Qori indho iyo dhego la






Moderator: Moderators
dadka nooli hadday saamaxaana kuwa dhintay ee la laayay ayaa loo haystaa oo ilaahay kala xisaabtami maalinta qiyaamaha.Voltage wrote:Ilaahay ha caafiyo. If the prophet used to forgive his worst enemies, I don't know how people cannot forgive this frail man in his last years.
Yaa yiri inuu towbad keenin? wax kasta la iskama yiraahdo ninyo.Anyways Allah haana cafiyo kuligeenHalfDzed wrote:He looks like he's got some kind of a terminal illness.
Ilaaheey ha hanuuniyo. Walee waa khasaaro haduu sidaas ku dhinto, isagoo weligiis Alle u towbad keenin.
Dadkaan waa heartless sooma aha. Wallahi nin imaan leh baa tahay and that is why you have naxariis.LiQaaye_TDH wrote:Ninyow Bahal dhintay ayaad tahay.... I saw this Video, wallahi i felt so sorry for this dude...
Berke sxb,.... Dadka Halkan ku jira some of them, they are really mentally sick, and waxa ka Tagtay Binoaadanimadi, No Matter how much i hate a 1person, there will always be a time when i forgive them!!!!Berke wrote:Dadkaan waa heartless sooma aha. Wallahi nin imaan leh baa tahay and that is why you have naxariis.LiQaaye_TDH wrote:Ninyow Bahal dhintay ayaad tahay.... I saw this Video, wallahi i felt so sorry for this dude...