Page 1 of 2
Resistance Ambush leaves 18 shabaabs dead
Posted: Mon Oct 18, 2010 10:58 am
by AhlulbaytSoldier
Weerar gaadmo ah oo gobolka Hiiraan loogu geystay Ciidamo ka tirsan Shabaab.
Maxaas: (Sh. M. Network) Kooxo hubaysan ayaa sida la sheegay wadada u galay islamarkaana gubay gaari ay saarnaayeen ciidamo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta AL Shabaab oo marayay inta u dhaxeysa Maxaas iyo Wabxo.
Sida Idaacada Shabelle ay u sheegeen qaar ka mid ah dadka deegaanka Dhisiqa-tiirka oo u dhaxeeya Degmada Maxaas iyo deegaanka Wabxo ee gobolada Hiiraan iyo Galgaduud, waxaa maanta kooxo hubaysan ay deegaankaasi ku gubeen gaari weyn oo ay la socdeen ciidamo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al shabaab kaasi oo la sheegay in uu anbaxay qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan islamarkaana uu ku sii jeeday degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaaduud.
Dadka deegaanka ayaa sheegay in kooxaha hubaysan gaarigaasi oo ciidamada saarnaa lagu qiyaasay in ka badan 20 askari ay la eegteen qoriga looyqaan sabanka taasi oo keentay in gaarigaasu uu halkaasi ku gubto, waxaana ay inoo sheegeen dadka deegaanku in weerarkaasi ay ka bad badeen labo askari oo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab.
Kooxahii falkaasi geystay ayaa la sheegay in durbadiiba ay goobta isaga baxsadeen, waxaana ilaa iyo hadda aan la ogeyn cidka ay ka tirsanaayeen kooxahaasi.
Majiro wax war ah oo ka soo baxay dhanka Maamulada Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ee gobolada Galgaduud iyo Hiiraan, oo ku aadan weerarka maanta ciidamadooda loogu geystay qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan.
TAKBIRRRRR
Re: Resistance Ambush leaves 18 shabaabs dead
Posted: Mon Oct 18, 2010 11:01 am
by udun
If the report is true, it may not be Suufis carrying out the attack but a drone striking this men where the Suufis are just claiming knowing that the attack did take place.
Re: Resistance Ambush leaves 18 shabaabs dead
Posted: Mon Oct 18, 2010 11:02 am
by AhlulbaytSoldier
udun wrote:If the report is true, it may not be Suufis acrrying out the attack but a drone striking this men where the Suufis are just claiming knowing that the attack did take place.
I see you cant read somali.
Re: Resistance Ambush leaves 18 shabaabs dead
Posted: Mon Oct 18, 2010 11:08 am
by ciyaal_warta
Re: Resistance Ambush leaves 18 shabaabs dead
Posted: Mon Oct 18, 2010 11:10 am
by ToughGong
udun wrote:If the report is true, it may not be Suufis acrrying out the attack but a drone striking this men where the Suufis are just claiming knowing that the attack did take place.
Weerar gaadmo ah oo gobolka Hiiraan loogu geystay Ciidamo ka tirsan Shabaab.
Gaadmo-Ambush no mention of drones
Re: Resistance Ambush leaves 18 shabaabs dead
Posted: Mon Oct 18, 2010 11:11 am
by Cirwaaq
Will you have jibis with that Shebab?

