http://hadhwanaag.com/detail.asp?id=21508
Is this a joke????
Moderator: Moderators
Is this a joke????
Waa maxay bahdilaadan bilaabatey ee dumarka loogu tumaneya?
http://hadhwanaag.com/detail.asp?id=21508
http://hadhwanaag.com/detail.asp?id=21508
- KingWaslawi
- SomaliNet Super

- Posts: 5296
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: Is this a joke????
Helwa isagu laba keliya ayuu habeen wada aroosee, anigu waxaan ku tala jiraa, inaan habeen kaliya afar dumara wada aroosto, isku goobna, xaflad weyn ugu sameeyo.
Markaasaan dhexda u galayaa! labana midigta ha iga fadhiisato labana bidixda. EESH QIYAASAK.

- SultanOrder
- Posts: 21695
- Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
- Location: Peace!
Re: Is this a joke????
Real mystery is which one is he going to go to first?
Great Guy
Great Guy
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Is this a joke????
Dumarka cidi ma qasbine iyagaa ninka raacay oo ogolaaday ina labadooda isku habeen la arooso. Bahdilaad maaha haddaan la qasbin.
Re: Is this a joke????
Oo maxaad ko kordhini afar naagood when ur tiny d is on life supportNorthwind wrote:Helwa isagu laba keliya ayuu habeen wada aroosee, anigu waxaan ku tala jiraa, inaan habeen kaliya afar dumara wada aroosto, isku goobna, xaflad weyn ugu sameeyo.
Markaasaan dhexda u galayaa! labana midigta ha iga fadhiisato labana bidixda. EESH QIYAASAK.
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Is this a joke????
Nin Dhallinyaro Ah Oo Habeen Kaliya Isku Wakhti Goob Kuwada Mehersaday Afar Dumar Ah, Si Uu U Beeniyo Fikir Ay Ka Qabtay Haweenay Hore Oo Uu Qabay.
(Hadhwanaagnews) Friday, October 08, 2010
Saudi Arabia-(HWN)- Nin u dhashay dalka Boqortooyadda Saudi Arabia ayaa lagu soo waramayaa in uu habeen kaliya isku wakhti goob kuwada mehersaday Afar Dumar ah si uu u tuso khalad ay xaaskiisu ka gashay.
Ninkan oo ay da”diisu ahayf 25 jir, oo u waramayay todobaadkan aynu ku jirno Wargeyska maalinlaha ah ee ku soo baxa afka Carabiga ee lagu magacaabo Alwatan ee ka soo baxa dalka Saudi Arabia, ayaa sheegay in xaaskiisu ay si bahdilan ula hadli jirtay xilli walba kuna carin jirtay in aanu guursan karin oo aanay jirin gabadh wax ku falaysa oo yeelaysa in uu guursado.
“Waxaan in badan ka xumaaday hadalada meelka dhaca ah ee ka soo yeedhaya xaaskeyga, kuwaas oo aakhirkii igu kalifay in aan indhaheeda oo Shan ah tuso in aan guursan karo oo ay jiraan dumar badan oo u heelan guurkeyga, waanan ku guulaystay”, ayuu yidhi.
Waraysiga uu ninkani siiyay wargeyskan ayuu ku xusay in uu furay xaaskiisii hore maadaama uu habeen kaliya wada mehersaday Afar dumar ah, isaga oo ka dhawaajiyay in aanay Diinta Islaamku u ogolayn in uu Shan Dumar ah wada qabo.
Wargeyska Alwatan, waxa uu sheegay in Ninkani uu Afartan Dumar ah ee uu mehersaday uu ka bixiyay meher gaadhaya 78 Kun oo Dollarka Maraykanka ah, qorshihiisuna uu yahay in uu goob keliya ugu wada dhigo xaflad aroos oo kulmisa Afartiisa xaasba.
http://www.hadhwanaag.com/detail.asp?id=21482

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Is this a joke????
Helwa... Ninkan Northwind waa Nin HJ, his D waxa lagu Koriyay Hilib geel
Re: Is this a joke????
kaliil wrote:Dumarka cidi ma qasbine iyagaa ninka raacay oo ogolaaday ina labadooda isku habeen la arooso. Bahdilaad maaha haddaan la qasbin.
waa bahdilaad iyo nus..ma labo aroos bu oo sameen kari waayey.Waxaas waa show, naagahan garan maayo waxa ka si ahe...wuxuun bey ugu galeen.
- KingWaslawi
- SomaliNet Super

