Page 1 of 1

waa ayo inan kan yaree la garaacay

Posted: Tue Oct 12, 2010 3:11 pm
by Keyse_0208
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: intuu garaacay garaacay garaacay ayuu dabadeedna xidhay :lol: :lol: :lol:

on the floooooor, respect this old man


Re: waa ayo inan kan yaree la garaacay

Posted: Tue Oct 12, 2010 3:14 pm
by HELWAA
Laguma dooran inaad dadka leyso :lol: :lol:

Re: waa ayo inan kan yaree la garaacay

Posted: Tue Oct 12, 2010 4:00 pm
by Cumar-Labasuul
:lol: :lol:

Re: waa ayo inan kan yaree la garaacay

Posted: Wed Oct 13, 2010 2:43 pm
by Mr_Alfaas
odayga:::::::ninka wariyaha garaacay garaacay mayarka lagu shegayo wa in laso xidha?

mid yar ba ka hoos leh ::::wa ninka dadka maamule

kulaha waar niyow hadalka,,,,,,yaad la hadlaysa ............funny wlaaahi. :lol: :lol:

keyse marki hore waxan islaha kan kamrada wata ayu laba ka taagaya lol. :lol:

Re: waa ayo inan kan yaree la garaacay

Posted: Wed Oct 13, 2010 4:35 pm
by Keyse_0208
Mr_Alfaas wrote:kulaha waar niyow hadalka,,,,,,yaad la hadlaysa ............
straight up xayraan weeye odaygani, gacmaha iyo bakoorada ayuu ku hadlayaa :lol: , toban jeer buu hadalka ku soo celceliyey

Re: waa ayo inan kan yaree la garaacay

Posted: Wed Oct 13, 2010 4:42 pm
by Mr_Alfaas
Keyse_0208 wrote:
Mr_Alfaas wrote:kulaha waar niyow hadalka,,,,,,yaad la hadlaysa ............
straight up xayraan weeye odaygani, gacmaha iyo bakoorada ayuu ku hadlayaa :lol: , toban jeer buu hadalka ku soo celceliyey
:lol: :lol:

Re: waa ayo inan kan yaree la garaacay

Posted: Wed Oct 13, 2010 5:02 pm
by Cumar-Labasuul
Maayorka ma wali jiciir baa?

Re: waa ayo inan kan yaree la garaacay

Posted: Thu Oct 14, 2010 1:45 pm
by Sakhraan
:lol:


hooyada was baan odhan lahaa.


Re: waa ayo inan kan yaree la garaacay

Posted: Thu Oct 14, 2010 3:21 pm
by Mr_Alfaas
Sakhraan wrote::lol:


hooyada was baan odhan lahaa.

:lol: :lol: that guy waaba funny mirqaanki ugu dnabeyey ayu ku jira