Tuuloyinka-Beerweeso iyo Xamilka- Degmada Ceelafweyn

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Ceelafweyn
Posts: 199
Joined: Sat Aug 29, 2009 3:29 pm

Tuuloyinka-Beerweeso iyo Xamilka- Degmada Ceelafweyn

Post by Ceelafweyn »

Dhamaan

Ila daawada quruxda tuulooyinka beerweeso iyo xamilka oo hoos yimada degmada dararweyne!

salama

CEERIGAABO- Booqashada Hadhwanaag iyo baaxada Barwaqada Gobolka sanaag. DAAWO SAWIRADA.
(Hadhwanaagnews) Thursday, October 07, 2010

http://hadhwanaagmedia.info/attached/u_ ... -0f_c5.jpg

Ceerigaabo-(HWN)Iyadoo ay tahay waqti roobaad ayaa waxaa noo suura gashay inaan booqano degaamo ka mida gobolka sanaag si aan u soo indho indhayno heerka barwaqada iyo baaxada roobabka ka da´aya gobolka sanaag.
hadaba waxaan booqanay laba tuulo oo la kala yidhaado BEER-WEESO IYO XAMILKA oo qiyaastii dhanka koonfureed kaga beegan magalada ceerigaabo isla markaana ka tirsan degmada ceel-afweyn ee gobolka sanaag

roobabkan ayaa biyo dhigay sila markaana soo saaray naq iyo barwaaqo aad u badan iyadoo xiligii aan safarkan ku gudo jirnayna ay goobaha aan booqanay intooda badani ay ka da´ayeen roobab mahiigaana kuwaasoo siwayn ay ugu diirsadeen uguna doogsadeen dadkii iyo duunyadiiba waxaana aad dooxoyinka ku arkaysaa xareedii oo dhex jiifta iyo naqii oo soo baxay

inkastoo ay roobabkani ku soo beegmeen xili ay jirtay abaar aad u adag iyo biyo la´aan xoog leh oo ka taagnayd degaamadan maadama ay dadku hore u isticmaali jireen berkedaha oo laga iibiyo dadka iyo duunyadaba isla markaana ay dhib badan ku haysay biyo la´aanta guud ahaan degaamadan

http://hadhwanaagmedia.info/attached/u_ ... 22f_c4.jpg

waxaa intaa raacda degaamada miyiga ah oo ah kuwo aad u kala fog xili ay dadka reer miyiga ahina ay dhibaato wayn ku qabeen dhaanka iyo ciidan yarida reeraha qaarkood oo ay ka haysatay dhibaato aad u culus

isku soo wada duuduuboo waxaa ay dadka degaanamadan aan booqaday ii sheegeen inay mararka qaarkood xitaa berkeduhu go´aan isla markaana ay caqabad ku noqoto, haatanse waxaa ay u muuqdaan kuwo aad u faraxsan oo ay wajiyadooda ka muuqato rayn rayn aad u badan oo la xidhiidha raxmada ilaahay u shubay iyo jiifitaanka ay xareedu dhulka jiifto taasoo ay haatan dad iyo duunyoba ka haqab beeli doonaan

http://hadhwanaagmedia.info/attached/u_ ... 48f_c2.jpg

http://hadhwanaagmedia.info/attached/u_ ... 48f_c1.jpg

Farxaan Maxamuud Xidig
Tell: +2522-4200447
Email: erigavo.som@gmail.com
Xafiiska Wararka Hadhwanagnews.com
ee gobolka sanaaag
Ceerigaabo Somaliland
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Tuuloyinka-Beerweeso iyo Xamilka- Degmada Ceelafweyn

Post by Mr_Alfaas »

Image

imika meeshasay ku leyihin wa xili robaad iyo wax an jirin....dhulku wa saxaro xagu quruxda usoo hadhay.
Ceelafweyn
Posts: 199
Joined: Sat Aug 29, 2009 3:29 pm

Re: Tuuloyinka-Beerweeso iyo Xamilka- Degmada Ceelafweyn

Post by Ceelafweyn »

Checks:

http://hadhwanaagmedia.info/attached/u_ ... 22f_c4.jpg

regards,
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: Tuuloyinka-Beerweeso iyo Xamilka- Degmada Ceelafweyn

Post by Dhaga Bacayl »

Mr_Alfaas wrote:Image

imika meeshasay ku leyihin wa xili robaad iyo wax an jirin....dhulku wa saxaro xagu quruxda usoo hadhay.

Waaba xaaluf. Bal may mada-weyn ama sayla soo eegaan... :lol:
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: Tuuloyinka-Beerweeso iyo Xamilka- Degmada Ceelafweyn

Post by Bohol iyo karaman »

Image

maxa ku dhacay xamilka oo ay la kori ladahay, 15 yrs ago intaas bay leekayd,

hadaa waxa laga dhisay Iskuul hoose dhexe,

Beerweeso ma ahaa magaalo waa dooxo xooluhu daaqaan
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Tuuloyinka-Beerweeso iyo Xamilka- Degmada Ceelafweyn

Post by Mr_Alfaas »

Dhaga Bacayl
Waaba xaaluf. Bal may mada-weyn ama sayla soo eegaan... :lol:
Surmo dheer la tiigsaday
Saqdii dhexena roob helay
Subixii bariisada
Sidoodaan jalleecada
Saxansaxo udgoon badan
Sanka kuula raacaa :lol:
abwaano hore aya ka gabyey sayla...................lakin marka aynu de dunida la barbardhigno de meel aynu ku dhacayna ma jirto below zero level weyi....

waxa ina diley wa faanka badan wlaahi somali hadaynu nahay.

Bohol iyo karaman wrote:Image

maxa ku dhacay xamilka oo ay la kori ladahay, 15 yrs ago intaas bay leekayd,

hadaa waxa laga dhisay Iskuul hoose dhexe,

Beerweeso ma ahaa magaalo waa dooxo xooluhu daaqaan
bohol...malaha de geeli aya dhameeyey dooga :lol: .15years ma sidaasay aheyd cajab walee.
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: Tuuloyinka-Beerweeso iyo Xamilka- Degmada Ceelafweyn

Post by Dhaga Bacayl »

Mr_Alfaas wrote:Dhaga Bacayl
Waaba xaaluf. Bal may mada-weyn ama sayla soo eegaan... :lol:
Surmo dheer la tiigsaday
Saqdii dhexena roob helay
Subixii bariisada
Sidoodaan jalleecada
Saxansaxo udgoon badan
Sanka kuula raacaa :lol:
abwaano hore aya ka gabyey sayla...................lakin marka aynu de dunida la barbardhigno de meel aynu ku dhacayna ma jirto below zero level weyi....

waxa ina diley wa faanka badan wlaahi somali hadaynu nahay.

OO beel sanaag iyi
ku surmiday saraar godan
saadalinaysoo
sugayaan inuu helo... :lol:

Waar heedha we have some great areas too walaahi. Daalo iyo buuraha gacan libaax, Sheikh iyo hareereheeda, hadi aad aragto Buuraha Baki ee boorama bari ka xiga iyo beeraha ku yaala waad yaabi lahayd. Xeebta dheer ee si kasta loogu raaxaysan karo bal eeg. Markaa waxna waynu ku fiican anahay waxna waynu ku xunahay. We just have learn how to "milk" our land accordinly. Hawdka iyo xoolaha marna dhimanaya marna kibraya sidi raha ee roobka uun daba cararayaa waa waxa inala hadhay walee. Nin reer guuraayi muxuu meel gaadhi! :down:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”