- Posts: 5296
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: Is this a joke????
kaliil wrote:Nin Dhallinyaro Ah Oo Habeen Kaliya Isku Wakhti Goob Kuwada Mehersaday Afar Dumar Ah, Si Uu U Beeniyo Fikir Ay Ka Qabtay Haweenay Hore Oo Uu Qabay.
(Hadhwanaagnews) Friday, October 08, 2010
Saudi Arabia-(HWN)- Nin u dhashay dalka Boqortooyadda Saudi Arabia ayaa lagu soo waramayaa in uu habeen kaliya isku wakhti goob kuwada mehersaday Afar Dumar ah si uu u tuso khalad ay xaaskiisu ka gashay.
Ninkan oo ay da”diisu ahayf 25 jir, oo u waramayay todobaadkan aynu ku jirno Wargeyska maalinlaha ah ee ku soo baxa afka Carabiga ee lagu magacaabo Alwatan ee ka soo baxa dalka Saudi Arabia, ayaa sheegay in xaaskiisu ay si bahdilan ula hadli jirtay xilli walba kuna carin jirtay in aanu guursan karin oo aanay jirin gabadh wax ku falaysa oo yeelaysa in uu guursado.
“Waxaan in badan ka xumaaday hadalada meelka dhaca ah ee ka soo yeedhaya xaaskeyga, kuwaas oo aakhirkii igu kalifay in aan indhaheeda oo Shan ah tuso in aan guursan karo oo ay jiraan dumar badan oo u heelan guurkeyga, waanan ku guulaystay”, ayuu yidhi.
Waraysiga uu ninkani siiyay wargeyskan ayuu ku xusay in uu furay xaaskiisii hore maadaama uu habeen kaliya wada mehersaday Afar dumar ah, isaga oo ka dhawaajiyay in aanay Diinta Islaamku u ogolayn in uu Shan Dumar ah wada qabo.
Wargeyska Alwatan, waxa uu sheegay in Ninkani uu Afartan Dumar ah ee uu mehersaday uu ka bixiyay meher gaadhaya 78 Kun oo Dollarka Maraykanka ah, qorshihiisuna uu yahay in uu goob keliya ugu wada dhigo xaflad aroos oo kulmisa Afartiisa xaasba.
http://www.hadhwanaag.com/detail.asp?id=21482
Kaliil inaar waa sida aan is leeyahay adiguna aad samaysid! Ninkaasi raggeedii buu ahaa.
Re: Is this a joke????
LiQaaye_TDH wrote:![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
@ Your Tiny D is on Life support
Helwa... Ninkan Northwind waa Nin HJ, his D waxa lagu Koriyay Hilib geel
Liqaaye,
Xabad ha ku eekaadu.
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Is this a joke????
Northwind wrote:kaliil wrote:Nin Dhallinyaro Ah Oo Habeen Kaliya Isku Wakhti Goob Kuwada Mehersaday Afar Dumar Ah, Si Uu U Beeniyo Fikir Ay Ka Qabtay Haweenay Hore Oo Uu Qabay.
(Hadhwanaagnews) Friday, October 08, 2010
Saudi Arabia-(HWN)- Nin u dhashay dalka Boqortooyadda Saudi Arabia ayaa lagu soo waramayaa in uu habeen kaliya isku wakhti goob kuwada mehersaday Afar Dumar ah si uu u tuso khalad ay xaaskiisu ka gashay.
Ninkan oo ay da”diisu ahayf 25 jir, oo u waramayay todobaadkan aynu ku jirno Wargeyska maalinlaha ah ee ku soo baxa afka Carabiga ee lagu magacaabo Alwatan ee ka soo baxa dalka Saudi Arabia, ayaa sheegay in xaaskiisu ay si bahdilan ula hadli jirtay xilli walba kuna carin jirtay in aanu guursan karin oo aanay jirin gabadh wax ku falaysa oo yeelaysa in uu guursado.
“Waxaan in badan ka xumaaday hadalada meelka dhaca ah ee ka soo yeedhaya xaaskeyga, kuwaas oo aakhirkii igu kalifay in aan indhaheeda oo Shan ah tuso in aan guursan karo oo ay jiraan dumar badan oo u heelan guurkeyga, waanan ku guulaystay”, ayuu yidhi.
Waraysiga uu ninkani siiyay wargeyskan ayuu ku xusay in uu furay xaaskiisii hore maadaama uu habeen kaliya wada mehersaday Afar dumar ah, isaga oo ka dhawaajiyay in aanay Diinta Islaamku u ogolayn in uu Shan Dumar ah wada qabo.
Wargeyska Alwatan, waxa uu sheegay in Ninkani uu Afartan Dumar ah ee uu mehersaday uu ka bixiyay meher gaadhaya 78 Kun oo Dollarka Maraykanka ah, qorshihiisuna uu yahay in uu goob keliya ugu wada dhigo xaflad aroos oo kulmisa Afartiisa xaasba.
http://www.hadhwanaag.com/detail.asp?id=21482
Kaliil inaar waa sida aan is leeyahay adiguna aad samaysid! Ninkaasi raggeedii buu ahaa.
Good luck, ilaahay hakuu fududeeyo
- KingWaslawi
- SomaliNet Super

