Page 1 of 1

Abu Mansur making new splinter group: Milatu Ibraahim

Posted: Tue Oct 05, 2010 7:30 am
by AhlulbaytSoldier
:up: Abuu mansuur oo lagu wado in uu ku dhawaaqo urur ka madax banaan Xarakada Al Shabaab

Afhayeenkii hore ee Xarakatul Shabaabul mujaahidiin Sheekh mukhtaar Raabow Cali (Abuu mansuur) ayaa waxaa lagu wadaa in uu ku dhawaaqo urur ka madax banaan Xarakada Al Shabaab, taa oo ka dambeysay khilaafaad xoogan oo soo kala dhex galay.

Abuu mansuur ayaa waxaa la-sheegay in uu nin qabyaaladiista ah uu u arkay Amiirka Xarakada Al Shabaab oo ay Soomaalidu u taqaano Axmed Godane, taa oo keentay in uu khilaafaad culus ka dhex aloosamo.

Afhayeenkii hore ee Xarakada Al Shabaab Abuu mansuur ayaa wuxuu sheegay in Axmed Godane uu dilay rag fara-badan oo ka tirsanaa mujaahidiinta Al Shabaab, xilli ay dagaalo culus kula jireen ciidamadda dowladda iyo kuwa Amisom, isagoo sheegay in taasi aan marnaba la-aqbali doonin.

Wuxuu kaloo sheegay in dadka kasoo jeeda gobolada Bay iyo Bakool ay sameysan doonaan urur ka madax banaan Xarakada Al Shabaab, isagoo ka biyo diiday in uu marnaba soo dhaweysto Axmed Godane oo uu ugu yeeray nin ay qabyaaladdu ku weyn tahay.

Sidoo kale wuxuu sheegay ururka uu soo dhisi doono in uu maamulkeeda lahaan doonaan dadka kasoo jeeda gobolada Bay iyo Bakool, isagoo meesha ka saaray inuu dib ula midoobo saxibadiisa kale ee Al Shabaab.

Dhanka kale amuurtaan ayaa waxaa soo dhaweeyay shacabka kasoo jeeda gobolada Bay iyo Bakool, oo iyagu sheegay in dagaaladda ay kaga dhinteen rag fara-badan, kuwaa oo aan la-aqoon bay yiraahdeen wadada ay ku geeriyoodeen, hase ahaatee waxay hada mahad ka muujiyeen ka bixitaan Xarakada Al Shabaab.

Isku-soo wada-duuboo dadka odoroso siyaasadda dalka Soomaaliya ayaa waxay sheegeyn in xoogga Xarakada Al Shabaab uu ku tiirsanaa dadka kasoo jeeda gobolada Bay iyo Bakool, haddii ay iyana iskaga tagaan Xarakada Al Shabaab inay noqon doonto mid aad u liidata.


:up:

Re: Abu Mansur making new splinter group: Milatu Ibraahim

Posted: Tue Oct 05, 2010 7:31 am
by Executive
let them split as much as possible..soon they wont be around.

Re: Abu Mansur making new splinter group: Milatu Ibraahim

Posted: Tue Oct 05, 2010 7:34 am
by AhlulbaytSoldier
The end of alshabaab is nearing.

If only the new splinter group will become more nationalistic, less jihadist movement who believes they can conquer the whole world with ak47 and knives.

Re: Abu Mansur making new splinter group: Milatu Ibraahim

Posted: Tue Oct 05, 2010 7:36 am
by yunis09
is back to sq1

Re: Abu Mansur making new splinter group: Milatu Ibraahim

Posted: Tue Oct 05, 2010 10:30 am
by udun
Where is the proof of this news?

Re: Abu Mansur making new splinter group: Milatu Ibraahim

Posted: Tue Oct 05, 2010 11:08 am
by LobsterUnit
war wax iska celiya, instead making up fairy tales, dabadhilifow. :mrgreen:

Re: Abu Mansur making new splinter group: Milatu Ibraahim

Posted: Tue Oct 05, 2010 11:19 am
by DR-YALAXOOW
there is no difference between blood sucker eelaay abuu mansuur and qaldaaan boy axmed godane , dhamaantood waa gacan ku dhiiglayaal, mana haboona in la kala jeclaado.

al shabaab oo dhan waa bastards, good al shabaab waa DEATH al shabaab, marka nimankaan khawaarijta nacaladi haku dhacdee ma haboona in la kala jeclaado.

inshalah dhawaan magaalada xamar bakhtiga al shabaabul shayaadiin waa laga sifeyn,