Mas’uuliyiintii Nation Link Released from Las Qoray

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Mas’uuliyiintii Nation Link Released from Las Qoray

Post by Siciid85 »

Well done to Badhasabka Sanaag Abdi Hurre who pressured the las qoray madaxdhaqameed to release those citizens earlier on last week. :up:


Laasqoray(OWN) -Hawl-wadeennadan Shirkadda Nation Link oo Isniintii toddobaadkii hore koox degaanka Laasqoray u dhashay ay halkaas ku afduubteen kaddibna ula keceen dhinaca buuraleyda (Mashcaleed) ayaa sida ay noo xaqiijiyeen wararka aannu degaankaas ka helnay waxa si shuruud la’aan ah gelinkii danbe ee Jimcaha loo sii daayey mas’uuliyiintaas.

Arrinta sii deynta mas’uuliyiintan ayaa dhawrkii maalmood ee halkaas ay ku afduubnaayeen waxa ka hawl galay madax-dhaqameedyada uu hormuufdka ka yahay Ugaas-Maakhiri iyo waxgarad badan oo degaankaas u dhashay.

Waxana wararku intaas ku dareen in mas’uuliyiintan iyo baabuurkii ay wateen la filayo maalinta Sabtida in ay soo gaadhi doonaan magaala-madaxda gobolka Sanaag ee Ceerigaabo.


Oodweynenews.com/Ceerigaabo
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Mas’uuliyiintii Nation Link Released from Las Qoray

Post by Mr_Alfaas »

:up: WellDone. :sland: :up:
User avatar
Monk-of-Mogadishu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4962
Joined: Mon Oct 08, 2007 1:06 pm
Location: The thought of gemini07 and her family getting rich sends chills down my spine

Re: Mas’uuliyiintii Nation Link Released from Las Qoray

Post by Monk-of-Mogadishu »

------------
Last edited by Monk-of-Mogadishu on Sun Oct 10, 2010 12:32 am, edited 1 time in total.
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Mas’uuliyiintii Nation Link Released from Las Qoray

Post by Goljano Lion »

God bless makhritians and their Tuna ways :sland: :up:
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Mas’uuliyiintii Nation Link Released from Las Qoray

Post by Goljano Lion »

Saciid
did you notice, Jeberitgii sxb terrorista miidhan bay wada noqdeen :lol:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Mas’uuliyiintii Nation Link Released from Las Qoray

Post by Siciid85 »

Goljano Lion wrote:Saciid
did you notice, Jeberitgii sxb terrorista miidhan bay wada noqdeen :lol:

:lol:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Mas’uuliyiintii Nation Link Released from Las Qoray

Post by Siciid85 »

Goljano Lion wrote:God bless makhritians and their Tuna ways :sland: :up:


:up: .
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”