACMAY OO IIDOOR AH, OO AY SII DAAYEEN IYAGOO AWOODA INAY DILAAN, MAYSE DILIN EE WAY ISKA SII DAAYEEN, MARKA ISKA HADAL MR BOHOL IYO KARAAMOOOW...Bohol iyo karaman wrote:Waar ninkii in cawaale midgaan maa hurday ku qabtaan,
ninkanu tababar ciidaan buu qabaa, dagaaladii qoriga sarajoogu ku ridii jirey,
Haadii aad aragto nin hurdaa waa nin aan nolosha kaa werwerayn,>nin isku kalsoon,
walahay dhulbahantahii waa baqaan even xudun, Yagoori, awrboogays area waa kaa qaxeen. cabsi darteed bay uu soo daayeen ninkan
Re: Maxbuuskii Oog laga afduubtay oo La Sii Daayay
JeyR wrote:
DHULBAHANTAA BAQDIN U SII DAAYEY NINKII KULHAAA.. WAR DEE HADAANU BAQAYNO ASKARTAADA MAANAAN DILEEN, INTAANU TALISKAAGA UGU WAYN UGU DHEX TAGNO, QAARNA NOLOL KUMAANU QABSANEEN.
Re: Maxbuuskii Oog laga afduubtay oo La Sii Daayay
Yarkani nacnac buu meesha la fadhiyaa. Yaa kaa qixi miskiinow? Mar haddaadan ninka soo furan ee laguu sii daayey inaad goolaaftantid oo aad faantid maaha. Sabab baa loo qabsaday, markii laga wada hadlayna waa lasoo daayey. That is all it took.Bohol iyo karaman wrote:Waar ninkii in cawaale midgaan maa hurday ku qabtaan,
ninkanu tababar ciidaan buu qabaa, dagaaladii qoriga sarajoogu ku ridii jirey,
Haadii aad aragto nin hurdaa waa nin aan nolosha kaa werwerayn,>nin isku kalsoon,
walahay dhulbahantahii waa baqaan even xudun, Yagoori, awrboogays area waa kaa qaxeen. cabsi darteed bay uu soo daayeen ninkan
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 558 Views
-
Last post by Koronto91
-
- 0 Replies
- 370 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 2 Replies
- 900 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 0 Replies
- 521 Views
-
Last post by Notorious13
-
- 39 Replies
- 1919 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 22 Replies
- 1650 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 1 Replies
- 410 Views
-
Last post by Bermooda
-
- 6 Replies
- 668 Views
-
Last post by Shams al- Dawla
-
- 2 Replies
- 678 Views
-
Last post by Individual
-
- 5 Replies
- 1542 Views
-
Last post by FieldMarshalMenace