Abuu Mansuur oo beeniyey inay iskhilaafsanyihiin Al-Shabaab

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Abuu Mansuur oo beeniyey inay iskhilaafsanyihiin Al-Shabaab

Post by udun »

WAR DEG DEG AH: Abuu Mansuur "Uma Jawaabayo Dabaalada ilaahey cadawgiisa ah ee waxaan laabta u dejinayaa Shacabka Muslimiinta ah ee Beenta loo sheegay, wax Khilaaf ah oo Mujaahidiinta u dhexeeya majiraan".

Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo katirsan hogaanka sare ee Shabaabul Mujaahidiin ayaa tacliiq dheer ka jeediyay Masjidka Dabaqeynka ee degmada Yaaqshiid.


Abuu Mansuur ayaa shacabka Muslimiinta Muqdisho ugu hambalyeeya ka qayb qaadashada Xamlada Nihaayatul Muctadiin oo lagu wiiqay Maleeshiyadka DKMG ah.



"ma doonayo in aan u jawaabo Dabaalada iyo ilaahey cadawgiisa waxaan doonayaan in aan shacabka Muslimiinta Niyadooda dejiyo,ilaahey ayaa qur'aankiisa ku sheegay Cadawgu wuxuu doonayaa in uu Muslimiinta meel walba kala dagaalamo, majiraan wax khilaaf ah oo Mujaahidiinta u dhexeeya bal waxaaba Mujaahidiinta kusoo biiraya kuwa aan horay uga mid aheyn"ayuu yiri Abuu Mansuur.

Al-Qaa'id Abuu Mansuur ayaa ka taariikheeyey Xawaadis Ifki ah oo Umadda Muslimka ah soo martay sida dhacdadii Been abuurka aheyd ee lagu sameeyay Gurigii Nabi Muxamed Sallallaahu xaleyhi Wasalama.


"Ilaahey Cadawgiisa waxay rabaan in ay Murtidiinta iyo gaalada jabta ku dagaal geliyaan Mujaahidiinta ayaa Iskhilaaftay, waad hoogteen Ismakhilaafin Shacabka Muslimka ahna waxaan ugu bishaareynayaa in dhawaan ay bilaaban doonto Xamllo cusub oo cadawga lagu naafeynayo"ayuu hadalkiisa sii raaciyay Abuu Mansuur.


Xiligii uu Abuu Mansuur hadlayay waxaa hareertiisa taagnaa Sheekh Cali Dheere Afhayeenka Shabaabul Mujaahidiin oo warbaahinta cadawga ay maalmahan sheegayeen in ay is khilaafanyihiin, Macalin Burhaan ayaa isna jeediyay Khodbad qiima badan oo uu uga hadlayay qaabka loo cilaajin karo Tashwiishka Muslimiinta lagu dhaxfuro

Xigasho:Amiirnuur.com

Amiirnuur Media kala soco Codka iyo Sawirada Sheekha
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Abuu Mansuur oo beeniyey inay iskhilaafsanyihiin Al-Shab

Post by udun »

Isna waa dafiray warbaahintuna waxay leedahay waa iskhilaafsan yihiin, xagee marka runta loo raacaa?

Is it part of the pschylogical war waged against Al-Shabaab or is there some truth in it that they have splintered into two groups?

What about his denials?
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Abuu Mansuur oo beeniyey inay iskhilaafsanyihiin Al-Shab

Post by grandpakhalif »

Amiirnuur.com
:lol: :lol:
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Abuu Mansuur oo beeniyey inay iskhilaafsanyihiin Al-Shab

Post by ciyaal_warta »

udun
khudbada cinwankeeda fiiri there lies ur answer bro :up:
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Abuu Mansuur oo beeniyey inay iskhilaafsanyihiin Al-Shab

Post by AhlulbaytSoldier »

Ofcourse there is khilaaf, did you expect abu mansuur admitting so?
Udun, for once use that small brains of yours :up:
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Abuu Mansuur oo beeniyey inay iskhilaafsanyihiin Al-Shab

Post by udun »

ciyaal_warta wrote:udun
khudbada cinwankeeda fiiri there lies ur answer bro :up:
I agreed :up: :up:
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Abuu Mansuur oo beeniyey inay iskhilaafsanyihiin Al-Shab

Post by udun »

HutuKing01 wrote:Ofcourse there is khilaaf, did you expect abu mansuur admitting so?
Udun, for once use that small brains of yours :up:
Hutuking,

I am using my brain and if they are denying it any division I think we should leave it there. If no single official of Al-Shabaab is claiming that they are divided, how can we trust their opponents? Of course there are frictions within the leadership of any group but to say that they have splintered into two groups requires proofs and so far we have not seen the proof.
User avatar
nomadicwarlord
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5946
Joined: Wed Aug 27, 2008 1:56 am
Location: Ayaan Hirsi's guest room

