Paidmonk, lady-nass, Guhad and Abdalla
DON'T YOU FEEL LIKE CRYING because of Marexaan PM
Cry bitch
Moderator: Moderators
- Knight of Wisdom
- SomaliNet Super
- Posts: 6609
- Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
- Location: Eiffel Tower
Re: Cry bitch
Did you hear about the war between mrxn and mjs? mrxn threw the grenades, and mjs took out the pins and threw them back.
Re: Cry bitch
No one gives a s*** mate. I hope your uncle has a blast in licking shariif's dhaboo 

Re: Cry bitch
^^
I'm not a marehan, this is a great day for all somalis, both President and the PM are from the South. Puntland are corrupt, blood sucking leeaches.
The new PM must therefore provide full military and financial support to Ahlul-Sunnah, Jubbaland and SSC.

Maamulka SSC Oo Si Weyn U Taageerey Raisalwasaraha Cusub Soomaaliya
Ka dib markii Raisalwasaraha cusub ee dawlada kmg ah uu galabta si rasmi ah ugu dhawaaqay madaxweyne Shariif waxaa xarunta Gobolka Cayn ee magaalada Buhoodle Shir jaraa'id ku qabtey Masuuliyiinta Maamulka Sool,Sanaag & Cayn oo si aad u xeel dheer uga hadlay magaacabista Raisalwasaraha cusub.
Hogaanka SSC Dr Salebaan Ciise Kaar oo ay garbihiisa fadhiyeen qaar ka mid ah masuuliyiintiisa oo magacaabista Dr Maxamed Cabdilaahi Maxamed [ Farmajo ] ka hadlay ayaa sheegey inay maamul ahaan si weyn u taageersan yihiin Masuulka cusub ee xilkaasi loo magacaabay,waxaana uu Dr Salebaan Ciise Kaar sheegey inay aad ugu faraxsan yihiin in xilkaasi loo magacaabo Dr Farmaajo.
Hogaanka SSC Dr Xaglotoosiye waxaa uu sheegey inuu xilkaasi mudan yahay in loo magacaabo masuul aqoon leh isla markaasna soomaaliya wax u tari kara,waxaana uu sheegey inuu aad ugu faraxsan yahay in Raysalwasaare loo magacaabo Masuulkaas.
Sidoo kale waxaa halkaas ka hadlay ku xigeenka hogaanka SSC Col Cali Sabarey oo isna sheegey inay aad u soo dhaweynayan magacaabista Maxamed Cabdilaahi Maxamed,waxaana uu sheegey inay aad ugu farxeen markii ay maqleen in Dr Maxamed loo magacaabay xilkii Wasiirka kowaad ee dawlada kmg ah,waxaana uu sheegey inay la shageynayaan dawlada kmg ah kana mid yihiin.
Ugu dambeyntii shirkaas jaraa'id ee maqriibkii maanta ka dhacay xarunta madaxtooyada Buhoodle ee Maamulka SSC ayaa si weyn loogu taageerey Dr Maxamed Cabdilaahi Maxamed [ Farmaajo ],waxaana sidoo kale Magaalada Buhoodle Fagaarayaal badan oo ku yaala caawa isugu soo baxay boqolaal dad ah oo Ciyaar dhaqameed ku ciyaarayey.
Caydaruus Salebaan Kaahiye.
Buhoodle-Gedo-News

Puntland have no business having a say in our affairs. The South will rise again.
These guys did a great job.

These guys did a great job.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Cry bitch
i was so happy no punani finally koonfur men only

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 27 Replies
- 3325 Views
-
Last post by Westernized Xalimo
-
- 27 Replies
- 1631 Views
-
Last post by sexy-kitten
-
- 8 Replies
- 625 Views
-
Last post by Vaseline
-
- 25 Replies
- 2008 Views
-
Last post by Somalistan
-
- 13 Replies
- 1022 Views
-
Last post by Shirib
-
- 7 Replies
- 119 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 7 Replies
- 656 Views
-
Last post by Buzzy B_00
-
- 8 Replies
- 720 Views
-
Last post by nomadicwarlord
-
- 8 Replies
- 733 Views
-
Last post by $pana
-
- 26 Replies
- 1368 Views
-
Last post by zulaika