Page 1 of 1

Col. Cabdulaahi yusuf ma sidanaa uu danbaysey> Watch

Posted: Sat Oct 09, 2010 6:28 am
by Bohol iyo karaman
[youtube]QYt2nDl78-s&feature[/youtube]

Qori indho iyo dhego la :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: ina ilaha, aduunyo

Re: Col. Cabdulaahi yusuf ma sidanaa uu danbaysey> Watch

Posted: Sat Oct 09, 2010 8:12 am
by LiQaaye_TDH
Ninyow Bahal dhintay ayaad tahay.... I saw this Video, wallahi i felt so sorry for this dude...

Re: Col. Cabdulaahi yusuf ma sidanaa uu danbaysey> Watch

Posted: Sat Oct 09, 2010 10:26 am
by Cumar-Labasuul
Wow, age has finally caught up with him :|

Re: Col. Cabdulaahi yusuf ma sidanaa uu danbaysey> Watch

Posted: Sat Oct 09, 2010 11:23 am
by Cali_Gaab
Subxanallah, ma wax lagu qoslo baa? Kani waa bilaa diin iyo caqli, khasaaro!

Re: Col. Cabdulaahi yusuf ma sidanaa uu danbaysey> Watch

Posted: Sat Oct 09, 2010 11:35 am
by LiQaaye_TDH
Cumar is not really age, but more like Xanuun ku dhacay.....

Re: Col. Cabdulaahi yusuf ma sidanaa uu danbaysey> Watch

Posted: Sat Oct 09, 2010 11:38 am
by HalfDzed
He looks like he's got some kind of a terminal illness.

Ilaaheey ha hanuuniyo. Walee waa khasaaro haduu sidaas ku dhinto, isagoo weligiis Alle u towbad keenin.

Re: Col. Cabdulaahi yusuf ma sidanaa uu danbaysey> Watch

Posted: Sat Oct 09, 2010 11:40 am
by Siciid85
It looks like habarkii daadkii uu dhiilay (innocent people) since 1977 ba ku dhacay.

Re: Col. Cabdulaahi yusuf ma sidanaa uu danbaysey> Watch

Posted: Sat Oct 09, 2010 12:12 pm
by kaliil
:lol: :lol: :lol: :lol:

inkaarqabaha habaarkii dadkaa ku dhacay kama naxayana.

Re: Col. Cabdulaahi yusuf ma sidanaa uu danbaysey> Watch

Posted: Sat Oct 09, 2010 12:45 pm
by Voltage
Ilaahay ha caafiyo. If the prophet used to forgive his worst enemies, I don't know how people cannot forgive this frail man in his last years.

Re: Col. Cabdulaahi yusuf ma sidanaa uu danbaysey> Watch

Posted: Sat Oct 09, 2010 12:49 pm
by kaliil
Voltage wrote:Ilaahay ha caafiyo. If the prophet used to forgive his worst enemies, I don't know how people cannot forgive this frail man in his last years.
dadka nooli hadday saamaxaana kuwa dhintay ee la laayay ayaa loo haystaa oo ilaahay kala xisaabtami maalinta qiyaamaha.

Re: Col. Cabdulaahi yusuf ma sidanaa uu danbaysey> Watch

Posted: Sat Oct 09, 2010 4:30 pm
by abdalla11
HalfDzed wrote:He looks like he's got some kind of a terminal illness.

Ilaaheey ha hanuuniyo. Walee waa khasaaro haduu sidaas ku dhinto, isagoo weligiis Alle u towbad keenin.
Yaa yiri inuu towbad keenin? wax kasta la iskama yiraahdo ninyo.Anyways Allah haana cafiyo kuligeen

Re: Col. Cabdulaahi yusuf ma sidanaa uu danbaysey> Watch

Posted: Sat Oct 09, 2010 5:59 pm
by Berke
LiQaaye_TDH wrote:Ninyow Bahal dhintay ayaad tahay.... I saw this Video, wallahi i felt so sorry for this dude...
Dadkaan waa heartless sooma aha. Wallahi nin imaan leh baa tahay and that is why you have naxariis.

Re: Col. Cabdulaahi yusuf ma sidanaa uu danbaysey> Watch

Posted: Sat Oct 09, 2010 7:12 pm
by KyrieJama
Illahi ha cafiyo Abdulahi Yusuf ninkan waa nin bilaa ah oo geesi ah.

Re: Col. Cabdulaahi yusuf ma sidanaa uu danbaysey> Watch

Posted: Sun Oct 10, 2010 3:13 am
by LiQaaye_TDH
Berke wrote:
LiQaaye_TDH wrote:Ninyow Bahal dhintay ayaad tahay.... I saw this Video, wallahi i felt so sorry for this dude...
Dadkaan waa heartless sooma aha. Wallahi nin imaan leh baa tahay and that is why you have naxariis.
Berke sxb,.... Dadka Halkan ku jira some of them, they are really mentally sick, and waxa ka Tagtay Binoaadanimadi, No Matter how much i hate a 1person, there will always be a time when i forgive them!!!!

Re: Col. Cabdulaahi yusuf ma sidanaa uu danbaysey> Watch

Posted: Sun Oct 10, 2010 4:46 am
by Lord Diplock
I can't believe people are getting excited about the thought of A.Yussuf's imminent demise, waar feel sorry for the old man, we are all dying anyway.

I guess 'his' liver is killing him, the liver is a very important organ and it seems in his case, it is starting to deteriorate progressively until he ultimately dies. or maybe he is dying of old age, he could be in his late 80s, who knows?