Ahlusunnah Invades & Shabab Invades
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Ahlusunnah Invades & Shabab Invades
He attacked an peaceful neutral maamul..
Ahlusunnah wal jamaacah must not support this, and if they do then they have left the straight path(from selfdefence, to aggression).
Wasaarada arimaha gudaha oo cambaareysay la wareegiddii Cadaado, WAR SAXAAFADEED
Friday, 15 October 2010 13:12 Read : 259 times
Waxaa Magaalada Cadaado oo Xarun u ah Maamul goboleedka XIMAN & XEEB duullaan ku qabsadey maliishiyaad ujeeddo siyaasadeed loo soo abaabulay, si ay u burburiyaan nabadgelyada iyo horumarka uu ku tallaabsadey maamulka halkaas ka jira.
Sida aan ku heleyno wararka halkaas naga soo gaaraya kooxda weerarka soo qaaddey waxa ay deegaanka ku laayeen dad shacab ah oo aan waxba galabsan. Waxaana weerarkaas ka horeeyay qal qal amni oo deegaankaas ka dahcay oo sababay in la qafaasho qaar ka mid ah shaqaalaha hay’adaha gargaarka.
Magaaladda Cadaado waxaa muddo 2 sano ah ka dhisnaa maamul ay dadka deegaanka iyo bulshada qurbaha ee deegaanka ka soo jeedda si wadajir ah u samaysteen waana nasiib darro in koox sheeganaysa Ahlu Sunna Wal-jameeca ay ku soo duullaan maamulkaas dadku samaystey burburiyaanna horumarkii ay bulshadu ku tillaabsatey si ay gool siyaasadeed ugu gaaraan.
Dawladda Soomaaliyeed sidii ay horey marar badan u sheegtey waa ay ka soo horjeedddaa duullaamada lagu qabsanayo deeggaanno amni iyo maamul ka jiro waxaana ay cambaareynaysaa weerarkaas xilkas darradda ah ee lagu qaadey magaalda Cadaado. Waxaana ugu baaqeynaa maliishiyaadkaas inay isaga baxaan Deegaankaas si shuruud la'aan ah.

Last edited by AhlulbaytSoldier on Fri Oct 15, 2010 10:11 am, edited 1 time in total.
Re: Warlord Abdishukri must be condemned
HutuKing01 wrote:He attacked an peaceful neutral maamul..Ahlusunnah wal jamaacah must not support this, and if they do then they have left the straight path(from selfdefence, to aggression).
agree
its totally wrong to do so
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Warlord Abdishukri must be condemned
Saleeban are warriors who wont stop until agression ends.
Abdi shukri is going to face the anger of an whole subclan.
Anyways it would have been better for them if they attacked xisbul shaytan in xarardheere.
Abdi shukri is going to face the anger of an whole subclan.

Anyways it would have been better for them if they attacked xisbul shaytan in xarardheere.
Re: Warlord Abdishukri must be condemned
Was he one of the warlords that were part of "Alliance for the Restoration of Peace and Counter-Terrorism"????
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Ahlusunnah Invades & Shabab Invades
War Deg Deg ah: Dagaal Culus oo ka socda Dhuusamareeb iyo Shabaabul Mujaahidiin oo gaadiid dagaal qabsaday. .
Friday, 15 October 2010 14:56 Maamulka Memo Hits: 62 . .War deg deg ah oo goordhaw nagasoo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galgaduud ayaa xaqiijinaya in dagaallo culus ka socdaan magaalada.
Taliska Ciidanka Milleteriga Shabaabul Mujaahidiin ayaa goordhaw noo xaqiijiyay in ciidankoodu gudaha u galeen magaalada si ay ugu aargudaan Haween Muslimaad ah oo maanta lagu gumaaday Cadaado.
Guutooyin katirsan Shabaabul Mujaahidiin ayaa ku takbiirsanaya xaafadda Siinaay ee magaalada Dhuusamareeb dhanka kalana dagaalka ayaa weli si xowliya uga socda wadooyinka gala Saldhigga Booliska iyo xarunta degmadaasi
Somalimemo kala soco wixii soo kordha
Friday, 15 October 2010 14:56 Maamulka Memo Hits: 62 . .War deg deg ah oo goordhaw nagasoo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galgaduud ayaa xaqiijinaya in dagaallo culus ka socdaan magaalada.
Taliska Ciidanka Milleteriga Shabaabul Mujaahidiin ayaa goordhaw noo xaqiijiyay in ciidankoodu gudaha u galeen magaalada si ay ugu aargudaan Haween Muslimaad ah oo maanta lagu gumaaday Cadaado.
Guutooyin katirsan Shabaabul Mujaahidiin ayaa ku takbiirsanaya xaafadda Siinaay ee magaalada Dhuusamareeb dhanka kalana dagaalka ayaa weli si xowliya uga socda wadooyinka gala Saldhigga Booliska iyo xarunta degmadaasi
Somalimemo kala soco wixii soo kordha
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Ahlusunnah Invades & Shabab Invades
Ahlusunnah captures Cadaado, Shabaab captures majority of Dhuusamareeb:
Al Shabaab oo la wareegay qeybo ka mid ah Magaaalada Dhuusamareeb.
Dhuusamareeb: (Sh. M. Network) Xarakada Mujaahiinta Al Shabaab ayaa waxaa ay la waregeen qeybo ka mid ah Magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Mudug ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljmaaca.
Dagaaalo xoogan oo u dhaxeeya ciidamo ka tirsan Xaraka Mujaahidiinta Al Shabaab iyo kuwa Culu maa’uydiinka Ahlu Sunna Waljamaaaca aya iminka waxaa ay si toos ah ugu socdaa Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta gobolka Galgaduud.
Dagaalka oo ka soo bilaawday deegaanka Mareergur ee duleedka Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa halkasi weerar ku soo qaaday ciidamao ka tirsan Al Shabaab kuwaasi oo u suurto gashay in ay deegaankaasi ka saaraan ciidamadii Ahlu Sunna.
Dagaalka oo xoogiiisa iminka ka socda bartamaha Magaalada Dhuusamareeeb waxaa inta badan Magaalada ay gacanta u gashay ciidamo ka tirsan Xarkad Mujaahidinta Al Shabaab oo iyagu weerarka ku soo qaday Magaaladaasi oo ay maamulyeen Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca.
Wixii War ah ee ku soo kordha kala soco Shabelle.net Hadii Alle Idmo.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Ahlusunnah Invades & Shabab Invades
Al shabaab is getting stronger by the day
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Ahlusunnah Invades & Shabab Invades
they are strong, but you must not forget this attack came a day after aswj captured cadaado. technically dhuusamareeb was defendless and easy to take.The_Emperior5 wrote:Al shabaab is getting stronger by the day
terrible miscalculation!
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Ahlusunnah Invades & Shabab Invades
Dont worry ahlu suna will be back in dhuuso mareeb , its just matter of time, The arabs promised the TFG lots of money but at the same time they spend lots of money on shabaab behind close doors 