burn baby burn
Re: Resistance Ambush leaves 18 shabaabs dead
Posted: Mon Oct 18, 2010 11:11 am
by ciyaal_warta
Dagaalo lagu jilbo murxay oo saacado badan ka soconaya duleedka Beledweyn
Dagaalo saacado badan socday oo labo jeer ka qarxay duleedka magaalada Beledweyn ayaa halkaas ku dhex maray Ciidamo taabacsan Dowladda KMG oo gacan ka helaya Maleeshiyaad deegaanka ah iyo Xarakada Alshabaab oo difaacaneysa Beledweyn.
Dagaalka ayaa waabarigii saaka ka bilowday nawaaxiga Buurta Qowleed iyo Ceel gaal, kadib markii halkaas ay isku soo dhiriryeen Ciidamada Dowladda oo weerarka soo qaadya.
Wararka ayaa sheegaya in Shabaab laga soo saaray Ceel Gaal, haatan ay dib ugu soo gurteen Garoonka diyaaradaha ee Ugaas Khaliif oo u dhow magaalada Beledweyn.
Rasaasta la isu adeegsanayo oo ay ugu weyn yihiin Madaafiicda ayaa laga maqlayaa magaalada gudaheed, waxaana qeybo ka mid ka bilowday barakac.
Sidoo kale Ganacsatada magaalada ayaa iyana taxadar ka muujinaya dagaalka, iyagoo bilaabay in hantidooda meelaha qaar ay kala baxaan.
Dagaalka oo ah mid is bed bedelaya ayaa waxaa uu yahay mid labada dhinac ay jilbaha isugu laabteen, marka loo eego saacadaha badan ee uu socdo.
Qasaaraha ayaa ka sheegayaa inuu u badan yahay dhinacyada dagaalamaya oo ku sugan meelo cidlo oo howd leh, hase ahaatee waxaa la soo sheegayaa qoysas reer miyi ah oo soo gaaray qasaare kala duwan.
Hoyga wararka Somaliyed
http://www.Jowhar.com
Jowharcom@hotmail.com
Jowharcom@gmail.com
Re: Resistance Ambush leaves 18 shabaabs dead
Posted: Mon Oct 18, 2010 11:13 am
by udun
No mention of drones but I am just adding my analysis

Re: Resistance Ambush leaves 18 shabaabs dead
Posted: Mon Oct 18, 2010 11:15 am
by S-D-M
Sxb Alshabaab are here to stay. Just wait couple more days and you will hear different NEWS.
Title "Alshabaab oo lawaregay inta badan dhulka Somalia"
Re: Resistance Ambush leaves 18 shabaabs dead
Posted: Mon Oct 18, 2010 11:16 am
by ciyaal_warta
udun
the guyz misunderstood u man..war waxoo ula jeeday amey raga la duqeey ee ahlul subag iska camiranaayaan

Re: Resistance Ambush leaves 18 shabaabs dead
Posted: Mon Oct 18, 2010 11:17 am
by udun
ciyaal_warta wrote:udun
the guyz misunderstood u man..war waxoo ula jeeday amey raga la duqeey ee ahlul subag iska camiranaayaan

Yeah, that is what I meant

Re: Resistance Ambush leaves 18 shabaabs dead
Posted: Mon Oct 18, 2010 11:17 am
by AhlulbaytSoldier
udun wrote:No mention of drones but I am just adding my analysis

your analysis is bullcrapshit.
why would usa kill un-important shabab militia?
If abu mansur al amriki was amongst them, i would understand that.
Re: Resistance Ambush leaves 18 shabaabs dead
Posted: Mon Oct 18, 2010 11:18 am
by AhlulbaytSoldier
S-D-M wrote:Sxb Alshabaab are here to stay. Just wait couple more days and you will here different NEWS.
Title "Alshabaab oo lawaregay inta badan dhulka Somalia"
and this comes from a new convert to alshababism

Re: Resistance Ambush leaves 18 shabaabs dead
Posted: Mon Oct 18, 2010 11:22 am
by udun
HutuKing01 wrote:udun wrote:No mention of drones but I am just adding my analysis

your analysis is bullcrapshit.
why would usa kill un-important shabab militia?
If abu mansur al amriki was amongst them, i would understand that.
Walaalkay Hutuking, I think you are emotional here. Remember this, the funeral is going to the same home. The people who are dying are all Somalis. Between 1990s - 2006, it was clannish in nature and now it is ideological and the people who were dying in the 1990s, 2000s and still dying today are still Somalis. All of these wars are managed and they are designed to keep Somalia in stalemate. The day we get out of that stalemate is the day we understand the stalemate and who is bullying the strings behind the scene.

Re: Resistance Ambush leaves 18 shabaabs dead
Posted: Mon Oct 18, 2010 11:23 am
by AhlulbaytSoldier
I agree the somali-on-somali violence has to be stopped.
20 years is enough
