S/ land police capture Ethio Alcohol smuglers head to bosaso

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

S/ land police capture Ethio Alcohol smuglers head to bosaso

Post by The_Emperior5 »

Boliiska Ceerigaabo Oo Qabtay Shixnad Khamri iyo Maxkamadda Gobolka Oo Xukuntay.
Ceerigaabo(OWN)- Boliiska Ceerigaabo ayaa subaxnimadii Salaasada waxay gudaha magaaladaasi ku qabteen shixnad maandooriyaha nooca loo yaqaanno Khamriga, kaasi oo isagoo ku jira caagadaha noocyada kala duwan ee biyaha macaan lagu iibiyo lagusoo qariyey kiintaallo ay ku jiraan midhaha la quuto ee Misirka loo yaqaanno. Waxayna sidoo kale boliisku halkaas ku qabteen laba nin oo sida la sheegay midkood yahay kii sitey maandooriyahan halka kan labaadna yahay ninkii gurigiisa lagu soo dejiyey oo labaduba u dhashay dalka Itoobiya. Waxana boliisku weli ku raad joogaan baabuurkii khamrigan keenay iyo ciddii kale ee arrintan lug ku lahayd.

“Saxaafadda Waxannu u sheegaynaa shalayto in aannu qabannay sagaal kiish oo Misir ah ayna ku jiraan Khamri dhan 116 caagadaha biya-saxada lagu soo shubay oo sida aannu warka ku helnay laga keenay Itoobiya laguna wadey dhinaca Boosaaso(Puntland)”. Sidaas wax yidhi Taliyaha Qaybta Boliiska Gobolk Sanaag C/risaaq Yuusuf Maxamuud (Casayr) oo saxaafadda la hadlayey.

Waxana taliyaha boliisku intaas kusii daray “Farsamada noocani waa mid innoo cusub oo aynaan hore u arag markaa shacabka (gaadiidleyda iyo bulshada kaleba) iyo ciidammada ku hawllan waxannu uga digaynaa in ay ka feejignaadaan oo mar kstaba ka taxaddiraan maandooriye noocan oo kale in loogu qariyo”.

Labada nin ee boliisku kusoo qabteen khamrigaas ayaa maxkamadda gobolka Sanaag/Ceerigaabo isla Arbacadii (shalayto) waxay ku riddey xukunno kala ah hal sano iyo badh ninkii keenay lagu xukumay iyo lix bilood oo ninkii gurigiisa la dhigay lagu xukumay. Waxana Khamrigaas maanta lagu gubey maxkamadda horteeda.

Dhinaca kalena iyadoo xilliyo hore oo noocan oo kale boliisku usoo qabteen maandooriyaha noocan oo kale ah islmarkaasna maxkamaddu xukunno kan oo kale ah ka gaadhey ayaa haddana mar kastaba tallaabada noocan oo kale ee boliisku qaadeen waxay wax badan ka tari doontaa ilaalinta iyo xakamaynta maandooriyayaasha khamrigu ka mid yahay ee laga ganacsado.

Oodweynenews.com/Ceerigaabo
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: S/ land police capture Ethio Alcohol smuglers head to bo

Post by The_Emperior5 »

Image

Image

Image
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: S/ land police capture Ethio Alcohol smuglers head to bo

Post by Goljano Lion »

Reer Puntland have become alcoholics, i think this is the third time they confiscated trucks loaded with Khamri, they should have let them pass to Garowe :lol: dhabyacuunka ha ka dhargaane
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: S/ land police capture Ethio Alcohol smuglers head to bo

Post by The_Emperior5 »

Futoole ba bahalka aad u caba ba la yidhi xabashi bu u dirsaday inay u keenan ceerigabo ba lugu qabtay talihaya cidamada sanaag ba qabtay :lol:
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: S/ land police capture Ethio Alcohol smuglers head to bo

Post by grandpakhalif »

Wallahi dadkaan Sh atam way uu bahanyihiin :lol:
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: S/ land police capture Ethio Alcohol smuglers head to bo

Post by Cali_Gaab »

Bintiland is the khamri headquarters of Somalia walee :lol: :lol:
senoritaa
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 543
Joined: Fri Oct 02, 2009 2:24 pm

Re: S/ land police capture Ethio Alcohol smuglers head to bo

Post by senoritaa »

:lol:

Well done somaliland police, saving majerteens from dambi and hangovers :lol:
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: S/ land police capture Ethio Alcohol smuglers head to bo

Post by Dhaga Bacayl »

Walee reer abtigay bahalkaa wax loo saar. Biyo kulul soo hubi....:lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: S/ land police capture Ethio Alcohol smuglers head to bo

Post by The_Emperior5 »

Dhaga Bacayl wrote:Walee reer abtigay bahalkaa wax loo saar. Biyo kulul soo hubi....:lol:

dhaga horta ya ku reer abti ah inadeeer, ma majeerteen ba ku dhalay
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: S/ land police capture Ethio Alcohol smuglers head to bo

Post by Dhaga Bacayl »

The_Emperior5 wrote:
Dhaga Bacayl wrote:Walee reer abtigay bahalkaa wax loo saar. Biyo kulul soo hubi....:lol:

dhaga horta ya ku reer abti ah inadeeer, ma majeerteen ba ku dhalay
My ayeeyo from my father side and my fathers ayeeyo are both from there.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: S/ land police capture Ethio Alcohol smuglers head to bo

Post by The_Emperior5 »

Then wa reer ayeeyda ,,, marka ya ku reer abti ah ,, reer Gadiiid iyo mj halkey isku arkeen :lol:
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: S/ land police capture Ethio Alcohol smuglers head to bo

Post by Dhaga Bacayl »

The_Emperior5 wrote:Then wa reer ayeeyda ,,, marka ya ku reer abti ah ,, reer Gadiiid iyo mj halkey isku arkeen :lol:
Waar anigu abtiyaday waa iska xageena hoosee..NUUX Is...weeyaane bal adu garo halkay majeerteen iyo reer gadiid madoob eiska so gaadheen not once, not twice butthree time inmy own family. Aabahay awoowgiina iyagaa dhalay.

waxaan ku idhi Mohamed mooge (AUN waxaa dhashay islkaan i edo ah. (aabo inaadeer ti ruma) laakiin walaashii qamar waa MAREEXAAN iyana caruurteedu waa reer gadiid ...carzy world isn't.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: S/ land police capture Ethio Alcohol smuglers head to bo

Post by The_Emperior5 »

Dhaga Bacayl wrote:

yeah i know that slaan reer gediid aya ina mooga dhashay oo slaanta marki danbe Merexaan ba guursaday , laakin hadana iyaduna waxay u dhaxday sacamduse loool

I don't know I know one place ayeeyda baad tidhi somaha , i can think of yemen cadan reer gediid in the begin 20 century wey dhoofi jireen cadan

No inaadeer waa the other way around. The mareexaan dude was first before Moge baban.

Qamar waxaa guursaday inaabtigeed oo abtigeed dhalay waxay dhashay Cadaawe, isna wuxuu guursaday inaatidii Yasmiin Maxamed mooge. they later got divorced.

BTW, anigu meel laysku arkay mooyane three generations in my father side are all have MJ mothers. We have zero connection though. The only time they come to visit is when they need money from xaajigaanu wax isku nahay eed garanayso. :down: :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: S/ land police capture Ethio Alcohol smuglers head to bo

Post by The_Emperior5 »

oo marka ina mooges ,,,Merexan sister is older then him

Lool i still dont get halkay isku barteen ayeeyda iyo awoowga :lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”