post funny somali jokes
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

Mid Ciyaal Xashiish Ah inta la istaajiye aa la dhahay naftaada ka hadal:
markasu yiri magaceyga waa Xasan waxan ahay cristan Shan Saladoodna wa
Dukadaaa waxan dhashay 1950 waxaana jiraa 28 sano dhalashadeyda waa
suudani laakin waxan heestaa passport japan ah waxan ku dhashay england gaar
ahaan magalada new york, waxaan aadaa Jaamacada Cairo ee u dhaw Kacbada.

- Navy9
- SomaliNet Super
- Posts: 6830
- Joined: Fri Jan 17, 2003 7:00 pm
- Location: United States of Aliens
Re: post funny somali jokes
I don't know funny somali jokes but do know funny egyptian joke
اتنين محششين بيتفرجو على مطش فالمزيع بيقول "دربكه فى الدفاع، دربكه فى خط الوسط، دربكه فى الهجوم، أوبااااا جوة الجون" فالمحشش قال لزميله "إظاهر ان دربكه ده لعيب ميه ميه"

اتنين محششين بيتفرجو على مطش فالمزيع بيقول "دربكه فى الدفاع، دربكه فى خط الوسط، دربكه فى الهجوم، أوبااااا جوة الجون" فالمحشش قال لزميله "إظاهر ان دربكه ده لعيب ميه ميه"
- afisoone
- SomaliNet Super
- Posts: 5509
- Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
- Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu
Re: post funny somali jokes
garoweboy wrote:Mid Ciyaal Xashiish Ah inta la istaajiye aa la dhahay naftaada ka hadal:
markasu yiri magaceyga waa Xasan waxan ahay cristan Shan Saladoodna wa
Dukadaaa waxan dhashay 1950 waxaana jiraa 28 sano dhalashadeyda waa
suudani laakin waxan heestaa passport japan ah waxan ku dhashay england gaar
ahaan magalada new york, waxaan aadaa Jaamacada Cairo ee u dhaw Kacbada.

Re: post funny somali jokes
translate that sxbNavy9 wrote:I don't know funny somali jokes but do know funny egyptian joke![]()
اتنين محششين بيتفرجو على مطش فالمزيع بيقول "دربكه فى الدفاع، دربكه فى خط الوسط، دربكه فى الهجوم، أوبااااا جوة الجون" فالمحشش قال لزميله "إظاهر ان دربكه ده لعيب ميه ميه"
-
- SomaliNet Super
- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: post funny somali jokes
Nin askari ah oo taliska booliska ilaaliya baa maalin shaqaddi laga waaye. Kolkaa maalinta dambe uu shaqadda yimid, waxaa la waydiiyey, "waryaa hebel waar shalay yaa ku fasaxey?" isaguna wuxu ugu jawaabay, "dee anigaa is fasaxey"
Maanta ninka waxa loo yaqaanaa 'is-fasax'
I know it's lame
Maanta ninka waxa loo yaqaanaa 'is-fasax'
I know it's lame

Re: post funny somali jokes
hahaCumar-Labasuul wrote:Nin askari ah oo taliska booliska ilaaliya baa maalin shaqaddi laga waaye. Kolkaa maalinta dambe uu shaqadda yimid, waxaa la waydiiyey, "waryaa hebel waar shalay yaa ku fasaxey?" isaguna wuxu ugu jawaabay, "dee anigaa is fasaxey"
Maanta ninka waxa loo yaqaanaa 'is-fasax'
I know it's lame

Re: post funny somali jokes
Xariif aa Feer Lagu Boobsiiyey, Marki LA Kala Qabtay Aa LA Dhahay Duqa Ninka Maxaa Iskaga Celin Weysay Feer U Nafta Kaaga Qaade; Kulahaa Lee Feerkiisa Lee Maa Arkeesay Hali Afkey Caydi Ka Baxeysay Ma maqleen Miyaa? Hoy Iga Tag Dhagoolayahow
this one had me rolling on the floorlol
this one had me rolling on the floorlol
- SultanOrder
- Posts: 21697
- Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
- Location: Peace!
Re: post funny somali jokes
garoweboy wrote:Xariif aa Feer Lagu Boobsiiyey, Marki LA Kala Qabtay Aa LA Dhahay Duqa Ninka Maxaa Iskaga Celin Weysay Feer U Nafta Kaaga Qaade; Kulahaa Lee Feerkiisa Lee Maa Arkeesay Hali Afkey Caydi Ka Baxeysay Ma maqleen Miyaa? Hoy Iga Tag Dhagoolayahow
this one had me rolling on the floorlol

