Sharif Hotel oo raba inuu afgambiyo qorshaha Jubboyinka

Madaxweynaha DKMG ee Somalia Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa isbuucan gudihiisa waraaq xasaasi ah usoo diray madaxweynaha dalka Kenya Mwai Kibaki, Arimaha kuxusan waraaqda Sheekh Shariif ayaa waxaa ugu muhiimsanaa in dhamaan wax alaale wixii qorshe ah oo ay Kenya u diyaarisay Jubooyinka inay kuwareejiso loogana dambeeyo wasiirka maaliyada DKMG Xuseen Cabdi Xalane.
Madaxweynaha Kenya ayaa laga dhawrayaa inuu jawaab kabixiyo codsiga Sheekh Shariif kahor 12/10/2010 oo ah maalinta Sheekh Shariif uu kusoo laaban doono magaalada Nairobi.
Sheekh Shariif iyo Xuseen Xalane ayaa hada kuwada maqan magaalada sirta ee dalka Libya halkaas oo ay kaga qeybgalayaan shirka madaxda dalalka Carabta.
"Qorshaha jubooyinka" ee Sheekh Shariif codsaday in lagu wareejiyo Xuseen Cabdi Xalane ayaa waxaa kamid ah ciidamadii lagu taba baray gudaha dalka Kenya ee uu madaxda ka ahaa Proff.Maxamed Cabdi Gaandi, iyo wax alaale wixii taageero iyo logistiko ahaa ee Kenya ugu talagashay "qorshaha jubooyinka".
Ma aha markii ugu horeysay uu Sheekh Shariif kacodsado Kenya in hogaanka qorshaha Jubooyinka lagu badalo cid kale oo aan ahayn Proff.Gaandi waxaana jirtay in codsi kanoo kale ahaa ay Kenya horay udiiday.Sheekh Shariif ayaad moodaa in codsigiisa hada uu aad uga baaraan dagay islamarkaana uu ku beegay xili xasaasi ah oo ay arimo badan taagan yihiin.
Si kastaba ha ahaatee waxaynu sugnaaba waa 12/10/2010 iyo jawaabta Kenya ay kabixiso codisga Sheekh Shariif.
Dhanaan.com

Re: Sharif Hotel oo raba inuu afgambiyo qorshaha Jubboyinka
Dameerkan awowgii la gubka Kalabka ah yaa meel fadhiisiya... 

- guhad122
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4958
- Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
- Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!
Re: Sharif Hotel oo raba inuu afgambiyo qorshaha Jubboyinka
Eeega,
That is what happens in "Dameer nin fuuli jiray madax laga dhigo". I blame the OGs for our weakness on this because we need establish our independent administration in Jubaland and forget about this Dameer and his lackeys. And by the way, don't expect much from Xalane as he is not ideology influenced like the Professor.
What is the obstacle in establishing Jubaland? I don't get; it has been two years since the word came about and yet nothing has been established.

We knew of Xalanle long ago when he was been named as Finance Minister, lots of people were saying kan ku kheyr soo wada ma'aha waa nin la wato.
The Jubbaland admin has been built but it has not been announced.For the past year the proffessor has been busy building up the institutions for the administration, the elders council(Goolaha Guurtida) has been sanctioned led by Sh.Khalif Gurre and Suldan Cabi Sonkor, the diaspora Jaaliyads, the Womens Organisations, the Intellectuals, The Youth Groups, Aid Organisations etc the Proffessor is heavy on administration and civil society because thats he's expertise, as for the Ciidamada there still training and organising.When there time comes we shall see what there abilities are,I hope there led by capable people.
So far so good on Jubboyinka.

The Jubbaland admin has been built but it has not been announced.For the past year the proffessor has been busy building up the institutions for the administration, the elders council(Goolaha Guurtida) has been sanctioned led by Sh.Khalif Gurre and Suldan Cabi Sonkor, the diaspora Jaaliyads, the Womens Organisations, the Intellectuals, The Youth Groups, Aid Organisations etc the Proffessor is heavy on administration and civil society because thats he's expertise, as for the Ciidamada there still training and organising.When there time comes we shall see what there abilities are,I hope there led by capable people.
So far so good on Jubboyinka.
- guhad122
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4958
- Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
- Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!
Re: Sharif Hotel oo raba inuu afgambiyo qorshaha Jubboyinka
But the sooner they implement this the better. While I respect Xalane, he is not my man for Ogaadeen affairs in Somalia. The Professor is the best qualified individual for that role! And it should stay that way. Did you see the pics when he came to MN, he was received like a national hero
I want the stupid Somalia Kenyans to know that Kismaayo is their city and as such they have responsibility to participate the Jubaland administration. Peaceful and prosperous Jubaland would mean a lot for NFD. They have to realize that.

