After he returns from Libya, our dear hotel manager will announce his new assistant manager.Xilkan, waxaa dadaal ugu jira tiro siyaasyiin Soomaaliyeed ah, kuwaasoo la hadlay saxaafadda sheegayna inay kasoo bixi karaan howsha culus ee hortaalla Ra'iisul wasaaraha cusub, iyadoo la filayo inuu ka yimaado dhinaca Puntland, maadaama ay dowladdu ku dhisan tahay nidaamka 4.5.