- foolxume2005
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3705
- Joined: Fri Nov 26, 2004 3:30 pm
- Location: JIG_JIGA
- Contact:
Re: post funny somali jokes
Laba reer waqooyi ah oo lakala yiraa Ali iyo Abdi ayaa tagay Kismaayo, waxay maqli jireen kismaayo dadkaa lagu sirxaa oo xayawaan ayaa laga dhigayaaa. Jaad(khat)bay soo qaateen oo intay meelfariisteen ayuu sigaarkii ka go,ay Abdi baa yiri sigaar baan inoo dooni markuu baxay ayaa dameer agtooda marayay soo igalay albaabkii Ali baa yir (CABDOOW MA DURBA).
- ToughGong
- SomaliNet Super
- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: post funny somali jokes
Thia ain't a joke,it's the rants of a mad mangaroweboy wrote:Mid Ciyaal Xashiish Ah inta la istaajiye aa la dhahay naftaada ka hadal:
markasu yiri magaceyga waa Xasan waxan ahay cristan Shan Saladoodna wa
Dukadaaa waxan dhashay 1950 waxaana jiraa 28 sano dhalashadeyda waa
suudani laakin waxan heestaa passport japan ah waxan ku dhashay england gaar
ahaan magalada new york, waxaan aadaa Jaamacada Cairo ee u dhaw Kacbada.

- ciyaal_warta
- SomaliNet Super
- Posts: 9629
- Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
- Location: Hiiraan State of Somalia
Re: post funny somali jokes
xarfaan qaldan aa xarfaan reer xamar u martiyeey nooh markaaso markuu cunay lagu dhahay duqa fasaleeti u keenaa..odayga qaldan kulahaa"walaal wan dhargay fasaleeti ma cuni karo "

- ciyaal_warta
- SomaliNet Super
- Posts: 9629
- Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
- Location: Hiiraan State of Somalia
Re: post funny somali jokes
seemeyer wrote:Thia ain't a joke,it's the rants of a mad mangaroweboy wrote:Mid Ciyaal Xashiish Ah inta la istaajiye aa la dhahay naftaada ka hadal:
markasu yiri magaceyga waa Xasan waxan ahay cristan Shan Saladoodna wa
Dukadaaa waxan dhashay 1950 waxaana jiraa 28 sano dhalashadeyda waa
suudani laakin waxan heestaa passport japan ah waxan ku dhashay england gaar
ahaan magalada new york, waxaan aadaa Jaamacada Cairo ee u dhaw Kacbada.
adiga wax sheeg ama aamus ..sheekada wa funny ilaahey baa qaldan ka dhigay iyaataro aa wax u fahantaa maxaan ku sameyn karnaa sxbow

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2140
- Joined: Sat Aug 28, 2010 6:50 am
Re: post funny somali jokes
ciyaal_warta wrote:xarfaan qaldan aa xarfaan reer xamar u martiyeey nooh markaaso markuu cunay lagu dhahay duqa fasaleeti u keenaa..odayga qaldan kulahaa"walaal wan dhargay fasaleeti ma cuni karo "
![]()

- SultanOrder
- Posts: 21697
- Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
- Location: Peace!
Re: post funny somali jokes
Nin reer waqooyi ba tagay galbeedka adari iyo wuxuu ku so hoyday reer obo ah, markaa googashadii iyo wax kasta loo diyariyay ba la gu yidhi aboow rafow (seexo) haf intu yidhi oo dhulki ku riday buu yidhi walle ima rafanaysid uu baxsaday 

- ciyaal_warta
- SomaliNet Super
- Posts: 9629
- Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
- Location: Hiiraan State of Somalia
Re: post funny somali jokes
LivingToSucceed wrote:ciyaal_warta wrote:xarfaan qaldan aa xarfaan reer xamar u martiyeey nooh markaaso markuu cunay lagu dhahay duqa fasaleeti u keenaa..odayga qaldan kulahaa"walaal wan dhargay fasaleeti ma cuni karo "
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
xarfaan reer gaalkacyo aa bus soo koray nooh..markaasoo labo nin oo reer shabelle ak fadhiistay ayagoo geedka canabka sida loo abuuro markaasoo dhahay"geedka canabka marbaan kasoo dhacay kalxataas baa i jabtay " kuwi ree shabelle aa ku dhaheeen"duqa sug bo baabuurka wali gaalkacyo ma gaarin sxbow" sxbkisa aa ku jeestay waxoo dhahaay"an waaba yaawiyee reer gaalkacyoodka wax walbo ma kasaayaan"

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 767 Views
-
Last post by **weezy**
-
- 1 Replies
- 461 Views
-
Last post by Marques
-
- 10 Replies
- 892 Views
-
Last post by First Lady
-
- 10 Replies
- 794 Views
-
Last post by silver-spy
-
- 0 Replies
- 1510 Views
-
Last post by itsmelisa
-
- 7 Replies
- 827 Views
-
Last post by Muhammad bin Harti
-
- 35 Replies
- 1669 Views
-
Last post by HELWAA
-
- 7 Replies
- 6586 Views
-
Last post by Mr. Yungnfresh
-
- 2 Replies
- 695 Views
-
Last post by Caashaqa