Page 1 of 1

World Renowned track runner Haile meets with ONLF

Posted: Sun Oct 10, 2010 8:55 am
by grandpakhalif
Image

Image

Waxa Hotelka ay degan yihiin ururka ONLF ugu yimid ordaaga caanka ah ee Haile Gebrselassie (oo ah ninka dhexda ku jira masawirkan ee Calanka Itoobiya sida.)

Ordaagan ayaa sedex mar ku guuleystey orodada dhaadheer, una soo hooyey bilado dahab ah wadanka Ethiopia. Ordaagan ayaa maalin kasta orda lixdan kilo meter siisocod iyo soo socod.

Ordaagan oo xiriir badan ay ka dhexeeyeen Gudoomiyaha ururka ONLF Enj. Saalaxdiin Macow, ayaa aad ugu farxay markii uu maqlay Eng. Saalax diin oo ku sugan magaalada Addis Ababa. Ordaagan ayaa ku soo booqday hotelka, una balan qaaday in uu ku casuumi doono beer weyn oo uu ku leeyehay meel looga socdo caasimada sedex saacadood.

Guji halkan si aad u aragto qaar ka mid ah masawirada ONLF iyo ordaaga caanka ah ee Haile Gebrselassie

Ordaagan ayaa ereyo kooban ka soo jeediyey qolka shirarka ee hotelka uu leeyahay markii u la kulmayey xubnaha ugu sareeya ee ururka ONLF iyo marti sharaftii ka timid wadanka dibadiisa. Ordaagan ayaa yiri markii aan qurbaha kula kulmay gudoomiyaha aniga iyo isagaba waxa naloo arkayey dad walaal ah, marka sababta anagoo dhulkeena wada joogna aanu walaalo u noqon weyney oo aanu nabad ugu wada noolaan weyney, ma garanayo.

Sidoo kale waxa la socdey ordaaga caanka ah Mr. Xeyle Gebresalasa wafti kale oo balaaran uuna hogaaminayey Dinial Gabrasalasa, labo professor iyo nin isago hore u ahaan jirey safiir u fadhiya Ethiopia wadamada yurub. Waftigan ayaa iyagana ka yiri shirka ereyo kooban oo ku saabsanaa macaanka ay leedehay nabada iyo wadaninimada. Ugudanbeyntii, gudoomiyaha ayaa u mahad celiyey ordaaga iyo waftiga la socday ee ku soo booqday hotelka weyn ee uu ka degan yahay magaalada Addis Ababa.

Hoos ka daawo ordaaga caanka ah ee Haile Gebrselassie:

[youtube]ZCARH83vZpw&feature=player_embedded[/youtube]

Re: World Renowned track runner Haile meets with ONLF

Posted: Sun Oct 10, 2010 9:06 am
by Oxidant
:lol: :lol:

Ethiopia has to use its biggest weapon aka their biggest sport start to try and convince the world there is a peace agreement. Look at the first picture, the Somali looks like being restrained

Re: World Renowned track runner Haile meets with ONLF

Posted: Sun Oct 10, 2010 12:48 pm
by EEGA9
If you refer to them as ONLF mar dambe you will be banned from this section you little shit :twisted:

Re: World Renowned track runner Haile meets with ONLF

Posted: Sun Oct 10, 2010 4:16 pm
by Teeri
EEGA9 wrote:If you refer to them as ONLF mar dambe you will be banned from this section you little shit :twisted:
Marehans, you have been warned duely.take heed, let your propogandad die just like your uncle Huuraale!!