Page 1 of 3
Saacid Faarax Garaad the New PM
Posted: Thu Oct 07, 2010 2:22 am
by Mr.Wise
Mogadishu Times, Oct 06
Warar lagu kalsoon yahay oo aan ka helnay ilo kala gedisan oo ku dhaw dhaw madaxtooyada ayaa noo xaqiijiyay in uu Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sh. Axmed ku dhawaaqi doono Ra’iisal Wasaarihiisa.
Saacado yar ka dib ayaa lagu dhawaaqayaa Saacid Faarax Garaad (Shirdoon) in uu noqdo Ra’iisal Wasaaraha cusub ee Soomaaliya. Saacid wuxuu bartay cilmiga dhaqaalaha, wuxuuna haystaa shahaadada Mastered-ka. Saacid wuxuu ka soo jeedaa deegaamada gobolka Gedo.
Intii uusan wadanka burburin wuxuu Saacid ahaa ganacsade caan ah oo laga yiqiinay wadanka gaar ahaan Muqdisho. Wuxuu lahaa shirkadii ganacsiga ee Shirdoon Limited. Burburka ka dib wuxuu la shaqeynayay hay’adaha gargaarka.
Saacid Faarax Garaad wuxuu qabaa oo caruur u dhashay Xildhibaan Caasho Xaaji Cilmi. Caasho waxay ka shaqeysaa oo ay u doodaa haweenka iyo caruurta Soomaalida. Hawlaheeda la xiriira haweenka iyo caruurta ayay ku qaadatay abaalmarino badan oo caalami ah. Abaal-marintii ugu dambeysay waxay ka qaadatay Clinton Global Initiative. Waxaa hay’adan aas aasay madaxna u ah Madaxweynihii hore ee Mareykanka Bill Clinton.
Saacid waa siyaasi si weyn looga qadariyo Soomaaliya.
Re: Saacid Faarax Garaad the New PM
Posted: Thu Oct 07, 2010 2:51 am
by KeligiiJabhad
Waxay iska daba-wareegtaba mid kalena la soo helin. Laakiin waxkasta oo malaha uu Mr Saacid Faarax qaban lahaaba--haddii ay run tahay in asag lala maagan yahay jagadaan---waxaa hawshiisa iyo wax-qabadkiisaba hal bacaad lagu lisay ka dhigaya faragelinta ba'an ee ay inagu hayso Itoobiyadan aynu isaga taag weyney.
Re: Saacid Faarax Garaad the New PM
Posted: Thu Oct 07, 2010 2:53 am
by ciyaal_warta
inshallah somalia ayuuu dhibaatada ka saari doonaa ....ilaahey ha waafajiyo

Re: Saacid Faarax Garaad the New PM
Posted: Thu Oct 07, 2010 3:09 am
by Voltage
Saacid Shirdoon is the head of UNDP Somalia and the husband of Asha Haji Elmi. He is reer Dalal of Marehan.

Re: Saacid Faarax Garaad the New PM
Posted: Thu Oct 07, 2010 3:21 am
by ciyaal_warta
Voltage wrote:Saacid Shirdoon is the head of UNDP Somalia and the husband of Asha Haji Elmi. He is Wagardhac of Marehan.

