Ciidamo dheeri ah oo ka tirsan dowlada KMG ah oo soo buuxiyay Balad-xaawo
SN:Ciidamo aad u farabadan oo ku hubaysan gaadiidka dagaalka oo la sheegay inay xoojin u yihiin Ciidamada dowlada ee dhawaan qabsaday Degmada Baladxaawo ee Gobalka Gedo sida ay sheegayaan dadka deegaanka.
Wararka ayaa sheegaya in xalay ilaa saaka ay Balad-xaawo ay soo gaareen Ciidamada dowlada KMG ah iyo kuwa Ahlusunna oo dhawaan la wareegay gacan ku haynta Degmada Baladxaawo oo ka tirsan Gobalka Gedo.
Wariyaasha deegaankaas ku sugan ayaa sheegaya in ciidamada dowlada ay dhaq dhaqaaqyo ka wadaan Gobalka Gedo gaar ahaan deegaanada hoostaga Degmada Baladxaawo waxaana jira in dadka deegaanka ay muujinayaan Cabsi xoogan.
Si kastaba ha’ahaatee Ciidamada cusub ee soo gaaray Buulo Xaawo ayaa lagu waramayaa inay yihiin kuwo weerar ku ah Deegaano ka tirsan Gobalka Gedo ee koonfurta wadanka Soomaaliya
more ciidan arrive in Beled Hawo
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
- Garbo_Gedo
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1138
- Joined: Sun Mar 29, 2009 10:42 am
- Location: Gedo, Baladki Amiirada
Re: more ciidan arrive in Beled Hawo
My Reer Xasan room mate was speaking to his father this morning while we were at the living room, and what his father who is in Baledxawo told him was that there didn't happen any fighting within the city itself. He said that Shabaab went to the outside of the city to face Barre's group. The battle took place outside the city and now he said they haven't seen none of the two group inside the city as one group is residing one side of the outskirt of the city whereas the other resides the other outskirt.
Good conduct of both groups I must say, since they spared the lives of the innocent people, but what would've been even better is if they had handshake and saved us going back to the era of 1996.
There's no doubt, more ciidan means more marehan death and it's in no Marehan person's interest.
Good conduct of both groups I must say, since they spared the lives of the innocent people, but what would've been even better is if they had handshake and saved us going back to the era of 1996.
There's no doubt, more ciidan means more marehan death and it's in no Marehan person's interest.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 18 Replies
- 1398 Views
-
Last post by Smile-LiKe-SuN-RiSE
-
- 6 Replies
- 650 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 12 Replies
- 1106 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 3 Replies
- 673 Views
-
Last post by Garbo_Gedo
-
- 4 Replies
- 703 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 1 Replies
- 461 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 5 Replies
- 631 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 17 Replies
- 1310 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 42 Replies
- 2824 Views
-
Last post by James Dahl
-
- 2 Replies
- 535 Views
-
Last post by AwRastaale