Beesha Habar Jeclo On the Move Ones AGAIN (Towards EAST)

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Beesha Habar Jeclo On the Move Ones AGAIN (Towards EAST)

Post by LiQaaye_TDH »

Deegaanka lagu magacaabo hagoogane oo u dhaxeeya Xadhadhanka Iyo Qorulugud ayaa beesha Siilaanyo waxay ay halkaas ka wadaan deegaamayn iyaga oo ceelal iyo Baraago ka qoday.



Odayaal deegaanka Xadhadhanka ayaa ku baxay si ay arrintaas wax uga qabtan hasa yeeshee malayshiyo halkaasi ku sugnayd ayaa lagu soo waramayaa in ay rasaaseeyeen odayaasha halkaasi gaadhay.



Xaaladda ayaa kacsan iyada oo la qorshaynayo sidii halkaas loogu bixi lahaa si arrintaas wax looga qabto, maaha markii ugu horaysay oo beelaha bariga Burco dhul isku fidin bilaabaan ilaa qarnigii aynu ka soo gudubnay bilowgiisii si ay dhulka u baraageeyaan, hadda dhacdadan laga soo sheegayo deegaanka ku dhaw xadhadhanka, waxaana arrintan ka horaysay Galgal oo iyana xaaladeedu gaadhay isku ka dib markii beelaha bariga burco barkado ka qodeen deegaankaas markii danbena laga aasay.

Dhinaca Yeyle Iyo Xudun ayaa iyaguna Dhul isku fidin balaadhani muddooyinkii ugu danbeeyye ka socdeen.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Beesha Habar Jeclo On the Move Ones AGAIN (Towards EAST)

Post by LiQaaye_TDH »

Wararka ka imanaya Degaaanka Buuhoodle aya sheegay ino Muran ka bilowday Galbeedka Buuhoodle halkaas oo ay Beeshaa ka soo jeeda Magaalada Qorulugud bilaaben inay ka Qotaan Baraago, Degaankan oo ay Beesha hore ugu lahayd baraago fara badan, oo ay Haddana bilaaben inay Guryo Ka dhistaan, aya waxa ku gacansaydhay Beelaha Ka soo Jeeda Degaanka Bariga Buuhoodle ee Tageersan Maamulka argagaxisada ah ee SSC Xidhiidh'na la Leh Maamulka Puntiland.

Waxaaney Wararko sheegayan, in ay halkaas beryahan ka socotay Dib uu dhis lagu hagaajinayo, Baraago ay beesha reer guraagedo leeyahin, halkaas oo ayana la Damacsana in laga Taago Riig, madaama ay Magaalada Buuhoodle ay wax yar uu jirto, waxaano maamulka SSC ku tilmaamtay inay Tahay Dhulbalaadhsi ay wadaan Beelaha Ka soo Jeeda Habar jeclo, Mar aan La Xidhiidhnay Ganacsade Faarax Cilmi Barre oo Halkaas ka waday Mashaaric Horumarineed, waxu noo sheegay, inay ku soo duulen odayaal iyo Dhalinyaro wata Calano lagu xariiqay (SSC Of Somalia) waxaaney Odayaashi ku amreen inay Dumiyaan Baraagaha iyo Dhismayaasha ay wadaan, waxaaney noo sheegay Ganacsade Faarax Cilmi Barre, inay ay uu Qabteen 2 weeg, Ganacsade faarax aya sheegay inaaney ka yeelayn oo aanay Dhulkooda ka guureyn, halkaasna ay hadda ka wadaan Dhismo Badan, waxaano sheegay inay isla Goobtas ay Yimaaden Dhalinyaro fara Badan oo Ka soo jeeda Degaanka Qorulugud oo Xanaaqsan Halkaasna ka eryay Odayaashi Kuna Gubay Calan Buluug ah.

Dhinaca Kalena waxa laga soo waramaya in Muran ka jiro, Degaanada Yeyle Halkaas oo ay Dad ka soo jeeda Degaanka Caynabi Bilaaben inay ka Qotaan Baraago Banka Yeyle, Banka yeyle oo ah degaan hore ay iskugu dhaceen Labada Beelod oo sababtay dhimasho iyo dhaawac aya haddana Xaaldo kacsantahay.
User avatar
Berke
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1499
Joined: Sat Sep 16, 2006 10:40 pm
Location: Saluda al campeón

Re: Beesha Habar Jeclo On the Move Ones AGAIN (Towards EAST)

Post by Berke »

Maamulka argagaxisada ah ee SSC
That is some impartial reporting. :lol: All this article tells us is that HJ lives in dhul oomana ah oo lagu noolan karin.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Beesha Habar Jeclo On the Move Ones AGAIN (Towards EAST)

Post by The_Emperior5 »

Beesha habarjeclo :up: :D
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Beesha Habar Jeclo On the Move Ones AGAIN (Towards EAST)

Post by LiQaaye_TDH »

Berke wrote:
Maamulka argagaxisada ah ee SSC
That is some impartial reporting. :lol: All this article tells us is that HJ lives in dhul oomana ah oo lagu noolan karin.
HJ land is not enough that means, even thou we live in the largest Land in Somaliland we still need more land!!!
User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Re: Beesha Habar Jeclo On the Move Ones AGAIN (Towards EAST)

Post by Somalistan »

Aad ayaan usoo dhaweeyey warkan. :D
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Beesha Habar Jeclo On the Move Ones AGAIN (Towards EAST)

Post by udun »

Waar khiyaali ha isku maaweeliina. Waa iska caadi in reer miyigu meelahaas berkedo iyo waro isku dayaan inay ka qodaan, dabadeedna marla la isku qabto la baabi'iyo. Sannadka buuq noocan oo kale ahi waa dhacaa wax sidaas u weyna ma aha laakiin waa iska muuqataayoo waad isku maaweelinaysaan :lol:
User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Re: Beesha Habar Jeclo On the Move Ones AGAIN (Towards EAST)

Post by Somalistan »

Perhaps idoor soldiers nailing dhuloz chicks in Laaska is also a dream and maawelis :D .
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Beesha Habar Jeclo On the Move Ones AGAIN (Towards EAST)

Post by udun »

^No such things idiot but if you go that low, ma maqashay "adhi la laayaa adhi loo laayo ayuu leeyahay" waxaa yiri ninkii adhigiisa jaqluhu ka galay, haddaad qasato meelo badan baa lasoo qodayaa :idea:
User avatar
Monk-of-Mogadishu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4962
Joined: Mon Oct 08, 2007 1:06 pm
Location: The thought of gemini07 and her family getting rich sends chills down my spine

Re: Beesha Habar Jeclo On the Move Ones AGAIN (Towards EAST)

Post by Monk-of-Mogadishu »

Its unfortunate that our Waqoyi cousins are suffering from lack of land, we should all help them out. I have some space in my backyard for Habar Awal, there is also a bucket laying around they can use as a well. 8-)
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”