Page 1 of 3
post funny somali jokes
Posted: Tue Oct 12, 2010 4:31 pm
by garoweboy
Mid Ciyaal Xashiish Ah inta la istaajiye aa la dhahay naftaada ka hadal:
markasu yiri magaceyga waa Xasan waxan ahay cristan Shan Saladoodna wa
Dukadaaa waxan dhashay 1950 waxaana jiraa 28 sano dhalashadeyda waa
suudani laakin waxan heestaa passport japan ah waxan ku dhashay england gaar
ahaan magalada new york, waxaan aadaa Jaamacada Cairo ee u dhaw Kacbada.
Re: post funny somali jokes
Posted: Tue Oct 12, 2010 4:50 pm
by Navy9
I don't know funny somali jokes but do know funny egyptian joke
اتنين محششين بيتفرجو على مطش فالمزيع بيقول "دربكه فى الدفاع، دربكه فى خط الوسط، دربكه فى الهجوم، أوبااااا جوة الجون" فالمحشش قال لزميله "إظاهر ان دربكه ده لعيب ميه ميه"
Re: post funny somali jokes
Posted: Tue Oct 12, 2010 4:54 pm
by afisoone
Re: post funny somali jokes
Posted: Tue Oct 12, 2010 4:58 pm
by garoweboy
Navy9 wrote:I don't know funny somali jokes but do know funny egyptian joke
اتنين محششين بيتفرجو على مطش فالمزيع بيقول "دربكه فى الدفاع، دربكه فى خط الوسط، دربكه فى الهجوم، أوبااااا جوة الجون" فالمحشش قال لزميله "إظاهر ان دربكه ده لعيب ميه ميه"
translate that sxb
Re: post funny somali jokes
Posted: Tue Oct 12, 2010 5:02 pm
by Cumar-Labasuul
Nin askari ah oo taliska booliska ilaaliya baa maalin shaqaddi laga waaye. Kolkaa maalinta dambe uu shaqadda yimid, waxaa la waydiiyey, "waryaa hebel waar shalay yaa ku fasaxey?" isaguna wuxu ugu jawaabay, "dee anigaa is fasaxey"
Maanta ninka waxa loo yaqaanaa 'is-fasax'
I know it's lame

Re: post funny somali jokes
Posted: Tue Oct 12, 2010 5:05 pm
by garoweboy
Cumar-Labasuul wrote:Nin askari ah oo taliska booliska ilaaliya baa maalin shaqaddi laga waaye. Kolkaa maalinta dambe uu shaqadda yimid, waxaa la waydiiyey, "waryaa hebel waar shalay yaa ku fasaxey?" isaguna wuxu ugu jawaabay, "dee anigaa is fasaxey"
Maanta ninka waxa loo yaqaanaa 'is-fasax'
I know it's lame

haha

Re: post funny somali jokes
Posted: Tue Oct 12, 2010 5:06 pm
by garoweboy
Xariif aa Feer Lagu Boobsiiyey, Marki LA Kala Qabtay Aa LA Dhahay Duqa Ninka Maxaa Iskaga Celin Weysay Feer U Nafta Kaaga Qaade; Kulahaa Lee Feerkiisa Lee Maa Arkeesay Hali Afkey Caydi Ka Baxeysay Ma maqleen Miyaa? Hoy Iga Tag Dhagoolayahow
this one had me rolling on the floorlol
Re: post funny somali jokes
Posted: Tue Oct 12, 2010 6:21 pm
by SultanOrder
Re: post funny somali jokes
Posted: Tue Oct 12, 2010 8:20 pm
by foolxume2005
Laba reer waqooyi ah oo lakala yiraa Ali iyo Abdi ayaa tagay Kismaayo, waxay maqli jireen kismaayo dadkaa lagu sirxaa oo xayawaan ayaa laga dhigayaaa. Jaad(khat)bay soo qaateen oo intay meelfariisteen ayuu sigaarkii ka go,ay Abdi baa yiri sigaar baan inoo dooni markuu baxay ayaa dameer agtooda marayay soo igalay albaabkii Ali baa yir (CABDOOW MA DURBA).
Re: post funny somali jokes
Posted: Tue Oct 12, 2010 9:41 pm
by ToughGong
garoweboy wrote:Mid Ciyaal Xashiish Ah inta la istaajiye aa la dhahay naftaada ka hadal:
markasu yiri magaceyga waa Xasan waxan ahay cristan Shan Saladoodna wa
Dukadaaa waxan dhashay 1950 waxaana jiraa 28 sano dhalashadeyda waa
suudani laakin waxan heestaa passport japan ah waxan ku dhashay england gaar
ahaan magalada new york, waxaan aadaa Jaamacada Cairo ee u dhaw Kacbada.
Thia ain't a joke,it's the rants of a mad man

Re: post funny somali jokes
Posted: Tue Oct 12, 2010 10:03 pm
by ciyaal_warta
xarfaan qaldan aa xarfaan reer xamar u martiyeey nooh markaaso markuu cunay lagu dhahay duqa fasaleeti u keenaa..odayga qaldan kulahaa"walaal wan dhargay fasaleeti ma cuni karo "

Re: post funny somali jokes
Posted: Tue Oct 12, 2010 10:05 pm
by ciyaal_warta
seemeyer wrote:garoweboy wrote:Mid Ciyaal Xashiish Ah inta la istaajiye aa la dhahay naftaada ka hadal:
markasu yiri magaceyga waa Xasan waxan ahay cristan Shan Saladoodna wa
Dukadaaa waxan dhashay 1950 waxaana jiraa 28 sano dhalashadeyda waa
suudani laakin waxan heestaa passport japan ah waxan ku dhashay england gaar
ahaan magalada new york, waxaan aadaa Jaamacada Cairo ee u dhaw Kacbada.
Thia ain't a joke,it's the rants of a mad man

adiga wax sheeg ama aamus ..sheekada wa funny ilaahey baa qaldan ka dhigay iyaataro aa wax u fahantaa maxaan ku sameyn karnaa sxbow

Re: post funny somali jokes
Posted: Tue Oct 12, 2010 10:12 pm
by LivingToSucceed
Re: post funny somali jokes
Posted: Tue Oct 12, 2010 10:17 pm
by SultanOrder
Nin reer waqooyi ba tagay galbeedka adari iyo wuxuu ku so hoyday reer obo ah, markaa googashadii iyo wax kasta loo diyariyay ba la gu yidhi aboow rafow (seexo) haf intu yidhi oo dhulki ku riday buu yidhi walle ima rafanaysid uu baxsaday

Re: post funny somali jokes
Posted: Tue Oct 12, 2010 10:19 pm
by ciyaal_warta
xarfaan reer gaalkacyo aa bus soo koray nooh..markaasoo labo nin oo reer shabelle ak fadhiistay ayagoo geedka canabka sida loo abuuro markaasoo dhahay"geedka canabka marbaan kasoo dhacay kalxataas baa i jabtay " kuwi ree shabelle aa ku dhaheeen"duqa sug bo baabuurka wali gaalkacyo ma gaarin sxbow" sxbkisa aa ku jeestay waxoo dhahaay"an waaba yaawiyee reer gaalkacyoodka wax walbo ma kasaayaan"
