Hal ku dheg, dhaxal leh.

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

abdirisak22
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 495
Joined: Tue Aug 07, 2007 6:01 pm
Location: Buurdhuubo - greater Gedo region of Somali republic.

Hal ku dheg, dhaxal leh.

Post by abdirisak22 »

Garba niman aqoon xaajo tuu gallaba waa eexe.



Gabaygaan suuggaan yahankii curiyay iyo siduu ku baxay yaa ii faahfaahin kara?, aad ayaan ugu helay xigmadda uu xambaarsan yahay dhowr tuduc oo aan dhameystireyn ayaan ka maqlay waxaana igu maqaalo ah in nin Xaaji Ilko Dahab la oran jiray uu tiriyay mise cid kale ayaa loo aaneynayaa.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”