i see that wagardhac will be the TFG spokesperson in s.net

Re: Saacid Faarax Garaad the New PM
Posted: Thu Oct 07, 2010 3:22 am
by Voltage
Re: Saacid Faarax Garaad the New PM
Posted: Thu Oct 07, 2010 3:25 am
by Goljano Lion
is this official mise was Somali rumors,
Re: Saacid Faarax Garaad the New PM
Posted: Thu Oct 07, 2010 3:28 am
by ciyaal_warta
Goljano Lion wrote:is this official mise was Somali rumors,
according 2 da article its almost official...
Voltage
da prime minister must be from south somalia since the problemo is in south.we want someone who feels in the pain in south not some guy whos pple aint in south man
Re: Saacid Faarax Garaad the New PM
Posted: Thu Oct 07, 2010 3:29 am
by abdalla11
Goljano Lion wrote:is this official mise was Somali rumors,
I never read Somali newswebsites, but i went today to gedonet, BBC, VOA, Wardheer and Garoweonline and none of them mention it, his source is Mogadishu times (never heard of it) but we will see
Re: Saacid Faarax Garaad the New PM
Posted: Thu Oct 07, 2010 3:31 am
by Voltage
Ciyaal, IGAD generals have just arrived in Dollow, the only district in southern Somalia safe from Shabaab to see how the battle plans to finish them from the provinces is progressing
Saraakiil ciidan oo ka socota Urur goboleedka IGAD oo booqasho ku tagay degmada Doowlow
Wararka naga soo gaaraya degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaasi ay gaareen saraakiil ka socota Urur Goboleedka IGAD, kuwaas oo socdaalkooda lagu sheegay sidii ay isugu duba-ridi lahayeen qorshe ay wadan saraakiisha ciidamada dowladda KMG ee halkaasi ku sugan iyo dowladda Itoobiya.
Sida warku sheegayo saraakishan oo ka yimid dhinaca dalka Kenya ayaa halkaasi waxay kulamo kula qaadanayaan saraakiisha ciidamada dowladda KMG iyo Xildhibaanada Baarlamaanka KMG ee halkaasi ku sugan, kuwaas oo ay kala hadlayaan isku duba-ridda ciidamada dowladda KMG iyo kuwo lagu soo tababaray dalka Kenya oo halkaasi la geynayo dhawaan.
Ciidamada dowladda ee ku sugan degmada Doolow ayaan la ogeyn tiradooda marka laga reebo kuwa lagu soo tababaray dalka Kenya oo tiradooda lagu sheegay ilaa 2500 oo askari, waxaana marka la isku daro qorshuhu yahay inay weerar ku qaadaan gobolada Gedo, Jubbooyinka iyo Bay iyo Bakool. Kuwaas oo aysan taako ka mid ah aysan gacanta ku heynin.
Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in dhaqdhaqaaq ay ciidamadaasi sameyn lahaayeen uu ragaadiyey kala aragti duwanaansho u dhaxeeya dowladda KMG iyo xildhibaanada iyo saraakiisha ku sugan degmada Doolow, kuwaas oo ku kala aragti duwanaaday maamulo ay doonayaan xildhibaanu inay ka dhisaan goboladaasi, kuwaas oo qolaba si u doonayso.
Re: Saacid Faarax Garaad the New PM
Posted: Thu Oct 07, 2010 3:32 am
by Voltage
abdalla11 wrote:Goljano Lion wrote:is this official mise was Somali rumors,
I never read Somali newswebsites, but i went today to gedonet, BBC, VOA, Wardheer and Garoweonline and none of them mention it, his source is Mogadishu times (never heard of it) but we will see
To be honest I heard of this rumour a week ago but didn't know to believe cuz he wasn't even among the rumoured name in news site. Very surprised to finally see his name on print and announcement saying he is almost about to be named
Re: Saacid Faarax Garaad the New PM
Posted: Thu Oct 07, 2010 3:37 am
by Goljano Lion
Voltage wrote:abdalla11 wrote:Goljano Lion wrote:is this official mise was Somali rumors,
I never read Somali newswebsites, but i went today to gedonet, BBC, VOA, Wardheer and Garoweonline and none of them mention it, his source is Mogadishu times (never heard of it) but we will see
To be honest I heard of this rumour a week ago but didn't know to believe cuz he wasn't even among the rumoured name in news site. Very surprised to finally see his name on print and announcement saying he is almost about to be named

kolka ,Don’t celebrate too soon until you are sure that the new PM is Ilkoyar , otherwise you might look really stupid
secondly, where are the Mj crew cos i have a lot questions to ask you since you guys were vehemently saying Ilkoyar could or would never be a PM?
Re: Saacid Faarax Garaad the New PM
Posted: Thu Oct 07, 2010 3:38 am
by abdalla11
In politics if your name is mentioned alot 9 out of the 10 you won't be appointed and i don't think this news is authentic, but let's wait who Sharif appoints
Re: Saacid Faarax Garaad the New PM
Posted: Thu Oct 07, 2010 3:41 am
by ciyaal_warta
voltage
those soldier can do alott of damages 2 alshabab if them and the guys in hiiraan and bay attack @ same time man
and yesterday half of shabab malitia left hiiran 2 bay ...they said it was the rift btwn godane and abu eelay
waryaa is this true read here man
http://www.somaliweyn.org/pages/news/Oct_10/7Oct10.html
Re: Saacid Faarax Garaad the New PM
Posted: Thu Oct 07, 2010 3:42 am
by Voltage
Ciyaal, funny I just started a topic on that.

Looks like it is finally unraveling, Xassan Yacquub ran to Baardheere where he will be flushed out of before he gets together with Abu Mansuur..kuwii kale Marka bay aadeen to Godane