- Posts: 5296
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: Is this a joke????
kaliil wrote:Northwind wrote:kaliil wrote:Nin Dhallinyaro Ah Oo Habeen Kaliya Isku Wakhti Goob Kuwada Mehersaday Afar Dumar Ah, Si Uu U Beeniyo Fikir Ay Ka Qabtay Haweenay Hore Oo Uu Qabay.
(Hadhwanaagnews) Friday, October 08, 2010
Saudi Arabia-(HWN)- Nin u dhashay dalka Boqortooyadda Saudi Arabia ayaa lagu soo waramayaa in uu habeen kaliya isku wakhti goob kuwada mehersaday Afar Dumar ah si uu u tuso khalad ay xaaskiisu ka gashay.
Ninkan oo ay da”diisu ahayf 25 jir, oo u waramayay todobaadkan aynu ku jirno Wargeyska maalinlaha ah ee ku soo baxa afka Carabiga ee lagu magacaabo Alwatan ee ka soo baxa dalka Saudi Arabia, ayaa sheegay in xaaskiisu ay si bahdilan ula hadli jirtay xilli walba kuna carin jirtay in aanu guursan karin oo aanay jirin gabadh wax ku falaysa oo yeelaysa in uu guursado.
“Waxaan in badan ka xumaaday hadalada meelka dhaca ah ee ka soo yeedhaya xaaskeyga, kuwaas oo aakhirkii igu kalifay in aan indhaheeda oo Shan ah tuso in aan guursan karo oo ay jiraan dumar badan oo u heelan guurkeyga, waanan ku guulaystay”, ayuu yidhi.
Waraysiga uu ninkani siiyay wargeyskan ayuu ku xusay in uu furay xaaskiisii hore maadaama uu habeen kaliya wada mehersaday Afar dumar ah, isaga oo ka dhawaajiyay in aanay Diinta Islaamku u ogolayn in uu Shan Dumar ah wada qabo.
Wargeyska Alwatan, waxa uu sheegay in Ninkani uu Afartan Dumar ah ee uu mehersaday uu ka bixiyay meher gaadhaya 78 Kun oo Dollarka Maraykanka ah, qorshihiisuna uu yahay in uu goob keliya ugu wada dhigo xaflad aroos oo kulmisa Afartiisa xaasba.
http://www.hadhwanaag.com/detail.asp?id=21482
Kaliil inaar waa sida aan is leeyahay adiguna aad samaysid! Ninkaasi raggeedii buu ahaa.
Good luck, ilaahay hakuu fududeeyo. New record ayaad samaynaysaa haddaad arrintaa ka dhabayso. Ilaa hadda 3 dumar ah oo isku goob lagu arrosay way jiraan laakiin Somalia weli 4 dumar ah oo isku habeen la aroosay lama maqal.
Haa ma jiraan! Oo rikoodh cusub ayay noqonaysaa, Afarta habrood ayaan kasoo xuli lahaa.
Waa HA, HY, HJ iyo HG.
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Is this a joke????
Northwind ma maqashay Nigeria waxa degen nin 86 dumar ah qaba. Muslim ayuu sheegtaa ninkaa 86 dumarka ah qabaa. Culimada Nigeria ayaa arrintaa ka xanaaqday oo isku dayday inay ninkaa dumarka badan ka furaan oo 4 keliya u reebaan laakiin dumarkiisii ayaa mudaharaaday oo sheegay inay raali ka yihiin inuu 86 dumarka ah wada qabo oo midna ogolayn ina ninkeeda laga furo markaas waa la iska daayay.
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Is this a joke????
Last edited by kaliil on Sun Oct 10, 2010 12:11 pm, edited 1 time in total.
- KingWaslawi
- SomaliNet Super

- Posts: 5296
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: Is this a joke????
HELWAA wrote:LiQaaye_TDH wrote:![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
@ Your Tiny D is on Life support
Helwa... Ninkan Northwind waa Nin HJ, his D waxa lagu Koriyay Hilib geel
Liqaaye,
Xabad ha ku eekaadu.
Helwa inabti miyaadan ogayn ninka ragga ah, waxba kuma filla! xabad xabad iyo waxaas lama tuso.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 474 Views
-
Last post by Jamaludeen
-
- 14 Replies
- 875 Views
-
Last post by Mizz Cleopatra
-
- 1 Replies
- 366 Views
-
Last post by Hard Candy
-
- 17 Replies
- 990 Views
-
Last post by Suga_
-
- 4 Replies
- 542 Views
-
Last post by gobdoon