President Siilaanyo sends Hambalyo to Melez Zenawi

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

President Siilaanyo sends Hambalyo to Melez Zenawi

Post by Siciid85 »


War-saxaafadeed: Madaxweyne Silaanyo Oo Hambalyo U Diray Raysal wasaaraha Ethiopia Mudane Melez Sanaawi
Hargeysa (OWN)Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) wuxuu Dhambaal Hambalyo ah u diray Raysal wasaaraha Ethiopia Mudane Melez Sanaawi oo uu ku Hambalyeeyey Doorashada Markale loo Doortay inuu ahaado Raysal Wasaaraha Waddanka Ethiopia.
Madaxweynuhu waxa uu Dhambaalkiisa ku yidhi Mudane Raysal wasaare Aniga oo la socday Shirwaynaha Xisbiga EPRDF kuna Bogaadinaaya Sida Sharafta iyo Qiimaha leh ee uu Xisbigu Shirka u qabsaday waxaa aan adiga iyo Shacabka aanu walaalaha nahay ee aanu Jaarka nahay ku Hambalyeynayaa Doorashada laguu Doortay Xilka Culus ee Raysal wasaaraha Ethiopia.
Dhambaalka Madaxeynuhu waxa uu si Cad ugu sheegay oo uu intaasi ku daray in ay Xukuumada Somaliland ka go’antahay isla markaana ay halkii ka sii wadi doonto kawada Shaqaynta Nabad gelyada iyo Xidhiidhka wanaagsan ee u dhexeeya labada wadan ee Ethiopia & Somaliland.
Madaxweynuhu waxa uu Dhambaalkiisan ku xusay kuna amaanay Dawlada Ethiopia dadaalka Naf hurka leh ee ay ka gasho Adkaynta nabad gelyada Mandaqadda iyo Gobolkaba.
Ugu danbayna Madaxweyne AXMED MAXAMED MAXAMUUD SILAANYO waxa uu Xukuumada Cusub ee Raysal wasaare Meles Zanaawi u rajeeyey Guul iyo in ay mustaqbalka Badhaadhe iyo Barwaaqo gaadhsiiso Shacabka reer Ethiopia.
AA MAHAD LEH
Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse )
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.

Oodweynenews.com/Hargeysa Office
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: President Siilaanyo sends Hambalyo to Melez Zenawi

Post by Cali_Gaab »

Not a big deal, meles did the same thing for Silaanyo. However, i thought the 'election' happened ages ago, wtf man :lol: :lol:
User avatar
EEGA9
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1906
Joined: Thu Jul 22, 2010 8:05 am

Re: President Siilaanyo sends Hambalyo to Melez Zenawi

Post by EEGA9 »

:lol:


Bulshit, Meles and Siilanyo are beefing.Only when Silanyo comes to Addis ababa and meets with Meles then Ilay in Jigjiga will we believe this :lol: :lol: :lol:

The real hambalyo is from Isaayas afwerki. :mrgreen:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: President Siilaanyo sends Hambalyo to Melez Zenawi

Post by Siciid85 »

Cali_Gaab, :lol: I think the ethiopian elections was way before about 5 months ago or something. nevertheless this proofs there is no beef between the Somaliland & Ethiopia adminstrations as some wished.
Last edited by Siciid85 on Sun Oct 10, 2010 3:48 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: President Siilaanyo sends Hambalyo to Melez Zenawi

Post by Cali_Gaab »

^ nah, this either proofs that our news sources are stupid or our president is :lol: :lol: :lol:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: President Siilaanyo sends Hambalyo to Melez Zenawi

Post by Siciid85 »

:lol: :lol: I just think the president delayed it and finally congrulated him. Siilaanyo wanted to take things slow and not in a rush that could also explain why.


Here is another one from Togaherer and numerous other websites.



Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD(SIILAANYO) wuxuu Dhambaal Hambalyo ah u diray Raysal wasaaraha Ethiopia Mudane Melez Sanaawi oo uu ku Hambalyeeyey Doorashada Markale loo Doortay inuu ahaado Raysal Wasaaraha Waddanka Ethiopia.

Madaxweynuhu waxa uu Dhambaalkiisa ku yidhi Mudane Raysal wasaare Aniga oo la socday Shirwaynaha Xisbiga EPRDF kuna Bogaadinaaya Sida Sharafta iyo Qiimaha leh ee uu Xisbigu Shirka u qabsaday waxaa aan adiga iyo Shacabka aanu walaalaha nahay ee aanu Jaarka nahay ku Hambalyeynayaa Doorashada laguu Doortay Xilka Culus ee Raysal wasaaraha Ethiopia.

Dhambaalka Madaxeynuhu waxa uu si Cad ugu sheegay oo uu intaasi ku daray in ay Xukuumada Somaliland ka go’antahay isla markaana ay halkii ka sii wadi doonto kawada Shaqaynta Nabad gelyada iyo Xidhiidhka wanaagsan ee u dhexeeya labada wadan ee Ethiopia &Somaliland.

Madaxweynuhu waxa uu Dhambaalkiisan ku xusay kuna amaanay Dawlada Ethiopia dadaalka Naf hurka leh ee ay ka gasho Adkaynta nabad gelyada Mandaqadda iyo Gobolkaba.

Ugu danbayna Madaxweyne AXMED MAXAMED MAXAMUUD SILAANYO waxa uu Xukuumada Cusub ee Raysal wasaare Meles Zanaawi u rajeeyey Guul iyo in ay mustaqbalka Badhaadhe iyo Barwaaqo gaadhsiiso Shacabka reer Ethiopia.

ALLAA MAHAD LEH

Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse )

Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.




http://www.togaherer.com/2010/10/09/mad ... -ethiopia/
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: President Siilaanyo sends Hambalyo to Melez Zenawi

Post by Siciid85 »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhambaal Hambalyo Ah U Diray Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Dib Loo Doortay
(Hadhwanaagnews) Saturday, October 09, 2010

Hargeysa (HWN)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Dhamaal hambalyo ah u diray Raysal Wasaaraha dalka Itoobiya Malas Zanawi, oo dib loogu soo doortay xilkiisa ka dib doorashooyinkii ka dhacay dalkaasi.


Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud [Siilaanyo]

Sidaasna waxa caawa faafisay Radio Hargeysa oo soo xiganaysay Wakaalada wararka Somaliland ee SOLNA, Madaxweynaha Somaliland wuxuu Raysul Wasaaraha Itoobiya ku bogaadiyay dib u doorashadii xisbigiisa EPRDF iyo sidii uu doorashooyinka dalkaasi uga qabtay.



Md. Axmed Maxamed Siilaanyo wuxuu Raysal Wasaare Malas Zanawi ku ku amaanay xidhiidhka Amni iyo Ganacsi ee ka dhaxeeya labada dal.



Madaxweynaha Somaliland wuxuu sheegay in Raysal Wasaaraha Itoobiya uu dedaal ugu jiro sidii loo adkayn lahaa nabadgelyada Geeska Afrika.


Weriye Cumar Maxamed Faarax
Hadhwanaag News/Hargeysa



http://hadhwanaag.com/detail.asp?id=21536
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: President Siilaanyo sends Hambalyo to Melez Zenawi

Post by grandpakhalif »

what? I thought Siilaanyo was showing the finger to Melez
User avatar
RuralMan08
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4512
Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
Location: His Royal Majesty

Re: President Siilaanyo sends Hambalyo to Melez Zenawi

Post by RuralMan08 »

Meles Zenawi: "Ethiopia will be the LAST country to recognise Somaliland"

If this is a friedn who needs enemies :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”