Page 1 of 3

AL SHabaab in Jubba have broken up, leaders flee Kismaayo

Posted: Thu Oct 07, 2010 3:37 am
by Voltage
I guess the disagreements were pretty serious :?



Kismaayo oo caawa aysan ka jirin Wax maamul ah, Qasnajigii Dekadda oo la goostay lacago badan, Horjooge xasan Yacquub iyo maleeshiyaad uu watto oo ka goostay Kismaayo. WARBIXIN XIISO LEH.

Wararka laga helayo magaala Madaxda Gobalka Jubada hoose ee Kismaayo ayaa sheegay in caawa ay ka jirto halkaas fowdo iyo kala shaki keenay in xabado fara badan laga maqlo kaddib markii uu maanta isga holeelay Horjooge Xasan Yacquub oo wata gawaari tigniko ah iyo maleeshiyaad ay isku hayb yihiin.

Wararkan ayaa sheegaya in Xasan Yacquub ku sii jeedo magaalada Baar dheere ee Gobalka Gedo si uu ugu biiro Maleeshiyaad uu horkacayo Mukhtaar Roobow oo maalmahaan Abaabul ka wada halkaas.

Sido kale wararka ayaa intaas raacinaya in Qasnajiga dekadda Magaalada Kismaayo iyo ilaalo uu wato ay qaateen Lacag ka badan $100,000 ( Boqol kun oo doollaar) waxaana la ogeyn halka ay u baxsadeen iyo jihada ay abaareen. Maleeshiyaad kale oo iyaguna la dhacsan fikradaha Mukhtaar Roobow islamarkaasna la hayb ah ayaa lagu arkay wadada weyn ee isku xirto magaalada Kismaayo Afmadow.. maleeshiiyaad ku sugnaa deegaanada loo yaqaan Kubba-kibir, Kurkurmeeso, Canjeel iyo Janaay-Cabdalle, tuulooyinkaas oo intooda badan ku taxan wadada isku xirta Afmadow iyo magaalada dekadda leh.

maleeshiyaadka ayaa kala maagay kadib markii uusoo kala dhexgalay kala shaki ka gowsqaba afkaarta Roobow oo inta badan hogaanka Alshabaab ku tilmaameen mid heyb ku dhisan. Maalishiyaadkaas ka tirsan Alshabab oo halkaas joogay wax ay ku sheegeen Seko uruuris.

Odey ka tirsan deegaanka oo magaciisa ku sheegay Maracadde ayaa yiri “ nimankaan shareecada aan fulinaynaa leh, waa na dhibeen, xoolaheena aan annaga tabcannay ayay khasab seko nooga xoogeen.. haddii aad tiara waan bixiyey kaama dhageysanaayiin… mana xishoonayaan.. waa dad iimaan laawayaal ah” ayuu ku cataabay isaga oo ku sugan tuulo 35 km u jirta magaalda Kismaayo laguna magacaabo Allan Caato

Qof ka tirsan dadka deegaanka ayaa sheegay in cabsi badan ay dareemayaan kaddib marka ay soo bxday wararka sheegaya in Xasan yacquub uu u goostay dhanka Baar dheere iyo in Qasnajigii Dekadda oo qaatay lacago badan.

Mukhtaar Roobow iyo axmed Godane ayaa waxa soo kal adhex galay khilaaf ku saabsan hoggaanka iyo Awood qaybsiga, Wuxuuna ka safray muqdisho asaga uu gaaray Magaalo madaxda Gobalka Bay ee Baydahabo oo deegaan ahaan uu ka soo jeedo.

Roobow ayaa gaaray xalay Magaaalda Baar dheere wuxuuna halkaas kulamo kula yeeshay Horjoogayaal shabaab iyo xisbiga isugu jira oo ay halkaas ku ballansanaayen si ay isga kaashadaan guluf colaadeed oo uga imaan kara Garabka uu hogaamiyo Axmed Godane ee shabaab ka tirsan.

Waxaa dhiilo dareen colaadeed wadata ay ka jiraan magaalooyinka Marka, Baraawe iyo B/weyne oo ay ku badan yihiin Maleeshiyaadka Raacsan Horjooge mukhtaar Roobow, Wararkuna waxa ay tilmaamyaan in B/wene caawa ay ka baxeen maleeshiyaad wadata gawaarida dagaalka oo u safray Dhanka Magaalo Madaxada Gobalka Bakool ee Xudur oo la filayo in Mukhtar roobow uu soo gaaro maalmaha Soo socda.