I want the stupid Somalia Kenyans to know that Kismaayo is their city and as such they have responsibility to participate the Jubaland administration. Peaceful and prosperous Jubaland would mean a lot for NFD. They have to realize that.
Re: Sharif Hotel oo raba inuu afgambiyo qorshaha Jubboyinka
Horta Reer Waamo waa inay isa soo saaraan they have to take intiative, the rest is will come easy.Reer NFD will support them and many of the facilitation and abaabul is being conducted by them at moment.Its silly reer waamo are in refugee camps when they should be in Afmadow, Kismayo, Badhaadhe, Buale,etc, if they dont make the move, I promise even this current programme will fail.
- Hard-Rock
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1419
- Joined: Sat Nov 18, 2006 8:16 pm
- Location: Azania state of Somalia
Re: Sharif Hotel oo raba inuu afgambiyo qorshaha Jubboyinka
lol@waraaq xasaasi
Hanqadh, Inader don't waste your time on these sites. Stay tunned and you will hear big news in the next few days. I would give details but our renegade Ugaas(NY) will snitch on us

Hanqadh, Inader don't waste your time on these sites. Stay tunned and you will hear big news in the next few days. I would give details but our renegade Ugaas(NY) will snitch on us

- guhad122
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4958
- Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
- Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!
Re: Sharif Hotel oo raba inuu afgambiyo qorshaha Jubboyinka

Walee kaasi naga bax...Ilaahoow noo soo hanuuni....
By the way now that we know Ilka-Yars have been given the premier position, it is very clear that Dameer Madoobe's mission is to destroy the Jubaland agenda. Absame need to act quickly and establish their power.
- Hard-Rock
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1419
- Joined: Sat Nov 18, 2006 8:16 pm
- Location: Azania state of Somalia
Re: Sharif Hotel oo raba inuu afgambiyo qorshaha Jubboyinka
Guhaad, Absame leaders rejected to even declare candidancy, only person who campaigned for this opening was Halane but he is unfortunately broken the promise he made when he met the Absame leaders in Nairobi, the deal was to support the program or stay away from it but he'd been working against the program ever since he was named minister so he lost the core support. Now, the funny thing is, Halane is fighting for his minister position, rumor has it, the Donkey wants to put Jees as the defense minister which means Halane is outguhad122 wrote:![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
Renegade NY
Walee kaasi naga bax...Ilaahoow noo soo hanuuni....
By the way now that we know Ilka-Yars have been given the premier position, it is very clear that Dameer Madoobe's mission is to destroy the Jubaland agenda. Absame need to act quickly and establish their power.

To make sure that scenario does not happen, Halane is campaigning to retain his seat.
One thing I can assure you, neither Donkey is moodey Sherif nor the selected PM can interfere the program and like I say we have multiple events lined up next few days and you will see me posting about them soon.
- guhad122
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4958
- Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
- Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!
Re: Sharif Hotel oo raba inuu afgambiyo qorshaha Jubboyinka
Good analysis HardRock. I know people who know Xalane very well and the word is he is a typical politician who only cares about himself. He is not an ideology man and I don't believe he can be trusted with Jubaland affairs. I like how the Absame Guurti are handling the Jubaland affairs and sticking to their man; the Professor.
A united Absame will be a force to reckon with. Keep us posted please.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 14602
- Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
- Location: Praying for peace in the south.
- new-york24
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2800
- Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
- Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO
Re: Sharif Hotel oo raba inuu afgambiyo qorshaha Jubboyinka
Hard-Rock wrote:lol@waraaq xasaasi![]()
Hanqadh, Inader don't waste your time on these sites. Stay tunned and you will hear big news in the next few days. I would give details but our renegade Ugaas(NY) will snitch on us

- Hard-Rock
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1419
- Joined: Sat Nov 18, 2006 8:16 pm
- Location: Azania state of Somalia
Re: Sharif Hotel oo raba inuu afgambiyo qorshaha Jubboyinka
General Guhad, as far as I'm concern Jubbaland is as safe as my savings account. We are not running warlord gig, we are in business of nation/state building. We are laying the foundation for strong pillars that will allow us to stay on top for ever. We have been ready militarily, we have been ready administratively and now we are putting together the final touches. All the intelligent work we are conducting is all executed by Absames. No one can come to this region, finito for all the Moryaans 

- Hard-Rock
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1419
- Joined: Sat Nov 18, 2006 8:16 pm
- Location: Azania state of Somalia
Re: Sharif Hotel oo raba inuu afgambiyo qorshaha Jubboyinka
NY24
I didn't think you were around

I didn't think you were around

- new-york24
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2800
- Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
- Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO
Re: Sharif Hotel oo raba inuu afgambiyo qorshaha Jubboyinka
waa iska caadi,i understand your concernsHard-Rock wrote:NY24![]()
![]()
![]()
I didn't think you were around

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 464 Views
-
Last post by Faranacab
-
- 0 Replies
- 296 Views
-
Last post by Somali_4Life
-
- 7 Replies
- 610 Views
-
Last post by zingii
-
- 14 Replies
- 1017 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 17 Replies
- 46 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 11 Replies
- 99 Views
-
Last post by Samatr
-
- 10 Replies
- 873 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 2 Replies
- 781 Views
-
Last post by MrPrestige