Somaliland deploys more troops to widh widh

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
AsadSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2899
Joined: Sun Mar 21, 2010 2:31 am
Location: Oodweyne

Somaliland deploys more troops to widh widh

Post by AsadSL »

Maamulka Somaliland oo ciidamo dheeraada keenay Degaanka Widhwidh.
Posted: October 9/2010, 2:09 pm

Waxaa buuhoodle laga soo sheegayaa in ciidamo aad u tiro badani soo buux dhaafiyeen magaalada soomaalidiidku haystaan ee widhwidh, dad la soo hadlay Buuhodle oo isticmaalayey taar ayaa buhoodle uga soo digay in laga yaabo in ciidamo Somaliland oo dheeraada ay aagaas yimaadeen.

Dadkale ayaa sheegay in aysan ku fool lahayn buhoodle ee ay doonayaan in ay jidgooye ku sameeyaan Xaglotoosiye oo saaxdheer wadatashi ugu tagay Ina Garaad Jaamac.

Dadka saadaalinayaa ayaa sheegaya in ay doonayaan in ay inta wadada hawdka xidhaan in ay markaasi kadib Saaxdheer u hareereeyaan kooxda isku magacowda SSC.
User avatar
AsadSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2899
Joined: Sun Mar 21, 2010 2:31 am
Location: Oodweyne

Re: Somaliland deploys more troops to widh widh

Post by AsadSL »

They will move into buhoodle soon. Where will the SSC leaders go?
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Somaliland deploys more troops to widh widh

Post by Executive »

Barkad will fight the invaders. This is probably 3 or 4th time they come to WidhWidh this year.

This news is suppose to be over a week ago? I haven't hear anything from WidhWidh
Last edited by Executive on Sun Oct 17, 2010 1:56 pm, edited 1 time in total.
User avatar
AsadSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2899
Joined: Sun Mar 21, 2010 2:31 am
Location: Oodweyne

Re: Somaliland deploys more troops to widh widh

Post by AsadSL »

lol whats barkad? Do you actually buhoodle can fight somaliland? Dont think because somaliland had left you alone for awhile that its a sign of weakness. We are coming, our business with founding from the west and elections are done.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Somaliland deploys more troops to widh widh

Post by The_Emperior5 »

dagaal ka fursan meyso securing the borders of somaliland
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Somaliland deploys more troops to widh widh

Post by hargaysaay »

Executive wrote:Barkad will fight the invaders. This is probably 3 or 4th time they come to WidhWidh this year.

This news is suppose to be over a week ago? I haven't hear anything from WidhWidh

what is barkad :D tolow ma barkad buyo u baahan baa haday u baahntey just hold on ciidamada somaliland baa idiin soo wadee biyo
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Somaliland deploys more troops to widh widh

Post by Executive »

AsadSL wrote:They will move into buhoodle soon. Where will the SSC leaders go?

the SSC leaders are in Sool


Horta you can think you you have the might of the United States or whatever, the fact is waaligeen wa joognay, waaligeen wa joogi doona. :mrgreen:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Somaliland deploys more troops to widh widh

Post by The_Emperior5 »

hargaysaay wrote:
Executive wrote:Barkad will fight the invaders. This is probably 3 or 4th time they come to WidhWidh this year.

This news is suppose to be over a week ago? I haven't hear anything from WidhWidh

what is barkad :D tolow ma barkad buyo u baahan baa haday u baahntey just hold on ciidamada somaliland baa idiin soo wadee biyo

Barkad subclan of dhulbahante also known as guleed garaad farax they live in the hawd region between sool and and buhoodle widhwidh and bali hadhac
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Somaliland deploys more troops to widh widh

Post by hargaysaay »

haa wan yaaby niyaw barkadan la sheegayo ee cidamada somaliland ku duulayaan baa iga yaabisay thanks for information
User avatar
AsadSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2899
Joined: Sun Mar 21, 2010 2:31 am
Location: Oodweyne

Re: Somaliland deploys more troops to widh widh

Post by AsadSL »

Executive wrote:
AsadSL wrote:They will move into buhoodle soon. Where will the SSC leaders go?

the SSC leaders are in Sool


Horta you can think you you have the might of the United States or whatever, the fact is waaligeen wa joognay, waaligeen wa joogi doona. :mrgreen:
No i dont think we have the might of the united states but i know we have more might then you nabadiids.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Somaliland deploys more troops to widh widh

Post by Siciid85 »

Emperior. Widhwidh will no longer be Barkad Garaad it will be Barkad Jibril - Sacad Yoonis. :up: :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Somaliland deploys more troops to widh widh

Post by The_Emperior5 »

Siciid85 wrote:Emperior. Widhwidh will no longer be Barkad Garaad it will be Barkad Jibril - Sacad Yoonis. :up: :lol:
:lol: :lol: :lol:
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Somaliland deploys more troops to widh widh

Post by KyrieJama »

Siciid85 wrote:Emperior. Widhwidh will no longer be Barkad Garaad it will be Barkad Jibril - Sacad Yoonis. :up: :lol:
Barkad aka Guleed Garad wa rag dadka iyaga oo nool cuna :twisted:
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Somaliland deploys more troops to widh widh

Post by Goljano Lion »

garad13 wrote:
Siciid85 wrote:Emperior. Widhwidh will no longer be Barkad Garaad it will be Barkad Jibril - Sacad Yoonis. :up: :lol:
Barkad aka Guleed Garad wa rag dadka iyaga oo nool cuna :twisted:
garad13
weligaa ma aragtay Buuhoodleh iyo meelaha u dhow horta?
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Somaliland deploys more troops to widh widh

Post by Keyse_0208 »

fuk these troops man, waligood widhwidh uun bey ku warwareegaan, fuk them
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”