Beesha Sade held a large conference in Nairobi today.

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Beesha Sade held a large conference in Nairobi today.

Post by Voltage »

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Beesha Sade held a large conference in Nairobi today.

Post by Voltage »

Beesha Sade oo shir ballaaran ku yeelatay Nairobi

Beelweynta Sade ayaa galabta shir si heer sare ah loo soo agaasimay oo qaban-qaabadiisa ay lahaayeen ururka dhallinyarada qurbo-joogta Soomaaliyeed (SYDC) ku qabsatay magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya, kaasoo ay ka soo qeybgaleen mas’uuliyiin, odayaal dhaqameed, waxgarad, dhallinyarro, haween iyo dadweyne aad u fara badan oo boqolaal lagu qiyaasay.

Shirkan oo ujeedadiisa lagu sheegay taabo-gelinta iyo sida bulshadu qeyb uga qaadan karto abaabulka iyo qaban-qaabada maamulka Bartamaha Somalia oo guddi sare oo ka socday ay ka soo qeybgaleen ayaa Qur’aan Akhrin iyo isku dardaar warin kadib waxaa hadlay Dr Shaafici Aadan Ugaas oo ah dhakhtar caan ka ah gobolka Gedo, kaasoo ka sheegayey muhimadda ay bulsho kasta u leedahay midnimada, aqoonta, wadajir ahaanshaha, wuxuu Dr-ku aad ugu dheeraaday sida muddada burburka lagu jira ay saameynta ugu badan ku yeelatay beesha Sade oo buu yiri deegaanadeeda aanay laheyn maamul goboleedyo, taasuna ay tahay nasiib darro sida uu warka u dhigay.

Axmed Warsame Biixi oo ah xubin ka tirsan guddiga qaban-qaabada dowlad goboleedka Bartamaha Somalia (SCS) oo isna khudbad dheer ka jeediyey kulanka ayaa diiradda ku saaray sababihii kalifay markii horaba in loo qalab-qaato maamulkan, wuxuuna ka sheegay maskax ka dhalatay dad u dhashay beesha Sade oo gartay in deegaanadooda ay maamul yeeshaan.

”Howsha dowlad goboleedka waxay hindisihiisu bilaabatay bishii July ee 2009, Illaahay mahadiis bishii May 2010 kadib markii aanu u fadhinay shir saddex maalmood nooga socday Leicester aanu ku guuleysanay dhismaha guddiga”, ayuu yiri Axmed.

Wuxuu beeniyey warar ay warbaahinta qaar baahisay oo sheegayey in ay ka dhan yihiin maamul Ahlu-Sunna Wal-Jameeca ee gobolada dhexe, wuxuuna sheegay in taasi aanay waxbo ka jirin, isagoo Ahlu-Sunna uga mahad celiyey sida ay ammaanka iyo xasiloonida u sugeen.

Guddoomiyaha dhallinyarada qurbo-joogta Soomaaliyeed Faraax Cabdi Guuleed oo isna ka hadlay madasha ayaa hadalkan jeediyey.

”Wixii dowladda ku jira waa innaga beesha Sade, Ahlu-Sunna waa innaga, Al-Shabaab waa innaga, Xisbul-Islaam, haddii aan marka maamul yeelano waxaas oo dhami innagaa dantanada ka garaneyno”.

Suldaan Beyle oo kamid ah guddiga wacyi celinta Soomaaliyeed ayaa ka soo qeybgalayaasha shirka ku bogaadiyey in ay taageeraan wixii dan ah dalkooda, isagoo ku sifeeyey dowlad goboleedka Bartamaha Somalia qaban-qaabadeeda la wada mid wax ka tari doono gobolada uu huwan yahay magaciisa ayuu hadalkiisa ku soo dhameeyay Gudoomiyaha jaaliyada dhalinyarada Qurba joogta Kenya Faarax Cabdi Guuled.

Xiriiriyaha shirka ayaa markii dambe microphone-ka ku soo dhaweeyey guddoomiyaha guddiga qaban-qaabada dowlad goboleedka Bartamaha Somalia Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey) oo kadib markii uu ka sheekeeyey marxaladihii ay soo mareen muddadii ay wadeen howsha abaabulka sheegay in dowlad goboleedku yeelan doonto madaxweyne, ku xigeen, gole wasiir oo ka kooban 28-xubnood, baarlamaan dhan 51-rag iyo 10-dumar.

Mr Carabey wuxuu kaloo ku nuux-nuuxsaday in maamulka Bartamaha Somalia uu yeelan doono ciidamo gaarayo 1,000 oo ka koobnaan doono police, minishiibiya iyo asluub.

Deegaanada uu maamulku ka hirgelayo ayuu ku sheegay Caabudwaaq, Balanballe, Dhabad, Gelinsoor, Dhuuso-Mareeb iyo Xeraale.

Marka intaasoo qeybood la dhisay ayaa guddoomiyuhu sheegay in la bilaabi doono siyaasad dibadda ah oo gobolada la deriska ah maamulka iyo dalalkaba lala wadaagi doono, isagoo ka dhawaajiyey in taasu noqon doonto deris wanaag.