- ciyaal_warta
- SomaliNet Super
- Posts: 9629
- Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
- Location: Hiiraan State of Somalia
Re: Ahlusunnah Invades & Shabab Invades
hutu
its payback for attackin a peaceful saleban region sxb...ahlul suna hadey lasoo heshiiyey abdi shukri haduu ilaahey garabkooda ka baxay walee
Empror
wa munaafaqada carabta wali ma arkin carab markaad u timaado sida inaad nabi tahay ku amaanay markaad baxdid sidii fircoon ku caynayo
culimadooda alshabab bey lacag siiyaan si xukumad somaliyeed u jirin sabata neh waxay u sheegaan inay xukumadaha yihin daaqut ..boqor ka sacuudiga markaad dhahdid daaqud maahan miyaa waxay ku leeyihiin xaakim faasid ah baa dhaama bilaa xukuumad

These Sufi groups made a grave mistake by abandoning DhuusaMareeb and heading to Cadaado. As it stands now, the Suufis and its affiliated groups were evicted in both Cadaado and Dhuusamareeb. Once the PM was selected, the new phase of the conflict is initiated.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Ahlusunnah Invades & Shabab Invades
udun wrote:These Sufi groups made a grave mistake by abandoning DhuusaMareeb and heading to Cadaado. As it stands now, the Suufis and its affiliated groups were evicted in both Cadaado and Dhuusamareeb. Once the PM was selected, the new phase of the conflict is initiated.
If i were them i would have focussed on how to clean ceelbuur, ceeldheer and masagawaa instead of attacking cadaado.
- Somali_Boqor
- SomaliNetizen
- Posts: 319
- Joined: Fri Jan 08, 2010 6:16 am
Re: Ahlusunnah Invades & Shabab Invades
they didnt leave dhusamereeb, cabdi shukr had his own forces that came from galkacyo. a few ahlu sunnah joined from cabudwaaq and area but no ahlu sunnah troops left dhusamareeb.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 5774
- Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
- Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.
Re: Ahlusunnah Invades & Shabab Invades
I whole heartily think that if a town, city, or a region has peace no matter who is ruling it, we should not support anyone who trying to disturb that peace
Re: Ahlusunnah Invades & Shabab Invades
Hutuking,HutuKing01 wrote:udun wrote:These Sufi groups made a grave mistake by abandoning DhuusaMareeb and heading to Cadaado. As it stands now, the Suufis and its affiliated groups were evicted in both Cadaado and Dhuusamareeb. Once the PM was selected, the new phase of the conflict is initiated.
If i were them i would have focussed on how to clean ceelbuur, ceeldheer and masagawaa instead of attacking cadaado.
It is not easy to clean the Shabaabs from ceelbuur, ceeldheer, and masagawaa. Those towns are Al-Shabaab heartland. Do you think Shiikh Yusuf Kabakutukade, Shiikh Cali Dheere and company will accept that? Besides, these Al-Shabaabs are now trained by professionals from Asia who were experienced in both geurilla and conventional conflict. AMISOM commander Gen. Nathan Mugisha, from Uganda, stated he needed 20,000 in Mogadishu and 50,000 troops in all Somalia in order to contain A-Shabaab. I doubt Ahlul-Sunnah and its affiliates can mount these numbers.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 598 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 5 Replies
- 758 Views
-
Last post by Young_Dave
-
- 4 Replies
- 662 Views
-
Last post by michael_ital
-
- 86 Replies
- 7969 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 66 Replies
- 1149 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 30 Replies
- 2018 Views
-
Last post by TheMadSheikh
-
- 4 Replies
- 582 Views
-
Last post by Twist
-
- 20 Replies
- 1942 Views
-
Last post by DANGIRL