Page 1 of 1

Wafdi ka socda Central State Somalia oo gaaray Nairobi

Posted: Sat Oct 09, 2010 2:29 am
by CoolPoisons
Wafdi ka socoda Bartamaha Somalia oo Nairobi gaaray+Sawiro

xubnaha wafdigaan ee uu hugaaminiyo mudane Maxamed Xaashi ayaa qorsheeniyo in ay dhisaan maamul goboleedka cusub ee Soomaali Canter Stated iyagoo shiraar la yeelan doono uqaasha iyo wax garadka ka soo jeedo maamul goboledkaas waxaana xubanaha wafdigaan isgu jireen 14 xubnood oo uu hugaaminiyay mudane maxamed xaashi cabdi kuwaaso ay ka mid ahaayeen 1 Maxamed Xaanshi Cabdi 2 maxamed xayir nuur 3 Maxamed cabdulaahi 4 Maxamed cali xasan 5 Alanka Xasan 6 Axmed Cabdule 7 Cabdi wali Maxamuud guuled 8Amino Cali Maxamed 9Cadar aadan guud 10 Keef Aadan Cilmi 11 saahro Yuure 12 Safiyo SH Daahir cabdi iyo xubno kale oo badan

imaasha wafdigaan ayaa salka ku heeyso u gogol xaarida dhismo balaaran oo uu yeesho mamul gobolledka Soomaali Canter Stated oo lagu wado in dhowaan laga hirgalsho bartamaha wadanka soomaaliya gaar ahaan gobolka galgaduud dhismaha maamul goboleedyada ayaa ku soo beegmeyso xili uu dalka soomaaliya ay ka hana qaadiyaan dhismiyaal maamul goboleedyo ku saleysan nidaamka fadraalka iyadoo hadii uu nidaamkaasi haduu hirgalo uu noqniyo mid gobolada dalka soomaaliya ay ku noqniyaan statedyo taaso aqirku keeneyso in nidaam balaan oo lagu mideeniyo dalka dowlad dhaxe oo ay ku mideysan yihin maamul goboledyada uu dalka ka hirgali doono

Image

Image

Image

Image

Image

Re: Wafdi ka socda Central State Somalia oo gaaray Nairobi

Posted: Sat Oct 09, 2010 2:29 am
by CoolPoisons
soon well have 2 sister states

Central State and Jubaland :up: :up: :up: :up:

Re: Wafdi ka socda Central State Somalia oo gaaray Nairobi

Posted: Sat Oct 09, 2010 2:39 am
by new-york24
I guess it doesnt hurt to dream :up:

Re: Wafdi ka socda Central State Somalia oo gaaray Nairobi

Posted: Sat Oct 09, 2010 2:41 am
by ToughGong
new-york24 wrote:I guess it doesnt hurt to dream :up:
No soliciting the threadie NY :mrgreen:

Central State and Jubaland :up:

Re: Wafdi ka socda Central State Somalia oo gaaray Nairobi

Posted: Sat Oct 09, 2010 2:52 am
by CoolPoisons
Waryaa seemeyer, war ninyaho maxaad ayamahan iga leexanaysay.

Salaanteyda waad diiday, jabhad ayaa isku badashay

Re: Wafdi ka socda Central State Somalia oo gaaray Nairobi

Posted: Sat Oct 09, 2010 3:01 am
by Monk-of-Mogadishu
I support Central State, but why don't they hold the meetings in Cabudwaaq since its free? Otherwise they just look like qurbojoog tourists like all the other fake states. Other than that, I look forward to joint Puntland-Central State missions. :up:

Re: Wafdi ka socda Central State Somalia oo gaaray Nairobi

Posted: Sat Oct 09, 2010 3:02 am
by ToughGong
Salaanteyda waad diiday,
How so sxb, my acknowledging your thread was my way of saying Wag 1

Re: Wafdi ka socda Central State Somalia oo gaaray Nairobi

Posted: Sat Oct 09, 2010 3:06 am
by new-york24
seemeyer wrote:
new-york24 wrote:I guess it doesnt hurt to dream :up:
No soliciting the threadie NY :mrgreen:

Central State and Jubaland :up:
Its my way of encouraging the youth,when they dream they should dream big :up:

Re: Wafdi ka socda Central State Somalia oo gaaray Nairobi

Posted: Sat Oct 09, 2010 3:13 am
by ciyaal_warta
:up: :up:

let everyone rule their own tuulo ..federalism is da way forward :up:

Re: Wafdi ka socda Central State Somalia oo gaaray Nairobi

Posted: Sat Oct 09, 2010 6:47 am
by Murax
Ny24,

Why u hating

Re: Wafdi ka socda Central State Somalia oo gaaray Nairobi

Posted: Sat Oct 09, 2010 9:12 am
by grandpakhalif
Nice job :up: