shabaab removed from dhuusa mareeeb ahlu suna back in power
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
shabaab removed from dhuusa mareeeb ahlu suna back in power
Ciidamada Ahlu Suna Waljamaaca oo Dib Ula Wareegey Magaalada Dhuusamareeb Kadib Markii Shalay Ciidamada Al-Shabaab Ay Qabsadeen
GALGUDUUD(OWN)-Ciidamada Ahlu Suna Waljamaaca ayaa dib ula wareegay Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud Kadib markii ay shalay ka qabsadeen Ciidamada Al-Shabaab oo magaaladaa weerar kusoo qaaday,
Wararka ka imaanaya Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud iyo deegaanka Mareerguur oo shalay dagaalo xoogan ay ku dhexmareen ciidamada Ahlu Sunna iyo Kuwa Al Shabaab ayaa waxaa ay sheegayaan in xaaladda goobahaasi ay degantahay islamarkaana dib ay ula wareegeen gacan ku heyntooda Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca kadib markii halkaasi ay xalay isaga baxeen ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab.
Qaar ka mid ah dadka ku dhaqan magaalada Dhuusamareeb iyo Mareerguur ayaa waxaa sheegeen in saaka xaaladda Magaalooyinkaasi ay tahay mid degan islamarkaana ciidamo farabadan oo ah kuwa Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca lagu arkayo wadooyinka deegaanadaasi.
Dagaalkii shalay ka dhacay deegaanka Mareerguur ayaa waxaa la sheegay inay ku dhinteen ku dhawaad 10 ruux oo ka mid ahaa dadka deegaankaasi iyadoo wali aan si rasmi ah loo ogeyn qasaaraha soo kala gaadhay dhinacyadii dagaalamay,

- Shirib
- SomaliNet Super
- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: shabaab removed from dhuusa mareeeb ahlu suna back in po
I heard that Shabaab captured a couple of technicals and left the city. Ahlul Sunnah walked back into it, after Shabaab left. Looks more tactical than anything else. I expect fighting to resume sooner or later.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: shabaab removed from dhuusa mareeeb ahlu suna back in po
shirib this happens allot u know ahlu sunna captures dhuusa mareeeb a few days later alshabaab is back then again ahlu suna captures it back... this is not good for the people who live in dhuusa maraeeb.
- Shirib
- SomaliNet Super
- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: shabaab removed from dhuusa mareeeb ahlu suna back in po
yea I know, its bad for the locals, they need stability, constant fighting benefits no one. But I find this to be the beginning of something bigger.The_Emperior5 wrote:shirib this happens allot u know ahlu sunna captures dhuusa mareeeb a few days later alshabaab is back then again ahlu suna captures it back... this is not good for the people who live in dhuusa maraeeb.
Ahlul Sunnah also lost Cadaado, so it looks like everyone is back to square one, but knives are being sharpened, and I think something big is coming.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: shabaab removed from dhuusa mareeeb ahlu suna back in po
cadaado is in the hands of ximan and xeeb right ,, horta where is wax iyo waadi lool is that another habargedir district in galguduud,, if alshabaab is taking over dhuusa mareeb they need to hold it longer then 3 days
- Monk-of-Mogadishu
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4962
- Joined: Mon Oct 08, 2007 1:06 pm
- Location: The thought of gemini07 and her family getting rich sends chills down my spine
Re: shabaab removed from dhuusa mareeeb ahlu suna back in po
Wax iyo Waadi is a fake Abgaal state, it consists of 90% of southern Somalia.The_Emperior5 wrote:cadaado is in the hands of ximan and xeeb right ,, horta where is wax iyo waadi lool is that another habargedir district in galguduud,, if alshabaab is taking over dhuusa mareeb they need to hold it longer then 3 days

The only Habar Gidir who need a maamul now is Cayr.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: shabaab removed from dhuusa mareeeb ahlu suna back in po
Mujaahidiinta ASWJ rushing towards dhuusamareeb, when shabab heard about this news they fled
http://ashcariyah.com/wp-content/upload ... C03194.jpg
http://ashcariyah.com/wp-content/upload ... he-061.jpg
Shabaab must have though: Hell no, i wont die in dhuusamareeb today.
http://ashcariyah.com/wp-content/upload ... C03194.jpg
http://ashcariyah.com/wp-content/upload ... he-061.jpg
Shabaab must have though: Hell no, i wont die in dhuusamareeb today.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: shabaab removed from dhuusa mareeeb ahlu suna back in po
aslo saruur dont have a state and duduble eventhough they are not hg
- Berke
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1499
- Joined: Sat Sep 16, 2006 10:40 pm
- Location: Saluda al campeón
Re: shabaab removed from dhuusa mareeeb ahlu suna back in po
Al Shabab and Ahlu Sunna and their warlord militias used to fight over Beledweyn and not Dhuusamareeb. Ahlu Sunna looks like they are loosing territory if they are fighting with Al Shabab over Dhuusamareeb. The TFG and their sponsors are failing Ahlu Sunna big time. Ahlu Sunna is a willing fighting force that can put a huge pressure on Al SHabab if they received more funds from the TFG and the international community. At the moment they are only fighting to defend the cities they control so that their existence in Somalia is not completely eliminated.The_Emperior5 wrote:shirib this happens allot u know ahlu sunna captures dhuusa mareeeb a few days later alshabaab is back then again ahlu suna captures it back... this is not good for the people who live in dhuusa maraeeb.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: shabaab removed from dhuusa mareeeb ahlu suna back in po
Berke last 2 Months ago ahlu sunna wal jamaca said that they dont support the TFG any more , i think they are on their own heshiski way uga baxeen sharif. so now they are fighting shabaab with out any assitance from the TFG
- Berke
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1499
- Joined: Sat Sep 16, 2006 10:40 pm
- Location: Saluda al campeón
Re: shabaab removed from dhuusa mareeeb ahlu suna back in po
Yeah they did. The TFG promised them a lot of money but would not deliver. They needed some money to badly treat their wounded militia men and the TFG sent them $4000.The_Emperior5 wrote:Berke last 2 Months ago ahlu sunna wal jamaca said that they dont support the TFG any more , i think they are on their own heshiski way uga baxeen sharif. so now they are fighting shabaab with out any assitance from the TFG

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 19 Replies
- 1597 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 0 Replies
- 251 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 12 Replies
- 1243 Views
-
Last post by edleh
-
- 10 Replies
- 913 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 10 Replies
- 143 Views
-
Last post by Voltage
-
- 4 Replies
- 602 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 11 Replies
- 828 Views
-
Last post by snoop12
-
- 1 Replies
- 508 Views
-
Last post by Archerr
-
- 10 Replies
- 886 Views
-
Last post by zingii