Re: Abuu Mansuur oo beeniyey inay iskhilaafsanyihiin Al-Shab

Post by nomadicwarlord »

udun wrote:I am using my brain and if they are denying it any division I think we should leave it there. If no single official of Al-Shabaab is claiming that they are divided, how can we trust their opponents? Of course there are frictions within the leadership of any group but to say that they have splintered into two groups requires proofs and so far we have not seen the proof.
Udun, you sound like an Al-Shabaab spokesperson. No pun intended. :lol:
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Abuu Mansuur oo beeniyey inay iskhilaafsanyihiin Al-Shab

Post by udun »

Nomadic Warlord,

I am not their spokesperson and it is dangerous nowadays to be associated with Al-Shabaab but I am just being realistic. Where is the proof that they have splintered into two groups? All I have asked is proof. Since no proof is presented, their denial is going to put the whole story into a rest.
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Abuu Mansuur oo beeniyey inay iskhilaafsanyihiin Al-Shab

Post by grandpakhalif »

udun you dont know anything about southern politics Abu Mansoor he withdrew all his troops from withehld al shabab areas such as Beledweyn Hiiraan and is currently regrouping to fight Axmed Godane.

Sida ay sheegayaan wararka ka imanayo magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa galabta halkaas isaga baxay ciidamo taabacsan Xarakada Al-Shabaab oo ka soo jeeda gobolada Bay iyo Bakool.




Wararku waxay intaas ku darayaan in ciidamadan ay bilaabeen in saacadihii u dambeeyey in ay ka ruqaansadaan saldhigyo ay Beledweyne ka joogeen, xoogagan oo tiradoodu dhan tahay 100-askari, watana saddex gaari oo nooca dagaalka ah ayaa u jiheystay dhanka Bay iyo Bakool oo markii horaba ay ka yimaadeen.


Dadka deegaanka ayaa xaqiijiyey in dhaqdhaqaaqa ay ciidankan ku guurayaan si weyn Beledweyne looga dareemayey.


Lama oga sababta ay uga tageen magaalada Beledweyne oo kamid ah goobaha ay ku xooggan yihiin Shabaab, waxaase la aaminsan yahay in ka bixitaankooda ay qeyb ka tahay khilaafka ka dhex-aloosan hoggaamiyeyaasha ururka taasoo horseeday sida la sheegay in ciidamadiisii Muqdisho ka joogay uu kala baxo Sheekh Muqtaar Roobow Abuu-Mansuur, isuguna geeyey Baydhabo.


Mas'uul u hadlay maamulka gobolka Hiiraan ee Al-Shabaab waxaa laga soo xigtay in dagaalyanada ku haray magaalada ay sugi doonaan amniga.


Murankan hadda soo shaac baxay ayaa la hadal hayaa in uu ka dhex-taagan yahay hoggaamiyaha Al-Shabaab Axmed Cabdi Godane iyo Abuu-Mansuur, kaasoo saldhig ku haya kadib markii sida wararku tibaaxayaan saraakiil daacad u ah Sheekh Roobow si xun loola dhaqmay.
User avatar
nomadicwarlord
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5946
Joined: Wed Aug 27, 2008 1:56 am
Location: Ayaan Hirsi's guest room

Re: Abuu Mansuur oo beeniyey inay iskhilaafsanyihiin Al-Shab

Post by nomadicwarlord »

Udun - There are a lot of stories out there of the leadership being in disarray. I hope those stories are true because we don't want these groups on a war path to continue jeopardizing the lives of innocent civilians.
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Abuu Mansuur oo beeniyey inay iskhilaafsanyihiin Al-Shab

Post by ciyaal_warta »

udun wrote:
ciyaal_warta wrote:udun
khudbada cinwankeeda fiiri there lies ur answer bro :up:
I agreed :up: :up:

bro maxaa ka fahantay cinwaanka khudbada aniga waxaan ka fahmay inay is khilaafsan yihiin ..adiga maxaa ku baxay ?
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Abuu Mansuur oo beeniyey inay iskhilaafsanyihiin Al-Shab

Post by udun »

Aniga waxaa ii baxay in khilaaf jirey laakiin aanu ahayn sida loo buunbuuninayo.
User avatar
HalfDzed
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 948
Joined: Fri Sep 10, 2010 1:41 pm
Location: If you cook 'em right - they're delicious!

Re: Abuu Mansuur oo beeniyey inay iskhilaafsanyihiin Al-Shab

Post by HalfDzed »

Alshabaab is a dying organization. No surprises with the way things are happening. It was based on qabyaalad & unfair practices, hiding behind the banner of Islam when it was all a power trip gimmick. They will blow away in to the wind like so many others, but it will leave a bad taste in people's mouths for a very long time, because people will find it harder to trust religion rule again and will easily opt for non-shari'ah rule. There's nothing sacred anymore.
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Abuu Mansuur oo beeniyey inay iskhilaafsanyihiin Al-Shab

Post by ciyaal_warta »

udun wrote:Aniga waxaa ii baxay in khilaaf jirey laakiin aanu ahayn sida loo buunbuuninayo.
same here :up: :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”