Dhanka kale hadal haynta khilaafka labada Qab qable u dhaxeeya ayaa waxa laga dareemayaa Saasaantiisa Magaalada Muqdisho, Waxaana jira guux aan qarsooneyn oo ka dhex jira maleeshiyaadka shabaab ee ku sugan Muqdisho, Warar leysla dhex marayana waxa ay sheegayaan in horjoogayaal shabaabka Muqdisho ka soo jeeda u badan ay maanta isla dhex marayeen in Godane uusan u noqon Karin Hogaamiye, Sababtana waxa ay ku sheegeen in aysan Arag Godane oo salaadaha Waajibka sida jumcada Iyo jamacaada Salaadaha kale ka muuqda masaajidda, Asaga oo imam Ah ama Xattaa Aan imam ahyen, Waxaa kale oo ay sheegeen in aysan ku arkin Goobaha dagaalada oo uu afka ka sheego in qofkii ku dhinta uu yahay shahiid!!!!!!.

Horjooge Roobow ayaa waxa la saadaalinayaa in uu dhawaan ka hadli doono khilaafka Hareeyay Hoggaankii shabaab ee loo aaneeyo in ay masuulka ka yihiin Dhimashada Kumanaan shacab, Dhaawac fara badan iyo waliba Qaxa malaayiin Soomaliyeed oo dhibaato adag ay ku haystaan gudaha dalka iyo dibaddiisa.

Re: AL SHabaab in Jubba have broken up, leaders flee Kismaay

Posted: Thu Oct 07, 2010 3:42 am
by djibsomali
Hope that is a hoacks news!!

Kismayoo is the only city that has florished under alshabaab rule!!

fingercross all will be fine!!

Re: AL SHabaab in Jubba have broken up, leaders flee Kismaay

Posted: Thu Oct 07, 2010 3:45 am
by Voltage
Fingers beel :lol:

More sites

Sheekh Xasan Yacquub Kismaayo ka cararay iyo horjooge Shabaab ka tirsan oo isna la goostay 70-Kun Dollar

Maamulka xarakada Al-Shabaab ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa soo kala dhex galay khilaafkii ugu weynaa tan iyo markii ay xoog ku qabsadeen gobolada Jubbooyinka, kaddib markii magaalada Kismaayo ay shalay halkaasi uu ka cararay Sheekh Xasan Yacquub Cali, waxaana la sheegayaa in isagoo wata tikniko iyo maleeshiyo ka tirsan xarakada Al-Shabaab ay u dhaqaaqeen dhinaca gobolada Bay iyo Bakool.

Sida ay sheegayaan ilo wareedyo lagu kalsoon yahay oo naga soo gaaraya magaalada Kismaayo baxsashada afhayeenka maamulka Al-Shabaab ee magaalada Kismaayo Sheekh Xasan Yacquub ayaa la xiriirta khilaaf soo kala dhex galay madaxda sare ee maamulka xarakada Al-Shabaab oo garabyo u sii kala burburaya.

Magaalada Kismaayo oo maalmihii ugu dambeeyay xaaladeedu aad u kacsaneyd ayaa xalay laga dareemay isbedello ku aadan jawigii hore, iyadoo xalay ciidamo ka tirsan maamulka xarakada Al-Shabaab ay galeen heegankii ugu sareeyay ka galeen hareeraha iyo daafaha magaalada Kismaayo.

Dhaqdhaqaaqa magaalada Kismaayo ayaa xalay ahaa mid gebi ahaanba hakad ku yimid, kaddib markii mid ka mid ah hoorjoogayaasha dhinaca dhaqaalaha u qaabilsan maamulka Shabaab uu la goostay lacag dhan 70-Kun Dollar oo laga soo ururiyay dadka degan gobolada Jubbooyinka si loogu adeegsado dhinacyada difaaca iyo howlaha maamulka Al-Shabaab.

Dhinaca kale ilaa iyo iminka ma jirto wax hadal ah oo ka soo baxay maamulka xarakada Al-Shabaab ee gobolada Jubbooyinka ee magaalada Kismaayo socdaalka Sheekh Xasan Yacquub uu ku tegayo gobolada Bay iyo Bakool isla markaana isaga qudhiisa ayaan ilaa iyo iminka ka hadlin safarkiisa.

Warar aan si buuxda loo xaqiijin ayaa sheegaya in Shabaabka ay dhowaan ka hadlaan khilaafyada u dhaxeeya madaxda ugu sareysa, gaar ahaan maamulka Jubbooyinka inay iyana si gaar ah uga hadlaan isbedelada ka dhacay magaalada Kismaayo.

Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe)
xuurshe114@hotmail.com
Muqdisho-Somalia

Re: AL SHabaab in Jubba have broken up, leaders flee Kismaay

Posted: Thu Oct 07, 2010 3:51 am
by Somaliweyn
Roobow should win this intra-conflict.


I didnlt know Yaaquub dude was Raxanweyn, I always thought he was Sheeikhaal Or Garre!