Khudbadaas oo aad u qiimo badneyd ayaa sababtay in mar qura howlka uu shirku ka socday ay isqabsato sacab iyo dhawaq taageero uu muujinayey maamulka Bartamaha Somalia.

Intii uu kulankan socday waxaa la soo bandhigay ruwaayad aad uga qoslisay ka qeybgalayaasha oo ka turjumay sida ay faa’iido u leedahay in dadku maamullo helaan, islamarkaana is-xukun la’aantu tahay wax aan bani’aadamku u cuntameyn.

Gabagabadii shirkaan ayaa waxaa dhamaan dadkii iskugu yimid la isku afgartay ama ay isku raaceen in maamulka ka jira gobalada Galgaduud ee Ahlu-Sunna waljameeca ay tageero siiyaan maamulkaan la doonayo in laga hirgaliyo gobalada dhexe oo ay ugu horeeyaan gobalada Galgaduud waxaana ugu danbeentii guddiga qaban-qaabadu ballamiyeen shirweyne kale oo beeshu isugu iman doonto, kanina wuxuu ku soo dhamaaday jawi wanaagsan.

 

C/laahi Axmed Nuur, Nairobi/Kenya.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Beesha Sade held a large conference in Nairobi today.

Post by The_Emperior5 »

Image


sade woman waba quruxlay eh :up: :D
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Beesha Sade held a large conference in Nairobi today.

Post by Voltage »

Beesha Sade is waking up and realizing the civil war slump has to end. 8-)
User avatar
Berke
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1499
Joined: Sat Sep 16, 2006 10:40 pm
Location: Saluda al campeón

Re: Beesha Sade held a large conference in Nairobi today.

Post by Berke »

emperior, why do reer waqooyi like women who bleach their skin? Don't you guys realize you are encouraging women to abuse their skin and risk their health? the number of times I have seen reer waqooyi dudes on this site praising women with wiji dambas ah leh maba xisaabi karo.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Beesha Sade held a large conference in Nairobi today.

Post by The_Emperior5 »

berke i dont like woman who bleach their skin, but it's a dissease ka yimi Djibouti
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Beesha Sade held a large conference in Nairobi today.

Post by Murax »

I'm not a fan of conferences outside of the Country
User avatar
Monk-of-Mogadishu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4962
Joined: Mon Oct 08, 2007 1:06 pm
Location: The thought of gemini07 and her family getting rich sends chills down my spine

Re: Beesha Sade held a large conference in Nairobi today.

Post by Monk-of-Mogadishu »

Berke wrote:emperior, why do reer waqooyi like women who bleach their skin? Don't you guys realize you are encouraging women to abuse their skin and risk their health? the number of times I have seen reer waqooyi dudes on this site praising women with wiji dambas ah leh maba xisaabi karo.
Reer Waqoyi have true Black man tastes; fat White women :mrgreen:

Anyway, congratulates to Marehan, hopefully they will form the second front against Hawiye dreams. :up:
User avatar
SultanOrder
Posts: 21697
Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
Location: Peace!

Re: Beesha Sade held a large conference in Nairobi today.

Post by SultanOrder »

^ Why do Mj's hate hawiye so much?

Great start :up:


Berke I was thinking the same thing, emperior has some obsession with this lighter women :?
User avatar
Monk-of-Mogadishu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4962
Joined: Mon Oct 08, 2007 1:06 pm
Location: The thought of gemini07 and her family getting rich sends chills down my spine

Re: Beesha Sade held a large conference in Nairobi today.

Post by Monk-of-Mogadishu »

Perfect_Order wrote:^ Why do Mj's hate hawiye so much?
Did you miss the audio that was released a few weeks ago, or possibly the time they attempted to exterminate us (and your people)? They may have cooled down on their Darood-extermination plans but they still have designs to drive MJs to the sea.

We don't hate them, in fact can you list one time in all of history an MJ leader attempted to wipe out Hawiye from Somalia - they genuinely attempted to kill us all, that's just nuts. We believe in order for Somalia to move on we must destroy these people entirely, and since we can't just destroy however million Hawiyes are on earth, we can at least de-fang them politically and slowly make them into 3rd class citizens who are unable to take part in Somalia's future hereafter.

We want a return of Somalia but they don't - so what do you do with obstacles that you simply can't walk around? You attempt to move them out of the way. I don't know which Somalia you have been paying attention to, but the one I've seen has demonstrated a Hawiye people who simply cannot see a Majerteen have an easy day, and so we must play our part and make sure we make them cry first. Its all it is, a competition to destroy a cancer to Somalia (Hawiye).
ShirShoore7
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 883
Joined: Fri May 21, 2004 7:00 pm
Location: Kismaayo

Re: Beesha Sade held a large conference in Nairobi today.

Post by ShirShoore7 »

carabey waa rageedii he's been working hard for this :up:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Beesha Sade held a large conference in Nairobi today.

Post by The_Emperior5 »

wayraa perfect i am not obsessed with light skin woman there are some hot dark skin girls to not to many but there are some , laakin qofkasta dookh bu leeyahay :lol:
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Beesha Sade held a large conference in Nairobi today.

Post by CoolPoisons »

Emperior the only Somali nigga that's been engaged for 4 years
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”