I must say that Raxanweyn have caught on the rest of the Southern clans, anno 2010 their militia's are dominant in Mogadishu, Beledweyne, Baardheere, Ksimaanyo, Merca, Barawe lool

Re: AL SHabaab in Jubba have broken up, leaders flee Kismaay

Posted: Thu Oct 07, 2010 3:56 am
by Voltage
Yacquub is not Raxanweyn, he is a very small group in the "Others" section of the TFG formula of .5 Bal let us see how the rift between Godane and Abu Mansuur develop

Re: AL SHabaab in Jubba have broken up, leaders flee Kismaay

Posted: Thu Oct 07, 2010 4:08 am
by Somaliweyn
Voltage,

He is from Garre. On the other hand I wouldn't be surprised if he was a Gaaljecel or Sheikhaal.

Re: AL SHabaab in Jubba have broken up, leaders flee Kismaay

Posted: Thu Oct 07, 2010 4:19 am
by EEGA9
Xasan Yacquub with all the fighting in the country has never left Kismayo, he was a nobody when the ICU came to power and was given a post in the Kismayo admin by Axmed Madoobe the man he would later call a "murtad".Before the ICU apparently he was a driver in Dhadhaab, he never took part in any fighting even during the insurgency.He later returned again to take his post among Shabab when they came to power in Kismayo.After the fighting with Madoobe, KaboJecel was the desired man for Kismayo admin head but Yacquub been nothing more than a Jaga raadis said no "I" will not rule anywhere other than Kismayo.He's a loudmouth figure whos in it for Kismayo port and the post of mayor of Kismayo, the reason why he created division among Kambooni and then ultimately used Shabab to defeat them because he didnt want to share the Port revenue.

Re: AL SHabaab in Jubba have broken up, leaders flee Kismaay

Posted: Thu Oct 07, 2010 4:28 am
by Goljano Lion
so spare us the crap and tell us which side is controlling Kismayo , who won the fighting, who lost and which side is which?

Re: AL SHabaab in Jubba have broken up, leaders flee Kismaay

Posted: Thu Oct 07, 2010 4:32 am
by ciyaal_warta
i always thought that yacqub character was sade LOL :)

Re: AL SHabaab in Jubba have broken up, leaders flee Kismaay

Posted: Thu Oct 07, 2010 4:40 am
by Monk-of-Mogadishu
What's the disagreement about, which group is leaving Kismayo and WHY are they leaving the damn city? Someone explain exactly what happened if they know.


THEN AGAIN - the sources are highly dubious. The guy is giving speeches and shit still in Kismayo. This can't even be labeled hearsay at the moment. Its a farce. We'll await confirmation and if it doesn't arrive in 2 days, we should just dismiss it.

Re: AL SHabaab in Jubba have broken up, leaders flee Kismaay

Posted: Thu Oct 07, 2010 5:04 am
by abdalla11
I don't believe this. Nobody leaves Kismayo without bullets chasing you

Re: AL SHabaab in Jubba have broken up, leaders flee Kismaay

Posted: Thu Oct 07, 2010 5:06 am
by ciyaal_warta
abdalla11 wrote:I don't believe this. Nobody leaves Kismayo without bullets chasing you
:lol: :lol: :lol: true if we look @ kismayo's conflict history

Re: AL SHabaab in Jubba have broken up, leaders flee Kismaay

Posted: Thu Oct 07, 2010 5:10 am
by Somali_Boqor
Your are hiding your sources because none of them have an ounce of credibility. Stop trolling.

Re: AL SHabaab in Jubba have broken up, leaders flee Kismaay

Posted: Thu Oct 07, 2010 5:11 am
by abdalla11
ciyaal_warta wrote:
abdalla11 wrote:I don't believe this. Nobody leaves Kismayo without bullets chasing you
:lol: :lol: :lol: true if we look @ kismayo's conflict history
lool even if alshabaab threatened the guy and said leave or we will kill you, he would replied 'i'll take my chances i feel lucky today' :lol:

Re: AL SHabaab in Jubba have broken up, leaders flee Kismaay

Posted: Thu Oct 07, 2010 5:17 am
by ciyaal_warta
Somali_Boqor wrote:Your are hiding your sources because none of them have an ounce of credibility. Stop trolling.

how bout somaliweyn bro...its very credible site man :up:
abdalla11 wrote:
ciyaal_warta wrote:
abdalla11 wrote:I don't believe this. Nobody leaves Kismayo without bullets chasing you
:lol: :lol: :lol: true if we look @ kismayo's conflict history
lool even if alshabaab threatened the guy and said leave or we will kill you, he would replied 'i'll take my chances i feel lucky today' :lol:

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: yap nobody is gona leave dat precious city wifout a fight..but according 2 multiple sources they said its coz of the rift among them man...may be the guy wanted 2 save his arse